site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Nin somali ah oo gabadh raadis ah

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Nin somali ah oo gabadh raadis ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed Somali

Saturday, October 21, 2000 - 11:06 pm
Waar dad golaha somalinet isugu yimaadow waxaa ku daashaan oo had iyo goor ka hadashaan siyaasad iyo qabyaalad. Anigu waxaan ahay nin waxaas aan marnaba gelin oo ka xishooda laakiin jecel somalinimada. Haddaba an idiin waramee waxan ahay anigu nin somaliyeed oo keli noole ah oo qurbaha deggan waxa iigu weyn oo dani iigu jirtaa, halka aad idinku siyaasadda iyo qabyaalada ku jirtaan, inaan sitekan ka barto gabadh soomaaliyeed.
haddaba gabdhaha somaliyeed ha ila soo xidhiidheen. Nimankana waxaan u sheegayaa haddaad gabadh ii siinaysaan dee i siiya gabadh oo aan xididno.
Waa salaamantihiin gabdho iyo ragba
Mohamed Somali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanuuniye

Sunday, October 22, 2000 - 02:04 am
Salaan ka dib
saaxiib waad soo khaldantay ee hadii aad rabto gabadh aad guursato waxaad tagtaa masaajidka kuugu dhaw ee aysomaalidu isugu yimaadaan,kadib marka salaada la tukado isdhex taag oo ku dhawaaq in aad rabto gabadh soomaliyeed oo aad guursato.
Nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 22, 2000 - 06:03 am
Mohamed Somali

Saaxiib, kalidaa maahan oo waxaa jira rag iyo dumar badan oo kula qaba dhibka.

Marka Mohamed Somali-yow waxaan kuu rajeynayaa in deg deg aad isku aragtaan oo aad isku fahamtahaan XAAWO TAAKO, ayadaba qurbaha baa cidla' iyo calool xumo ku heysataa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HUDA

Monday, December 25, 2000 - 05:07 pm
MAXAMED SOOMALI MA LEEFI TAQAANAA?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.