site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

USC iyo Dowladdii Sidaad Barre Yaa Danbi badan

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): USC iyo Dowladdii Sidaad Barre Yaa Danbi badan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdi Kuus

Sunday, October 22, 2000 - 04:16 am
Soomaliyeey mel walba waxaa la isku haystaa dowladii Afweynaa xumeed iyo USC aya xun ee adiga maxay kula tahay?

Aniga waxay ial tahay Danbiga waxaa badan dowladdii Sityaad Barre sababtoo dadkay cadaadin jirtay sababta USC meesha keentayna waa cadaadiska dowlada.

Dhinaca dhibaatada waxaa kun mar badan badan tan USC gaysatay.

Danbi Siyaad regime ayaa badan.
Dhibaato la taaban karo waxaa badan USC

Waa siday ila tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mudulood

Sunday, October 22, 2000 - 11:46 am
Maxamed Siyad Barre Allaha u naxariistee
waxaa uu ugu yaraan inoo suubiyey iskuul wuxuna
naga saaray jahligii iyo wax ma qoris la'aantii

USC maxay inoo tartay? Jaad, dhac, kaniini,
Kufsi, been & wax walba ayaanu ka dhaxalnay.

Saxxiboow runta aanu isu sheegno. Maxamed Siyaad
diktator wuu ahaa, afarika oo dhan ayaaba sidaa ku
dhisnayd balse yaanan la xaqirin!

Mudulood
:O

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

s mohamed

Sunday, October 22, 2000 - 12:56 pm
to abdi kuus

walaal laba arimadood oo aan lays bar bar dhiginkarin weeye. siyaad bare danbi ugaysay umada waxna wuu uqabtay inkastoo xiligii dheeraa oo xakunka hayey wax qabadkiisu yaraa haqdana somali inteeda badan waxay indhuhu ufurmeen intuu xafiiska joogay. laakiin waa sida laguu sheegay USC intii uu dhisay ayey dib ubur burisay. umadii somaliyeedna dawlad la aan ayey badaeen saa soo ay tahayna khaladkooda wali ma garowsan ilaa hada oo waa is la qumqnyihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

USP

Sunday, October 22, 2000 - 01:23 pm
Labadaba waxaa ka danbi badan SNM.Sababta oo ah danbiga dhul kala googayntu waa danbiga ugu weyn ee Qaran iyo wadan laga galo.Midda kale dagaalku lixbilood dabadeed wuu istaagay.SNM waxay soo faragalisay dagaalka Koonfureed.hub iyo hiil iyo hoo ayay kolba kan ugu qaska badan siinayeen .Mar hore ayuu dhammaan lahaa.Illaa hadda ayay ku dhex jiraan qaska.Dilkii Gen. Talan gacanta SNM kama maqna.Kuwa iyaga u adeega ee Xamar u jooga ,sida Caato ,ayaa dan jire u ah.Markaa waxaa ugu danbi badan SNM.Waxay ciyaaraan 'victom game'Qaxootigii iyo reer Koonfureedkii ay dileen xabaalahoodii ayay yiraahdaan waa dadkayagii la laayay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HASAN FARAS

Monday, October 23, 2000 - 04:50 am
HAWIYE DABAMADOOBE MARKA HORE LUGAHA ISKU DUWDA KADIBNA HADLA H

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/laahi

Monday, October 23, 2000 - 04:57 am
Cawaanka yiri alaha u naxariisto gaalkii afweyne ahaa goormuu aqliyeysat

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 23, 2000 - 04:58 am
USC AYAA DABNBI BADAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fahmi

Monday, October 23, 2000 - 05:00 am
Maxaa ka ogtahay inuu Siyad ahaa ikhwanu muslimiin bilihii u danbeeyey ee noloshiisa iyo in kale? Mida kale c/lahi hadaa diinledahay ogow in Allah adna ku cadaabi karo Siyadna janeyn karo.

Marka waxaa fiican in aan lagu dagdagin dadka gaaleysiintoda. Anigu ma jecli Siyaad iyo dowladiisii midna laakin shekadu markay aarkhiro tagto Allah in loo daayo ayaa wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/laahi

Monday, October 23, 2000 - 06:21 am
To Fahmi Walaal wax walba ilaah waa awoodaa hadana qofku muslinka ah haduu gaalooba xukunkiisu waa dil maxamed siyaadna si cad ayuu u beeneeyay suuratu alnisaa oo waan oran karnaa wxa uu ahaa gaal ee adigu ha u dhinac beelin gaal oo nabigaba waa looga digay adeerkii abii daalib igamana ahan inaan ku xad gudbayo hadii aan qaldanahay waa la isixi karaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, October 23, 2000 - 10:31 am
anigu waxaan qabaa in Dawladdii maxamed siyaad
barre wax ummadda soomaaliyeed u qabatay dhibna
u geysatay, balse dadka ka dhigay soomaaliya
inay dhacaan, dilaan kufsadaan xitaa qabiilkii
ay ka dhasheen, lana baxay fiilooyinkii korontada
ama tuubooyinkii biyaha bililiqaystayna Wershedihi
ugu qiimaha badnaa wadanka ama wax kasta oo ay
soomaaliya lahayd, dawladdii siyaad iyo USC laba
lays barbardhigi karo ma aha saaxiibyaal waa
haddaad run doonaysaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAlMUDULOOD

Monday, October 23, 2000 - 01:54 pm
To: Mudulood.
Waa yaab in maanta daaroootkii ay sheegtaan magac mudulood, waraa adigoo daarooot qaxooti ah, miyaad isticmaalee magac muduloood war inaadan mudulood shuqul kulahayn afkaaga cagaarayn ayay ka muuqataa. war hoy noo daa magacayna hadii kale waa ku tumaa inta kuugu imaado bari iyo baadiyaha aad ku nooshahay..
tankale hadii aan ka jawaabo su,aasha kor ku qoran.

USC$Siyaacd wax isu dhow ama laysku qiyaasi karo ma,aha waxaa danbi badanaa Siyaad war maninkii quraanka diiday ee yiri waa bedelnay, jaahil waa hubow daarooot yahay.
USC waxay naga dulqaadeen qurunkii iyo xaq daradii
lagu hayay ummada soomaaliyeed yaa xureeryay hargaysa iyo berbera? jawaabto waa USC.
Waa sax USC qalad waa galeen laakin ma u dhawo kii gumaystaha.. tankale Siyaad intaas oo qof ayaa ku dhintay amarkiisa. USC wax madilin ee dadka waxaa dhibay dad yar oo mooryaan ah oo aan cidna ka amar qaadan,,,, USC waxay nagaarsiiyeen nolol fiican iyo in faqashta wadan lagu xoreeyo ee xitaa xuduudka laga saaro. kadiban dib laysugu keeno ummada soomaaliyeed ee lakale dilay waa tan aan maanta wadnee... United Somali Congres, Guul Guul

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GAALKACAYO

Monday, October 23, 2000 - 02:48 pm
this is not question.

USC=FAQASH URAYSA

USC DANBI MOOOYEE MAXAY QABTEEN?

MARKA GROUP AMA ORGANIZATION LA QIIMAYNAYO
XUMAHA IYO SAMAHA AYAA LA ISU MIISAAMAA


USC XUME MOOYEE SAME MAXAY QABTEEN

THE ANSWER IS ZERO

SO PLEASE GIVE ME A BRAKE .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jilicow

Monday, October 23, 2000 - 04:00 pm
Mudulood waxaa ugu caqli badan Qanyare iyo Musue Suudi Yalaxoow sbabtoo eh si fiicaney u diiden dowlada maqrsarka ee ceer.

Real Mudulood - walaahi caqliloow aa tahay igaarkey adi qaxooti ma tihidoo? Tan kale Xamar xaan ka nahay maanta? habargidiraa dhaqalihi dhan boobtee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARTAAG

Monday, October 23, 2000 - 08:41 pm
to:realmudulood. adiga naftaada aa qaxooti ah oo hada goofka ku nool hada intee xamarka joogtaa ma taqaan,walaaho kaawadii aad dhagax ka jabinee ee horta adiga intee leedahay aniga dhulkaygii waa ii xore tan kale ma og tahay in aniga iyo adiga sidaan mardanbe isku aragno inay adag tahay, hadaan ka jawaabo su,aasha usc iyo dowladii maxamed siyaad bare ala-ha u naxariistee janadiina ha ka waraabiyee wax la is barbar dhigi karo maha ee runta yaan laga fogaan,aniga waxaan la yaabaa siday dadka u jiran yihiin,sidaas u jiranaada oo isu cuna marka su,aal la idin waydiiyo maxaad inta xun uga soo qaadataan aniga wax igu cusub maha oo soomali waan aqaan ee meeshaas ka sii wada nabadeey,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 23, 2000 - 10:03 pm
anigu waxaan aaminsanahay in haddii la wada hadlo
la keeni karo maxkabado kuwii siyaad bare
u shaqeynayay iyo kuwa tobankii sano ee la soo
dhaafay dadka rafaadshey siday u kala danbi badan
yahiin kiisaskooda.OGAADA MIDNA MID MA DHAAMA
DHAMAAN WALAALAHEEN BAY DILEEN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

USC

Monday, October 23, 2000 - 10:57 pm
jabhad waxaa la barbardhigaa jabhad kale, dowladna , dowlad kale, qabiilna waxaa la barbar dhigaa qabiil kale. marka saaxiib su,aashaadu ma turxaan baxsana.
USC Vs SSDF or SNM
SIYAAD BARRE Vs AADAN CADDE
HAWIYE Vs DAAROOD,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Tuesday, October 24, 2000 - 01:10 am
SSDF ama SNM midna ma sameyn wixii usc sameysay
saaxiib haddaad run doonayso haddaad been donayso
raadi qof beenta kula wad-wada waad helaysaaye.
ssdf iyo snm wax way dileen waxna way badbaadiyeen
wax may bililiqaysan, ma kufsan, laakiin usc
soomaaliya xumaan mooyee wanaag uma reebin aaway
wershidihii dalka ee qiimaha lahaa waxaad ka
iibiseen kenya, aaway wax kasta oo qiimaha lahaa
oo soomaliya lahayd waad bililiqaysateen waxaadna
u iibgeyseen dalalka carabta iyo africada bari,
taariikhduna ma aha mid wax ilaawaysa, waxaan
tegay somalia wakhtiyo kala duwan mana arag meel
ka liidata dhulkii usc ka talinaysay gaar xamar
oo dib u dhacday in ka badan laba boqol oo sano.
markaa aan su,aal waydiiyee usc ama dadka raacsan
saaxiibayaal maxaad sidaas ugu fiiqateen magaala
madaxdii wadanka oo ah maanta qabuuro ama xabaalo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boocame

Tuesday, October 24, 2000 - 09:20 am
Hawiye siyaasad ma yaqaan:

"Aduunka Nafato aan ka codsaynaa!"
Cali Mahdi ayaa aduunka ka codsaday!.

"Dowladaanu waxay noqonaysaa mid salballaaran!!"
Ayuu yiri Caydiid 'The black Hitler'!

"Xaan u sheegeynaa, shacabkii nasoo doortay"
Sidaana waxaa yiri ina Caydiid 'Little Gorilla'

"Annuugu ayraborka anyaa xukuma, carakaawo ku degsaday ee
xaa iga rabtiin, anba idin ma labinee"

sidaa waxaan yiri Muuse Yalaxoow "the mad cow"

Waxaa laga yaabaa in markan C/Qasim idin samata baxsho.

PS. C/Qasim waxaa lagu soo tababaray dowladdii Maxamed Siyaad Barre (Allaha ha unaxariistee)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siigale

Tuesday, October 24, 2000 - 12:41 pm
To false Mudulood,

Wasaq Darood dhilo keentay. Waryaa USC afkaaga urka baddan ee wecellada Darood ha ku soo taagin. Bastard, dameryahow. Maxaa tihiin Hawiye la'aantiis. Haddana u dhaqma sidii weligiin la idinku yiqiin ee gata naagahiina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SNA

Tuesday, October 24, 2000 - 01:08 pm
Siigaale - Ceeb nin wax fiican sheega iska dhigaysaa lakin qofkii akhriya qoraalkaada wuxuu u maleena ain hawiye dhan sidaada camal u caqli xunyahay. Soomaliyeey raali ka noqda mooryaankan yar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REALMUDULOOD

Tuesday, October 24, 2000 - 02:16 pm
Waa yaab: maanta waxaan arkaynaa daarookii oo isku magacaabaya magacyadii Hawiyaha waa yaab ee wuxu gunimo badanaa, bal u fiirso ninka isku magacaabay [Jilicow] fiiri waxa uu qoray in uu yahay neef waynaaday, wuxuu yire mudulood waxaa u aqli badan Qanyare iyo Suudi, duf ku baxa ee wuxu aqli yaraa
war hoy Qanyare waa nin Murudase ah not mudulood.
waxaa layiri tuug laqabtay talo maleh.
waxaan arkaa maalin walba daaroodkii oo isku magacaabay: Jilicow, Xaayow, USC, SNA,iyo wax la mid ah. war hoy xishooday waxyahow qaxootiga ah.
Tan kale hadii aan ka jawaabo su,aasha
USC via Siyaad, waxaa fiican USC .
Tankale mid kan leh USC waxay lamid tahay :
SSDF iyo SNM sxb waa caytamee!!!
waa iga su,aale xay gooyaan xaysa galaan ssdf iyo snm the answer is nothing.. waaba waxaa aan jirin oo kale bal fiiri taariiqda soomaaliya:
24/1/91 markii aan wadanka ka saarnay faqashtii iyo duligii, maalintaas Hargaysa iyo berbera waxaa joogay ciidamadii afwayne, su,aal xagee jireen snm
hawdka ayay ku jireen ee markii aan u xuraynay wadanka ayay soo galeen.. remember taas waxaa daliil u ah qudbadii uu jeediyay Cumar Carte Qaalib, oo ahayd Ciidamadu ha isu dhiibaano jabhadaha hubaysan taas waxay noo sheegee in jabhada iidoorku ay juqda ku jireen ilaa aan wadanka ka saarno faqashta...
how about SSDF yaaba yaqaan xagee ka dagaalameen yaysa ladagaalameen, yaab yaab waa uun afka ka sheeg oo qura, SSDF waxay ka mid ahaayeen dadkii
Jen. Caydii uu ku shubay wadanka Kenya iyaguu mad-madow badan yaa yaab taariiqba maleh...
Tankale ninkaan leh dhulkaygu waa xur xagee ku yaal dhul daaroot weligii waxaad sheega jirteen Kismaanyo hadana anagaa gacanta ku hayna..

FAD AMA HA FADIN WAXAA TAHAY MAATO HAWIYE XAKUMO..
XAMAR AYAGAA KAA SAARAY HADANA AYAGAA KU SOO CELIHAA IF THEY WANT TO....
IDOORKA ISAAAQA WAXAAN ORANLAHAAY XASUUSO HEESTII
UU FANAANKA CAANKA AH QAADAY 1/25/91:
XEEBTII BEBERA IYOOO XUDUNTII HARGAYSA
LAXURAY KISMAANYOO KISMAANYOO
XABASHADII IYO XASHAFKOODI WAA WAA LAGAXOROOBEE
..............................................
HAWIYE GUUL GUUL GUUL WELIGIIN XAKUMA DOQONTA DAAROOT EE HABAWGAA OON DALBA LAHAYN..
TO ALL DAAROOT HADII XITAA AAD ISTICMAASHO MAGACYADA HAWIYE STILL WE KNOW IGNORANT PPL.

BYE BYE .REALMUDULOOOD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

run kahadal

Friday, October 27, 2000 - 12:40 pm
to real mudulood

walaal waa runtaa oo xamar waan ka saaray
kaligii talihii siyaad bare laakiin
dib ulaabo oo fiiri inta xun oo aynu samaynay
oo aan siyaad bare samayn , maan xamar waxaa loo yaqaan tuulada soomaliya ugu wayn uguna qashinka iyo maamulka daran , taasna waxaa ka dhigay mooryaanteena marka aan gar qaadano wadanka inagaa ku xaaraye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fartaag

Saturday, October 28, 2000 - 08:46 pm
run-kahadal,aad ayaad ugu mahadsan tahay sida raganimada leh ee aad wax u tustay jaahilka real-mudulood,tankale real-mudulood adiga sidaad u hadlayso waxaa lagu moodaa inaad diin faafinayso ee horta naso,tankale aaway dalkii nalkoo shidan ayaa lagaaga soo tagaye,tankale kismaayo adiga mudulood ah miyaa jooga yaa u faanee anigaa ka fiirso,horta nin raga noqo oo naftaada waxaysan qabin ha dhihin waan qabaa,aniga waxaan kuu sheegayaa waxaad cuntay iyo waxaad dudumisay labadaba rag adigoo kale ah ayaa dhisaye bal dumisaye bal bililiqaysataye adigu dhulkaaga dhiso oo dadkaaga wax u qabo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALASEEY

Thursday, January 18, 2001 - 07:00 am
KU ABDULAHI:
WARYAA WASAQYAHOOW ADIGAA KA DOQONSAN INTII LA DOOONO WARYAA SIDAADKU KEENTEY IN AAD CEYSID QOF DHINTEY OO MAANTA KAA HOOSEEYA ILAAH KUUMA GARGAAREE DIINTA AQRISO NAJISHAYOOW AFKA XUN.
KU KII HAWIYE CAAYEY MEL XUN KA BAX.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.