site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa Dhul-bahante laga rabaa ma waxaa loo diidanyahay huru marka iyo Somali wax la qaybsiga

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Maxaa Dhul-bahante laga rabaa ma waxaa loo diidanyahay huru marka iyo Somali wax la qaybsiga
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Jamac siyaad

Sunday, October 22, 2000 - 10:31 am
Anigu waxaan ahey Dhul-bahante waxaan idin waydiinayaa inaan ogaado sababta Dhul-bahante mar walbe loo caayo waayo Dhul-bahante waa qabiilada Somaliya ugu waa weyn uguna aqoonta badan uguna dagaalka badan ,waayo Dhul-bahante waxey leeyihiin lix Garaad,hal Ugaas,hal Boqor,hal Suldaan Somalida inteeda kale ma leh waxuuna degaa laga soo bilaabo Ceerigaabo ilaa Wardheer waayo anagaa Ugaadeen kaga guuleysaney kursigii baarlamaanka ee wardheer.Dhulka aanu degnaa waa todoba boqol oo kilo metre cidina nalama degto mida kale somali markey isu timaado waxaan dawlada ka helaa kuraasta ugu wanaagsan ,Dawladii siyaad bare waxaanu laheyn 29 Ambasidor somali wax lahaa ma jirin markaa walaalayaa nin la caayey waa nin raga waxaa ka xun nimaan lama aqoon.mida kale anaga somali ayaa na aaminsan xag dagaal,aqoon,kalsooni iyo somalinimo markaa iska ceytama somaliyana anagaa hogaamineyna ee ninkii somaaliya rajo ka qabow ha ceytamin yaanu Dhul-bahante somaliya kugu xirine,waan ka baxey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g

Sunday, October 22, 2000 - 10:42 am
War bal joog armaad idoor tahay raba inuu isku kayo diro ogaden iyo dhulos .ogaden waa walaalahayo waxba kamanu qadin ee iygaa na siiyay kuraasta madama ay yihiin qabiilka ugu badan ee somali ah ee dega ithopia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUREY

Sunday, October 22, 2000 - 11:55 am
HAVE A PATIENCE WIIL JAMAC SIYAD..THIS IS JUST BEGINNING OF POINTING OUT THE ALL BAD THINGS ABOUT DHULBAHANTE AND NO ONE IS GOING TO MENTION THE GOOD THINGS ABOUT DHULBAHANTE..YOU KNOW WHY BECAUSE ALI KHALIF IS THE PRIME MINSTER. MAJERTEEN, MAREEHAAN, HABARGIDIR ETC ALL HAD THEIR SHARE OF PLAME, IT IS SOMALI CULTURE TO CURSE THE LEADER INSTEAD OF OBEYING THEIR LEADER.

SO WIIL JAMAC SIYAD STOP NAGGING ABOUT NOTHING

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hodan

Monday, October 23, 2000 - 12:36 pm
Wiil Jamac siyaad waa walaashaa oo ku salaamaysa waxaana ku leeyahay waan ku raacsanahay figradaada ee halkaa ka miis,good point bro.Wasalaamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxe

Monday, October 23, 2000 - 10:49 pm
Arimaha aad ka hadashay oo dhan wax kajira maleh. Waa waxaad afka katiri mid mid ayaana uqaadaa dhigi doonaa.
1-waxaad sheegatay inaad garaadyo, ugaasyo iwm oo badan aad leedahay. Waxaan anigu qabaa inay adiga dhibaatadaada taas tahay taas oo ah inay kugu kalifto inaad kala jabtid ood maalinba meel sheegatid sida: S/land, P/land, Darwiishland iyo soomaali inteeda kaleba. Malihid cod midaysan waxaana kuugu wacan la'aanta hogaamiya qura.
2-Dhanka dagaalka: tusaale ahaan dagaalkii xamar ee ugu dambeeyey waxaad ahaydeen ragga ugu orodka badan ee ugu hor cararay lana gaari waayey. Cabdi bila yaal cabdi bileyaal dhalay. Warnimanku orod badanaa.
3-Dhanka deegaanka: Dhul muxuu taraa aan dhisnayn. Dh/te meelaha ay degaan waa meelaha soomaaliya ugu dhismaha daran. Waa wada hawd.
4- Dhanka kuraasta: Shirkii carta daaroodka dadkii ugu kuraasta yaraa ayaad ahaydeen.
5-Dhanka ambaashatoorada: waa mida kaliya oo aad runta ka sheegtay. Dabadhilifno darteed ayaadna ku heshay taas.
6-Tacliinta dhankeeda: War wali saw reer hawd matihiin. Waan kabaxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nugaal Godan

Tuesday, October 24, 2000 - 04:05 am
war ninkaagan caytamaya waxaad u muuqataa inaad tahay dadka cusub ee hada doonaya inay taariikh khasab ku samaystaan. waryaa Dhulbahante dalkiisa weligii wuu dagaalami jiray waana u sheqaynayaa taasina waa aqoon ay dheer yihiin dadka ay waqooyiga ku wada noolyihiin ee isaaqa oo aan in ay qabiil u hadlaan ama gaal u adeegaan mooyee aan wax kale aqoon. Goormaad wax garandoontaan oo aad runta u soo noqonaysaan oo iska deenaysaan taariikhdan beenta ah ee aad isu akhriyaysaan.
dad been ku waashey oo wareersan egtihiine ilaahay wadada saxa ah ha idin waafajiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAAJIGA

Tuesday, October 24, 2000 - 07:03 am
TO. DHAMAAN AND SAXE.
SALAAN DHAMAAN .
HORTA WAXA MUDAN WIIL JAMAC SIYAAD IYO HODAN .
WAXA AAN LEEYAHAY NINKII DOONAYA TAARIIKHDA DHULBAHANTE HA WEYDIIYO AABIHII IYO RAGA KA WAAWEYN , DHULBAHANTE MAAHA DABADHILIF EE WAA DHULKA HANTE OOO WUXUU LEEYAHAY DHULKOO DHAN , MANA AHA MARKA AANU CIDWALBA WAX LA DHISANAYNO IN AYTAHAY DABADHILIFNIMO LAAKIIN WAA WQAX AYDIN GAADHIN WELI OO AAD GAADHI DOONTAAN MARKA AAD DHULBAHANTE SOO DHEX GASHAAN WAXA LAYIRAAHDA ISBALAADHIS IYO YAAN LAGU CIILIN.SAAS DARTEED WAXA AAN IDIN BARAYNAA HABAKA LOO NOOLADO MARKA AY XAALADU TIMAADO MEELXUN OO LOO BADBAADIYO MAATADA , MANA NIHIN SIDIINA UMULA DOOX , WAXAAANA CAD IN DHULBAHANTE UU NABADGELIYEEY AYNA LA NOOLYIIIN DHAMAAN DADKII DEGANAA DHULKOODA SIDA ISAAQ IYO WIXII LA MID AH WELINA AYDEGANYIHIIN DHUL DHULBAHANTE, WAXA AY KUU CADAYNAYSAA DUNTA WANAGSAN EE AY LEEYIHIIN.
TAKALEDAWLADII KAHORAYSEY INA SIYAAD BARE DHULBAHANTE WAXA UU KU LAHAA 13 DG(AGAASIME GUUD ) OO DHAMAANTOOD AH WADA HEER JAAMACADEED.
MARKAA XAGA TACLIINTA WAXA AANU KU TIRSANAHAY REERAHA UGU HOREEYA SXB
KUMANA ANAN HELIN ANBAASATOORADA DABADHILIFNIMO EEWA TACLIIN IYO HANKAYAGA OO AH IN AANU WAX XUKUNO OO AAN NALA CIILIN SXB.
WIXII KALE GADAL AYAN KAAGA SOO SHEEGI.
WIIL BAHARARSAME....................
HAAJIGA..................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriir Abokor

Tuesday, October 24, 2000 - 07:37 am
waar dadkani wareerka badani maxay ahaayeen, idinku waxaad u hadlaysaan dhulbahante ee soomaaloo dhan Isaaq wax la dhigma waa la waayay ee waxba ha is ku camirina waayo maanta soo eega siday u egtahay Somaliland (Hargeysa qurux).
Taasina waxa lagu gaadhay caqoon reer Isaaq dheeraa soomaalida inteeda kalee hana ka nixina hana caasiyina waayo waad aragtaan sida maanta Somaliland ay horee ugu martay oy xataa dhanqaalihi reer jabuutiga cunaha u qabatay.
walaalayaal xaasid waligii ma aflaxo waana ta idin haysata laakin dhulbahante waxba kaga tiigsan mayno waa 2% of Somaliland populations markaa raggii Habar Jeclo ee Ilahay ka sookow iska lahaa umbaa haatanina iska lee ee waxba ha is faaninina. Cidamada ina Cigaal idin dul dhigay ka hadla hadaad rag tihin ee la idinku talagalay in hadaad dhaq dhaqaaqdaan la idinku midha midhaysto.
Halkani ninkii isku faaniyow Somaliland tag oo isku day inaad ka dhex hadasho walee yarka ugu yar ayaa bir kula dhici ee afka taariikh aydaan lahayn ha isugu yeelin anaga 2% ayaad nagu tihin miskiin yaa dalas.
Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriir Abokor

Tuesday, October 24, 2000 - 07:39 am

Wiil Jamac Siyaad

Tuesday, October 24, 2000 - 10:52 am
Walaalayaal anigu waxaan ahey wiil Jamac siyaad ninka qorey topic,ga aad ka doodeysaan waxaana ii reer abti ah Habar-jeclo laakiin marnaba abtiyaashey ma af lagaadeynayo waayo maaha dadnimo fiican balse nimankiina Isaaq waxaan idiin sheegayaa inaan haasaawahu inaga xumaan ee aan xaqiiqda ka wada hadalo ,Dhul-bahante waa qabiil la yaqaan dhinac walba beentuna adigay kugu soo noqoneysaa hadaad sheegto.Hadaan kaaga waramo Dhul-bahante ,Dhul-bahante dhulkiisu waa dhisanyahay cidna waxba ugama baahna hadii cid daba dhilifnimo lagu sheegayo kuwa Cali khaliif Galeydh musqusha u dhaqaa waa Isaaq ee raashinkana u kariyo weligiin baa leydinku yaqaaney inaad fuud cabtaan,kuwii 10,000 ee isaaq laayey waxey ahaayeen Jamac Siyaad keliya hadii Dhul-bahante isu kiin raaci lahaa maanta maba aad hadasheen waxaad ku jiri laheyd xabaal hoosteed.Dhul-bahante kuraastii jabuuti waxuu ka helay 9 kursi waana ku qanacsanahey laakiin adiga waxaaba kaa kuraas badan Majeerteen markaa waxaa tahey MINORITY EE ISKA AAMUS.Waxaan kale oo aan halkan kuugu cadeynayaa xilalkii Dhul-bahante wadanka ka soo qabtey laga soo bilaabo 1960 ee la soco iyo inta general ee ay lahaayeen,,,

1)1960kii Dhul-bahante waxuu lahaa
A)ALI GARAAD JAMAC ;WASIIRKA BEERAHA
B)INA BAWKAX ;WASIIRKA WARFAAFINTA
C)KOOS SAFAARE; TALIYA DARAAWIISTA SOMALIA
D)WAXEY KALOO DHUL-BAHANTE LAHAAYEE 9 EMBASEDOR
E)WAXEY KALOO LAHAAYEEN 6 DC
F)WAXEY KALOO LAHAAYEEN 4 WASIIR KU XIGEEN.

2)1969KII DHUL-BAHANTE WAXEY YEESHEEN
A)WADAXWEYNE KU XIGEENKA SOMALIA AHNA WASIINKA ARIMAHA GUDAHA IYO NABAD SUGIDA GENERAL AHMED SULEMAN ABDALA (DAFLE)
B)WASIIRKA ARIMAHA DEBEDA MAHAMED AHMED ADEN QAYBE
C)GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA MAHAMED BURAALE ISMAACIIL
D)WASIIRKA HIDAHA IYO TACALIINTA ABDILLAAHI MAHAMUUD MIRRE
E)GUDOOMIYAHA BANGIYADA CISMAAN
F)GUDOOMIYAHA DEKEDAHA INA XAAJI
G)IYO SHAN WASIIR KU XIGEEN IYO RAG BADAN OO KALE OO AANA GARANEYN.
Waxuu kaloo Dhul-bahante lahaa 29 EBASIDOR waxuu kaloo lahaa 9 general oo kala ah
1.general mahomed Aden
2.general Hussien Hassan
3. general Ahmed suleemaan dafle
4.sareeye gaas saxardiid
5.general boodhe
6.general jamac ali abokor
7.general mahamed ali shire
8.general abdi samad ali shire
9.general daa,uud dawaca jiqi
10.general mahamed abdi xaabsade
Waxuu kaloo Dhul-bahante xukumey wax alaale waxii warshado iyo mashaariic wadanka ku yaaley oo dhan waxey kaloo lahaayeen 11 badhasaab, markaa walaal ninkii ceytama iyo ninkii kaleba Dhul-bahante waa niman cadkooda goosta ee ninkii
Dhul-bahante la tartamayoow marka hore qabiilkaagu heerkaa ha gaaro waan ka baxey???????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsame Issaq Smith

Tuesday, October 24, 2000 - 12:35 pm
Dhulmahante naga amusa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sheegow

Tuesday, October 24, 2000 - 08:14 pm
to jaamac siyaad

Dhulmahante waa pusssy ee yaa siiiil qurux ku gaara.
Marba nin uunsi u shita (cigaal,c/laahi yuusuf, caydiid, hadana Ina Salad boy).
Laakiin talo;
weligiin xiirashada ogaada oo haddaad qas noqonayso kollayba mid aan urin oo caytamin noqda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAAJIGA

Wednesday, October 25, 2000 - 07:31 am
TO WIIL JAAMACSIYAD .
SXB MAHADSANID LAKIN DADKA KAHADLAYA MEESHA ISKU GARAAD MANIHIN WAAYO IYANA WA CAYTAMAYAAN ADIGUNA XAQIIQ BAAD SHEGI MARKAA SXB SIDAA KUWAD DAMER AD SARAN TAHAY DHUUSADIISU MAXAY KUYELI.
SHEEGOW SOO BARO DADKA LAWASO IYO DADKA WAX WASA ALOW YAA OGAADA HADLIHIINA IN DHULBAHANTE KA QABSADAY AMA HOOYADA .
HAAJIGA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Jamac Siyaad

Wednesday, October 25, 2000 - 10:50 am
Walaal anigu caytami maayo waayo waan kuu sheegay oo waxaa i dhalay Habar-jeclo ,laakiin waxaan kuu sheegayaa soo baro sida raga loola sameeyo DEBATE,KA ama loola kaftamo waxaan u maleynayaa inaad nacas tahey ee hadaad nin tahay car qabiilkaaga sheeg waayo waxaan ka sheekaynayaa taariikhdiisii oo aanan been ka sheegayn waayo anigu waxaan ahey nin aqoon yahana waxaan ahey CAMPUTER ENGINEEING markaa walaal ma wada kaftami karo waan ka baxey.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.