site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

YAA ISKA LEH BUHOODLE!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): YAA ISKA LEH BUHOODLE!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BUHOODLE_BOY

Sunday, October 22, 2000 - 01:21 pm
BUHOODLE IS A LARGE CITY LOCATED IN SOUTHERN TOGHDEERE. IT IS POPULATED ALMOST EXCLUSIVELY BY DHULBAHANTE CLAN. IT IS CLAIMED BY BOTH SOMALILAND AND PUNTLAND BUT WHO REALLY CONTROLS BUHOODLE??????????????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RER-DAHIR

Sunday, October 22, 2000 - 02:45 pm
ANA ISKA LEH BUHOODLE. WE ARE AND ALWAYS WERE STRONGER THEN THOSE PROSTITUTES DHULLOS OR DHILLOS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nasro

Sunday, October 22, 2000 - 06:47 pm
buuhodle-boy waxbaad u danleedhay iyo inaad dhulahante iska hor keentid ee ogow inaadan isku diri karin dad wada dhashay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIINLE

Sunday, October 22, 2000 - 07:12 pm
dhulbahante divides into two groups Reer hawd and reer Nugaal,so Buhoodle locates in the Howd part of the dhulbahante area..
so the Buhoodle belongs to reer Hawd dhulbahante.
but who controls is onther quetsion..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Sunday, October 22, 2000 - 07:18 pm
ninkan sheekada qoray waa dabo cayuun huhud ah ee ha u jawaabina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil hayaag

Sunday, October 22, 2000 - 08:17 pm
Iidoor waan ku naqaan waxaad gasho iyo waxaad
gudo Buuhoodle waxa iska leh dhulbahante weyne
dont ever think that you can trick us,we no you very well you cheap dabacayuun. Any way you cant come Buuhoodle,or all darwiishland unles you want
to calaim refugee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Col:Beydan

Wednesday, October 25, 2000 - 10:44 am
Buhoodle Boy anigaa Hooyadaa Dubaalada ku celiya
war niman kan IIdoor malaa Itaal waxay moodeen marba Magacan Dhulbahante ay meel walba ku qorayaan naago naago dhalay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NATURAL

Wednesday, October 25, 2000 - 11:09 am
TO:COL:BEYDAN:
waar heedhe ma izaaq uunbay kaaga dhagtay,waar izaaqu waa abtiyadaa waa ilaabtiyadaa,waa habarwadaagyada.taariikhdu been ma sheegto.
berigii aad jabteen ee daraawiishi jabtay intiinii izaaq u soo qaxday waa inta maanta dhulbahante ka nool intii majeerteen ugashayna waad ogtahay halka ay mareen. bal u fiirso nin kasta oo magac leh oo mutacalim ah waxaa dhashay gabadh izaaqa hadaad izaaq ku sheegtaan yuhuud iyo hadaad ku sheegtaan kufaarba sow islaantii dhukbahantaba dhashay may ahayn islaan reer sheekh izaxaaq ah,markaas idinkuna waxa aanu nahay ayuunbaad tihiin ee ogaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil-lasanod

Thursday, October 26, 2000 - 06:12 am
TO:natural:

waa runtaa,been maad sheegin,aniga oo nin reer laascaanood ah ayaa taas kuu qiraya.waxkasta oo dhacana meel kala tagimayno,oo ilaah baa iskeen baday.

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

buuhoodle

Thursday, October 26, 2000 - 12:18 pm
to wiil-laascaanood iyo natural
Nimanhayahow labadiinuba run baad sheegteen. laakiin waxaan u malaynayaa dadkii intii ugu caqliga xumayd ayaa soo dhooftay. walaahay waan jidhidhicooday nimankaasi waxay gabdhaheenii (labada dhinacba) kula hadlayaan. Ilaahow meesha malagu sharafdhacay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ismail

Thursday, October 26, 2000 - 01:02 pm
waxaan oran lahaa dhubahante iyo isaaq soomalidu
waxay ku maah-maahdaa oodi ab ka dhaw, labadiina
qolo waxaa loo yaqaan qaldaamiin ama soomalileyn
waa marka aad xamar ama koonfur soo gashaan nabad
iyo colaadina idinkay idin dhextaal gaar ahaan
dhulbahante iyo habarjeclo marka dagaal idin
dhexmaro waxba kama oga ninka awel ee ku nool
hargeisa ama ninka maajeerteen ee ku nool garoowe
nabadi idiinkay dan idiin tahay colaadina labadii-
naa qoys bay u daran tahay wax isu-kiindhaamaana
ma jiro ayaan filayaa markaa niman yahaw reer
waqooyigu waa xishoon jiraye xishooda oo wax isku
fala waxaan umaleynayaa in qolyo kale idinka dhex
faa,iidaysanayaan ayna rabaan inay isku kiin dara-
an.idinkuun baa is leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Col:Beydan

Thursday, October 26, 2000 - 01:39 pm
To:Natural
Imaqal sheekh hadal wanaagsan baad tidhi l;aakiin bal eeg Forumkan Nimankii Izaaq waxay keneen inay marba Dhulbahante forums cey ah u furaan markaa ma waxaad i leedahay raga ha iska celin sheekh???
Ta kale aniga kula hadlayaa Islaanta i dhashay waa Habr-yonis laakin marka meesha dagaal yimaado Abtinimo dhimatey, in badan baan ka aamusey ceyda laakin doofaarka waxaa la yidhi ficil xumo ayaa lagu cadaabaa sidaas baa dagaalka u soo galay
markaa intadan raga kale arag bal yara eeg qolyahan shaqada ka dhigtey ceyda reer tolkey

nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dakafaar

Thursday, October 26, 2000 - 03:59 pm
To Beydan:

1.How do you know if the person who insults Dhulbahantes are Isaaq???

If you know his name and clan then say his name!!

2.what makes you believe that all Isaaq have such a big hatred for Dhulbahante????

3.Explain why Fagahde is foreign minister???

4.Why are so many Dhulbahnates in Hargeysa if their is such hate for them as you claim??

5.Why are the 25 000 troops of Somaliland(22 000 Isaaq) not attacing Las Canod if they are so hateful of Dhulbahantes????

You are in a dream world mr.Beydan there is no war in Somaliland , there is no such hatred among people as you for some reson think.

Nabadgelyo!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Thursday, October 26, 2000 - 04:37 pm
buuhoodle waxaa leh ragii waqooyiga ka xoreeyey ingiriiska maantana aan daba dhilifkii ay u
xoreeyeen uu rabo in uu dib u soo cesho ingiriiskii waayo dhiigiisii ayaan ku daadan.
reer buuhoodle Somali weyn bay dhiigooda ugu hureen gobolada waqooyi,kolkaa hadii la yiraaho dabadhilifkii Ingiriiska hadal kiisa hala maqlo taasi waa Cajiib.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.