site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

QABIILADA UGU AWOODA BADAN SOOMAALIYA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): QABIILADA UGU AWOODA BADAN SOOMAALIYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUNSHEEG

Sunday, October 22, 2000 - 08:23 pm
WAXAAD MOODAA IN HADA LA ISKALA YIMI DAAROOD AMA
ISAAQ AMA HAWWIYE WAXAA SOO CADAANAYA IN HABKAA
GUUD AY DAD BADANI KU JAAHWAREERSANAAYEEN OO AY
U ARKEEN IN DANTOODU TAHAY TAN QABIILKA AY HADBA
YIHIIN,HALKAN WAXAAN KU CADEYNAYAA SIDA AY ILA
TAHAY QABIILADA HOGAAMIYA SIYAASADA WADANKA EE
AAN TALADOODA LA DHAAFI KARIN AMA UGU FIRFIRCOON
UMADDA SOOMAALIYEED WAANA SIDAN.

DAAROOD.MAJEERTEEN/MAXAMUUD SALEEBAN
MAREEXAAN/REER DIINI
DHULBAHANTE/MAXAMUD GARAAD
UGAADEEN/COWLYAHAN

HAWIYE.ABGAAL/WACAYSLE/HARTI
HABARGIDIR/SACAD/CAYR

DIR.ISAAQ.GARXAJIS/HABAR JECLO
GODABIIRSAY.MAXAMAD CASE

WAXAA HADA IDINKA CODSANAYAA INAAD IGA JAAHIL BIXISAAN HADII AAN KU QALDANAHAY ARINTAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Sunday, October 22, 2000 - 11:08 pm
Yes, aad baa ugu khaldan tahay. Maxaa yeelay nin taariikh ku socda matihid ee waxaad tahay nin qabiiladaan kasoo guuriyey jagooyinka wasiirada cusub. Anigu M. Saleebaan ayaan ahay mana u malaynayo inaan siyaasad iyo kartiba dheernahay Majeerteen intiisa kale. Ha u arkin labadaan wasiir ee majeerteen, dartood inaan ugu fir-fircoonahay. Maalinba nin baa soo bixin laftuu doono haka dhashee. Majeerteen oo dhan waa wada halyeey ama board-ka ha ku qornaado ama yuusan ku qornaane. And i'm sure every qabiil is the same situation. Thank you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bosaaso

Monday, October 23, 2000 - 01:46 am
Leelkasana???????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????? they get minister post too

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, October 23, 2000 - 10:05 am
Saaxiib qabiilooyinka soomaaliyeed ma jiro
qabiil qabiil ka awood badan waa haddaan run
doonayso, sababtoo ah haddaad isku daydo in
la dagaalanto qabiilka soomalida ugu tirada yar
weligaa ka adkaan kari maysid waa haddaad run
doonayso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 23, 2000 - 12:49 pm
24.10.2000
Dowladii waa laqeybsadey Murusade,Duduble,iyo
Shiiqaal iyagu hawiye ma aha miyaa mise hawiye
wax laguma qeybsan ee waa reero aa si gooni
loogu raali galinayaa fadlan ii sharxa maxa
ku hoos jira

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tarikh yaaqaan

Wednesday, October 25, 2000 - 01:31 am
TO:RUNSHEEG.

Runa mataqaanid ee waxaan tahay, bena waas kataab ah.

Waxaan ku waydiiyay Issaaq mada ka dhigay dir kadhigay. Qabiilna makala taqaanide, aanu kula barno. qabilka somaliya waa sidatan.

DIR wuxuu kula baxaa Darood, gudubiirsi.Ha wiye.
ISSAQ lakiin waa kaligii
Waxaan ugu Awood badan Issaaq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhutiye

Wednesday, October 25, 2000 - 03:22 am
25/10/00
ku dhamaantiin:
qabiilka soomaali ugu xoogga badan waxaa waaye habargidir,sababtoo ah ayagoo toban sano diiday wax heshiis ah in madaxweyne laga dhigo maahane haddana waalaga dhigay sidaas darteed dadkii dalka dembiyada ka galay ayaa haddana ku hoggaaminaayo sanddulle haddii kale gow iyo gash maleh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wasiir ku xigeen

Wednesday, October 25, 2000 - 03:44 am
to. runsheeg. kuwa wasiir ku xigeenada laga dhigo maa ku xigaa leedahay. bal aan isha ku hayno. oo baarlamaanka xataa kuwa lagu daray awood ma lahan haye.adiga yaa tahay. maxaana hesheen. qabiilkiina yaa ugu awood badan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CabdulWaaxid

Wednesday, October 25, 2000 - 04:44 am
Asalaamu Calaykum

Waxa meesha ka muuqda waa hadal macno daro ah laakiin waxay ku fiicneyd inaan runta laga tegin.
Aniga Qabiilkaan ka dhashay meesha waan ku arkey oo nin hada qabiilkiisa oo laga tegey wax uqoraya ma ahi.
Laakiin qabiilka arimaha Soomaaliyeed laga dhagaysto oo qabiilo badan oo kor kuxusan ka amar qaataan oo xataa qabiilkaygu ku jiro waa "TIGREE" maxaa yeeley arimaha Soomaaliya Zenaawi isagaa door weyn ka ciyaara.!

Waxaan u malaynayaa qolooyinka magacooda laga tegin in ay ku faraxsanyihiin inaan Tigree lala xiriirin.

Wasalaamu Calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QARISKA TUUR

Friday, October 27, 2000 - 12:26 pm
Anigu waxay ila tahay in waxa aad qortay waxba aysan ka jirin waayo ugaadeen waa maxamed subeyr iyo waba isaaqna waa habar yoonis iyo waxba hawiyana halka aad tiri habar gidir waxaad tiraahdaa gaal jecel.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.