site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DHURWAAGII DHARAAR CIYAANA CALAAMAD LAYAABLE WEEYAAN

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): DHURWAAGII DHARAAR CIYAANA CALAAMAD LAYAABLE WEEYAAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyse

Monday, October 23, 2000 - 02:06 am
salaan kadib.
kadib markaan maqlay magaalada Qardho in uu u magaacabay gobol inay tahay madaxweynaha puntland Mudane C/laahi Yuusuf ayaan waxaan soo xasuustay inaanu dhuraagu maalintii ciyin haduu ciyana ay tahay wax cajiib ah.

Hadaba maxay tahay sababta kadanbaysay gobolka karkraar!!.

C/laahi miyaanu intaa ku qancin mise tuug kasta fikraduu u keeno ayuu qaata sida jiniboqor

Doorashadii Puntland ayaa soo dhaw mudo sideed bilood ah ayaana ka haray miyaanu garan in lala fahmaayo shaxda dibindaabyada uu dhigayo reer Qardho.

Hadaba Soomaali hays raacdo shirka cartana kii taabo gala alle haka dhigo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biyo-kulule

Monday, October 23, 2000 - 02:36 am
Reer Qordho ayagaa wax tarna ahayn munaafaqnimona la wareega arinkaana waxaa ka dambeeya oo codsaday dadweynaha degan gobolka bari oo raba waxaa munaafiqiinta inay geed isaga xiraan waayo waa ka daaleen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keyse

Monday, October 23, 2000 - 03:02 am
Biyo kulule
Anigu nin reer qardhood ah ayaan ahay, waadna ogtahay la,aantay in waa hore askarigu ku cuni lahaa laakiin uu hada go,aansaday inuu ana i qanciyo adigana madaxa cagta kaasaaro laakiin kayeeli maayo.

Mida kale sow ma ogid inaan dha dhansanayo qoraalkaaga maxaad qiica isugu qarin, walaalo ayaan nahay siyaasaduna waa meesheeda, hana caytamin biyokulule iyo baalade midna garanmayside

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.