Tuesday, October 24, 2000 - 04:20 am war hadii la doortay 40 sano horteed maxaa hadda idinku soo celiyey isagoo weliba asaasaqa miyaan dad kale ku dhalan waqooyi 40kii sano ee ina soo dhaafey war ceeb bay ku tahay dhamaan dadka reer waqooyiga in ninkii musuqmaasaqa keenay uu maanta weli dad hortaagenyahay.Qabiil baana idin indho tiray oo 40 sano dib idiin celiyey ee xishood oo qofkan yaanan mardambe maqlin hadii ay inyar oo aqoon ihi kugu jirto.