site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NOTICE: Warar aad loogu kalsoonyahay oo laga soo wariyay qaar ka mid ah "XILDHIBAANADA" dawlada cusub oo ku saabsan sababtii iyo cidii ka dambaysay dilkii "GENERAL YUSSUF TALAN"

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): NOTICE: Warar aad loogu kalsoonyahay oo laga soo wariyay qaar ka mid ah "XILDHIBAANADA" dawlada cusub oo ku saabsan sababtii iyo cidii ka dambaysay dilkii "GENERAL YUSSUF TALAN"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 23, 2000 - 06:46 pm
War ka soo baxay wargaleeno aad loogu kalsoonyahay ayaa wuxu sheegayaa, in hada ay cadaatay sababtii loo dilay "ALAH" u naxareesaygii marxuum "GEN. YUSSUF TALAN CALI" ee dhawaantaan burcada calooshooda u shaqaysatayaasha ee gacan ku dhiiglaha ahi si xaq daro ah ugu dileen "JANANKA" xamar, iyo cida ay dani ugu jirto dilkaas foosha xun.

Hadaba wararkaasi waxay cadeeyeen inuu dilkani muaamaraad siyaasadeed ku salaysnaa oo kooxo dano gaar ah waata ay ka dambeeyeen. Waxaana loo aanaynayaa dilkaas inay ka dambaysay ( taliska dawlad ku sheega la magac baxday "SOMALILAND" ee uu ka taliyo MAXAMED IBRAAHIM CIGAAL.

"JANANKA wax loo adeegsaday oo kunturaad lagu siiyay inay dilaan kooxo burcad ah oo maafiyo calooshooda u shaqaystayaal ah ee ay ka mid yihiin "XUSEEN CAYDIID iyo CUSMAAN CAATO", oo la sheegay inay lacag aad u badan qaateen si ay u fuliyaan mishinkaas oo hada ayba ku guulaysteen.

Hadaba, sababta loo dilay marxuum "GEN.YUSSUF" oo runtii markii hore aad ugu wareereen dadka "XAMAR" ku nooli. Ayaa hada u cadaatay in arinka uu ka dambeeyay "MAXAMED IBRAAHIM CIGAAL" iyo dawlad ku sheega uu ka taliyo, iyagoo ujeedadoodo ahayd in ay fareen argagixiso leh u diraan "BEESHA REER AWDAL" oo ka tirsan gobolada waqooyi galbeed ama loo yiqiinay "NORTH WEST REGIONS. SOMALIA".

Sidaas darteed hada sheekadu wax u egtahay mahmahdii af SOOMAALIGA ahayd ee "WAYSHA QAL DIBIGU HA KU QUUSTEE".

Waxa kaloo laga soo xigtay wargaleenadaas warka laga soo wariyay in hada ay "DAWLADA" cusubi aany arintaas marnaba ka harayn in ay soo hor taagto cadaalada kooxahaas burcada ah ee gaysatay dilka xaq darada ee loo gaysatay "GEESIGII SOOMAALIYEED" "GENERAL YUSSUF TALAN CALI". Naxariistii jano "EEBE" ha ka waraabshee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARYAQAAN 1

Monday, October 23, 2000 - 10:02 pm
to nacaska bogan furay
hore waxa loo yiri nin iska hadlay waa dameer ciyay adeer maad haatan tiraahdid s/laand baa xamar soo gashay oo dilka fulisay intaad leedahay xuseen caydiid iyo cismaan caato oo hogaamiye kooxeedyo ah baa la adeegsaday hadiise ay sidaad sheegaysaa jirtoba maxay tahay dawlada aad ku sheegayso xamar mar hadii aanay ilaalin karin masuulna aanay ka qaadi karin madaxdeeda mar hadii iyaga gudahooda la isu adeegsanayosideebay wax uwada qabsan karaan ama wax unoqon karaan taas aad halkaa ka soo sheegtay waxa ay dadka tu saysaa wejiyo badan oo la sugaayay hadaba marka aad jeceshahay in aad samayso warar dacaayada horta ka faker in aay adiga wax ku yeelayso iyo in aay wax kutarayso
ilaahay ha u naxariistee jananka dilkiisana waxa loo aanaynayaa mooriyaantii horeba dadka masaakiinta ah iyo hayadaha samafalka ah afduubi jirtay si loo fuliyo ujeedadoodasidaa darteed waxba kumaad hadline adigu wax ha isyeelin(DABAALYAHOW).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 24, 2000 - 01:24 am
falkan kama danbeen cigaal, ee waxaa ka danbeeyay,dad siyaasadii ku garacoobay, waana beesha SACAD oo mu aamaradan ka dan beesay, waana fal waxash nimo ah oo fulay nimo huwan, waxaana ku tilmaami karaa iney tahay BIXISO.
balse taa riikhdu wey xusi, cidii ka danbeysayna waa la yaqaanaa wexeyna dakano u soo hooyeen ehe
ladooda siiba waalidkood iyo walaalahood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TALLAN

Tuesday, October 24, 2000 - 04:44 am
XASAN APPOLE, MACALANKII IYO MAAMULIHII DUGSIGA SARE EE FARSAMADA GACANTA EE HARGEYSA WUXU IMIKA SII MOOTAN YAHAY MUDDO LAGA JOOGO 10 SANADOOD. ILAAHAY, NAXARIISTII JANNO HAKA WARAABIYO'E , XASAN APPOLE, WALIGII SIYAASAD KAMA UU QAYB QAADAN, DHIIGNA MA DAADIN. KALIYA WAXA LOO DILAY, WUXU AHAA GADABUURSI REER AWDAL AH. WAXA DILAY, HABAR AWAL OO WALIBA GACAL UU LA AHAA, WAANNA GUNNIMO IYO CIIL TAASI.
DOODDAN WAXA UGU TALO GALNAY IN LAGU XASUUSTO XASAN APPOLE, LAGAGANA HADLO, NASAB XUMIDA HABAR AWAL. HABAR AWAL WAXA KALE OOY GUMAADEEN, XASUUQEENA DAD BADAN OO REER BOORAMA, KADIB MARKII AF-WEYNE JABAY, CIIDAMADIISIINA DALKA KA GUUREEN. IMIKANA WAXAY RABAAN IN REER AWDAL NOQDAAN KABA QAADYADOODA.
"GUNNIMMO DHEREG LEH, GOBANNIMO GAAJO LEH AYAA KA ROON, REER AWDALNA WAY GARANSAN YIHIIN".
MA ILLOBO DOONNO, "COLD BLOODED MURDER" KA , XASAN APPOLE, IYO MAATADII LAGU GUMAADAY, BOORAMA.

"WE WILL NEVER FORGIVE, AND NEVER FORGET, HABAR AWAL COWARDLY ACTIONS AND WRONG DOINGS"
LONG LIVE AWDAL KINGDOM.

ALAHA U NAXARIISTO, XASAN ABOOLE IYO MAATIDII KU DHIMMATAY, GACANTA HABAR AWAL.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.