site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Walaal Somali manta waxey ku ledahay IGA RALI AHOW hadaad Midgaan tahay!!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Walaal Somali manta waxey ku ledahay IGA RALI AHOW hadaad Midgaan tahay!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JOKER

Monday, October 23, 2000 - 07:52 pm
Midgaanoo miyaa miyii iyo magaloo lagugu cayeey
Miyaa gardaroo ilaheey uun qiyasii karo lagu geysteey???

Midgaanoo miyaa sidii nin muslim aheeyn laguula daqmey miyaa wax aan dintuu ogoleyn Somali ruun ku sheegtay, sheekoy Sheekoy Sheekoy hariirah miyaa Somali sidii Quranka loo rumeysto uu rumeysten???

Midgaanoo miyaa Muqdisho iyo Beletweyn Maydh iyo Xiis Merca iyo Kismayoo Garowe iyo Garbahaarey Berbera iyo Bossasso magacaga caay laga digaan miyaaney Somali meelkasta oo ay degto cunsurinimo iyo gardaroo kugula daqmiin???

Midgaanoo miyeey mantaa Somali dhibaatada fahamtey miyaa sidii eey ooh kale America iyo Europe Somalida nigger lagu cayiin miyaneey xitaa carabtu cabiid no bixiinin miyaneey Somali mantaa magaceedu aduunyada ceeb ka aheeyn miyaneey gajo iyo dagaal silci iyo darxumo ILLAHEY mantaa Somalida ku wadaa ridiin miyaneey manta Somalidu meelkasta oo ay qurbaha ka jogaan cunsurinimo ka cabadiin???

Miyanuu AllAH manta xaq iyo gardaroo Somalida bariin miyanuu AllAH mantaa wadada saxsan tusiin miyanuu ALLAH cashar qimoo leeh noo digin labatankii sanadood eeh ugu dambeyeey???

Mantaa Midganoo Somali badankeed Ralii igaahow ayeey ku ledahay mantaa walaal cunsurinimada miyaneey midweyn iyo midyar Somali ka tabaniin miyaa midabkeena awgeed adoon lanagu yidhi miyaaney cunsuridu mindiyoo Canada iyo qurbaha kale nagula eryanin, miyaneey sidi cigal shidaad Somali meelkasta dad galoo mindiyoo wata ka orod siniin, miyaneey quxuntii iyo Somali macnahedu isku mid manta noqoniin???

Walaal manta iyo shaley miyaneey kala duwaneyn miyaaney manta qimahaa dinta iyo walaalnimada Somalidu baraniin markii qurbaha lanagugu cayiyeey ma qabiil ayaa na la weydiyeey miyaneey Somalidu arag nolosha nin la cunsuriyeyniyoo miyaneey dadkuu badankood is bedelin miyaneey Somalidu meelkasta ooy jogaan ku dharaaniin iney wax bartan ooh dadkoda diib wax magacleeh ka digaan miyaaney Somalidu maskaxdoda is bedelin???

I personaly believe the answer is yes, and people who use the name of Midgaan as a Caay as i have seen a couple of times in this forums to you i say you are an ignorant man who will hopefully learn what the majority of Somalis know today "Qabyaladu faido maleh wax aay dundumiso moyaneeh" remember Allah is one the side of the true Muslims even if that person is green,!!!

Waa Joker ooh idiin leh NABADGELYO SOMALIYEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamaal

Tuesday, October 24, 2000 - 04:25 pm
We must ask ALLAH for forgiveness for the way we have been treating this clan historically , I agree with you Joker.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 25, 2000 - 05:07 am
Aniga personaly ma aaminsani inay jiraan wax layiraahdo midgaan weligeyna ma aaminsaneyn waayo? waxaan ka dhashay family ahlu diin ah oo diinta si fiican u yaqaan, hase-ahaatee midgaan iyadoo ay cay tahay ayaan hadana waxaan u aqaan in ninka gaalka ah ama munaafaqa la oran karo waa midgaan waayo? xiriir kama dhexeeyo isaga iyo rabigii abuurtey, hadaba ilaahada makala saari karaan somalida waxay kala yihiin midgaan iyo nasab! qofka gaalka ah midgaan waa loogu yeeri karaa laakiin qof muslim ah lama orankaro waa midgaan ama laguma caynkaro wax uusan raali ka ahayn, iyadoo taasi jirta ayey somalidu caqli xumadooda nasabka waxay u maleeyeen in ay yihiin DAROD,HAWIYE DIR, IWM. marka taasi waa wax ayaga jeebkood kula yimi ee xaga rabi lagama oran,rabigeena nasab wuxuu kutilmaamay inuu yahay qofka mu'minka ah ee rabi inoogu dhow midkaa uunbaa nasab ah ee reer hebel iyo reer hebel nasab manoqan karaan hadii aysan mu'miniin ahayn. hadaba soomaliyey ninweliba ha ogaado in nina ninkale uusan kafiicanaankarin ilaa uu cibaado dheeraad ah iyo u dhowaansho rabi layimaado mooyee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Wednesday, October 25, 2000 - 06:45 am
To Anynomous
Reer ahlul diin baad ka dhalatey ilaahow
maxaa wiil qooskaa u dhashey gabar idinkaga
soo doonani wayeen.
Aniga waxaan aminsanahay in dadka Soomalida
cunsuriyada aay aad ukala daran tahay
sida gobolada Waqooyi sida lagu sheegayo
waa wax ibna aadanimada ka baxsan laakiin
hadii aan u soo noqono Koonfurta oo kale Hawiye
iyo daraadba uma aaysan jirin cunsuriyada
sida Waqooyiga oo kale tasoo sawabtey dad kala
duwan ayaan eheen oo isku meel ku nool laakiin
dhibaatada waxaa la dareemi jirey sida guurka.
Aniga Soomali waxaan orani lahaa wixii Jaahiliyada
waa dhamaatey oo hala joo jiyo Cunsuriyada 2000 ayaa lagu jiraa.
STOP THE RASISMEN

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.