site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DILKII JANARAAL TALAN CIGAAL IYO INA CAYDIID IYO CAATO IYO GALAAL BAA KA DANBEEYAY

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): DILKII JANARAAL TALAN CIGAAL IYO INA CAYDIID IYO CAATO IYO GALAAL BAA KA DANBEEYAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAFTII HURE

Tuesday, October 24, 2000 - 04:49 am
WAXAA HADBA MARKA KA DANBAYSA SOO CADAANAYA
IN DILKII JANARAAL AY KA DANBEEYEEN

1.INA CIGAAL
2.JANARAAL GALAAL
3.INA CAYDIID
4.CISMAAN CAATO
5.CABDIQAASIN SALAAD XASAN

IYAGOO KA CABSI QABAY HADII UU NOQDO WASIIRKA GAASHAAN DHIGA INUU
WADAN KA XOOG KU QABSAN KARO ISAGOO KA MID AHAA SIYAASIYIINTII 60 KII RABAY INAY INQILAABAAN AFWAYNE.

INTAAS DABADEED MARKAY ARINTAAS CADAATO WAXAAN BALAN KU QAADAYNAA IN AAN U ABAAL GUDI DOONO JANRAAL TALLAN Alla ha ka waraabiyo Janadii fardawsaad .

WAA HADAAN NAHAY DADKA AY TALAN WADAAGAAN DHIIG IYO DHALASHAB

BY NAFTIHH HURE
E.MAIL alisiciid@hotmail.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.