site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

JANARAL TALLAN IYO XASAN APOOLE

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): JANARAL TALLAN IYO XASAN APOOLE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIDNIMO DOON

Tuesday, October 24, 2000 - 05:07 am
XASAN APPOLE, MACALANKII IYO MAAMULIHII DUGSIGA SARE EE FARSAMADA GACANTA EE HARGEYSA WUXU IMIKA SII MOOTAN YAHAY MUDDO LAGA JOOGO 10 SANADOOD. ILAAHAY, NAXARIISTII JANNO HAKA WARAABIYO'E , XASAN APPOLE, WALIGII SIYAASAD KAMA UU QAYB QAADAN, DHIIGNA MA DAADIN. KALIYA WAXA LOO DILAY, WUXU AHAA GADABUURSI REER AWDAL AH. WAXA DILAY, HABAR AWAL OO WALIBA GACAL UU LA AHAA, WAANNA GUNNIMO IYO CIIL TAASI.
DOODDAN WAXA UGU TALO GALNAY IN LAGU XASUUSTO XASAN APPOLE, LAGAGANA HADLO, NASAB XUMIDA HABAR AWAL. HABAR AWAL WAXA KALE OOY GUMAADEEN, XASUUQEENA DAD BADAN OO REER BOORAMA, KADIB MARKII AF-WEYNE JABAY, CIIDAMADIISIINA DALKA KA GUUREEN. IMIKANA WAXAY RABAAN IN REER AWDAL NOQDAAN KABA QAADYADOODA.
"GUNNIMMO DHEREG LEH, GOBANNIMO GAAJO LEH AYAA KA ROON, REER AWDALNA WAY GARANSAN YIHIIN".
MA ILLOBO DOONNO, "COLD BLOODED MURDER" KA , XASAN APPOLE, IYO MAATADII LAGU GUMAADAY, BOORAMA.

"WE WILL NEVER FORGIVE, AND NEVER FORGET, HABAR AWAL COWARDLY ACTIONS AND WRONG DOINGS"
LONG LIVE AWDAL KINGDOM.

ALAHA U NAXARIISTO, XASAN ABOOLE IYO MAATIDII KU DHIMMATAY, GACANTA HABAR AWAL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAJUUMOOW

Tuesday, October 24, 2000 - 05:16 am
TO:NACASKA WEYN:

AYAA DILAY GEN.TALAN DHOWR CISHO KA HOR.

DAMEER BAKHTYAY SOW MAHA,XASAN APOLE DAMEERKALE OO BAKHTIYAY DHEH MARKAAD TAAGEERAYSEEN AFWEYNE IYO ASKARTISII EE AAD SIDA WAXASHNIMADA LEH AAD DADKA IZAAQA AG AAD U GUMAADAYSEEN,MIYAANAD OGEYN IN UU IZAAQU GUULAYSANDOONO.IMISAAAD NIN GEESI AH AAD U BASAASTEEN DAWLADII AFWEYNE IMISAAD GURAYAHAYAGII BILIQAYSATEEN.INTERNETKA KA OY OO KA CABAAD ILAYN KARTI KALE OO AAD GEN.TALLAN UGU HIILISID MAHAYSIDE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dilla

Tuesday, October 24, 2000 - 05:46 am
TO: MIDNIMO DOON!!!!

SXB MA TIHID SAMROON OO LUQADAADA AYAA KU KHASHIFTEY .EE WAXAAD TAHEY BALO KA TALIS AAN LA AQOON EE FADLAN XATAA AHDDII AAD WAX KA HADLEYSO WAX MUHIIMAD LEH KA HADEL ..MIDA KALE DADKAN DHINTEY SIDA HASAN APOOLO IYO GENERALKA KA DHAAF NETKA WAQTIGOODII SHAR IYO KHEYR WAXEY LAHAAYEENBA WAA QAATEEN ILAAHEYNA NAXARIIS HA SIIYO LABADOODABA.

TO: JAAJUUMOW XOOLOW AYAAD TAHEY MARXUUMIIN DHIMATEY MAAD CEYDEEN HADDAD CAQLI LEEDAHY CUQDAD IYO QABIIL AYAA IFKA KUGU DILEY AKHRIDADANA ALAA OG ..FADLAN MARKAA MARXUUMIINTAA DHINTEY AFLAGAADAD KA DAA ...ISAAQA MA TIHIDE WAXAAD TAHEY WECEL AAN LA AQOONE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 24, 2000 - 06:03 am
HOOYADAA DHAGAH KA WAS GOORMUU ISAAQ UU GUULEYSTEY
MABA LEH AWOOD UU WAX KU GUMEYST IN MASKAXZADA IYO CAQLIGABA LAGA GUMEYSO MOOYAANE, HADDA AYAA HARGEYSA LA IDIINKU TALIYAA HA ILLAWINA IN GADABUURSI UU GOBALADA WAQOOYI UU KA YAHEY UN.
WAA BADBAADADIINI
WAA RAGIINII & DUMARKIINA RAGOODII
DABA JEEX,HADDII AAD AMUSI WAYDID SI WACAN OO RUN AH AYAA LAGUULA HADLI HADLI
CEEBTAADANA BANAAN KA AYAAN SOO DHIGI MAR DANBE HADDII AAD WAX HALKAN KU QORTID ADGA AYAA ISKU JAWAABAYE SI DHAB AH AYAA LAGULA HADLI,LAGANA AKHRISANI HALKAN AFWEYNEAYAAD LA WAREEGEYSATAAN HALKANE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWDAL KINGDON

Tuesday, October 24, 2000 - 11:03 am
AWDAL KINGDON

UMA BAAHNA ISCAYN RAGNA KUWA WADACAYTAMA MA AHA HADABA NIN WALBA WIXII UU GAYSTAY WAA LA'OGYAHAY REER WALBANA DACAAYAD AYUU LEEYAHAY NINKAN SHEEGTAY INUU YAHAY ISAAQ WAXAAN ODHAN LAHAA SOMALIDU WAXAY KUMAAH MAAH MAAHDAY NINKA TAKARTA SAARAN MA ARAGTO EE WAXAY ARAGTAA TA DADKA KALE SAARAN) HADAAD TAHAY ISAAQ, GADA BUURSI WAXAAD KUSHEEGTAY INAY AFWAYNE WARKA UGAAYN JIREEN AMA LAGU DACAAYADEEYAA INAY WARARKA DADKA UKALA QAADAAN BALSE MA ILOWDAY TEE UGU XUMADAY EE RABI UUSAN AMAANIN WAA (((( KUFRIGA OO UU IDINKU SHEEGAY HAL YAY GII WAYNAA EE SAYID MAXAMED))))) KUFRI WAX KA XUN MAJIRO WAA ADUUN IYO AAKHIRO SEEG, MARKAA TA KUSAARAN MA ARAGTID EE TA DAD KA KALE AYAAD ARAGTAA BAL HOOS TAADA EEG RAG ISAAQ AH AYAA LAGU HAYAA INAY AFWAYNE WAX KALE ISKADAAYE DUMARKOODII UGEEYEEN GADA BUURSI XUMAAN IYO WANAAGBA WUU LEEYAHAY RAGNA WAA AY YIHIIN OO ADAA MARKHAATI AH WAXA AY GALAAN MARKAA AFKAAGA HAGAA JISO ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWDAL

Tuesday, October 24, 2000 - 02:54 pm
TO: MIDNIMO DOON

SAAXIIB, DOODDA KU SAABSAN "AYAA DILAYA XASAN APPOLE" ANIGA AYAA QORAY 14KII SEPT 2000. MARKAA IMIKANA WAXAN ARKAYAA IYADOO SIDEEDII U QORAN OO WAXBA ISKA BADDALIN, WAYNA CADDAHAY INAAD SIDEEDII UUN USOO GUURISAY.
HOW DO YOU DO IT?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isaaq-Bari

Tuesday, October 24, 2000 - 07:56 pm
Gudabiirsi=Gob
Habar Awal=gob kale

Diradiraale=gun guni dhashay

Nimankii Doorood waxaysocdaanba hadday damceen inay walaalahayo SAMAROOn isku kaaya diraan.

Sh Isaxaaq iyo Sh Samaroon waa ay isku ag aasan yihiin taasoo caddaynaysa walaalnimadooda. Walaalo yaa isku diri kara, yaa dhex geli kara, yaase dad Cuqaal ah ka caqli badan kara.

Samaroon waa dad aqoon leh oo aan sidaa lagu siri karin. habar Awal waa dad kale oo aqoon leh oo aan la siri karin.
Diradiraale sheekadaadu waa faashil ee mid kale keen boowe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isaaq-Bari

Tuesday, October 24, 2000 - 07:59 pm

Midnimo doon

Wednesday, October 25, 2000 - 01:03 am
To Dilla iyo Owdal

DILLA waan qaatay taladaada iyo dhaliisha aad ii soo jeedisay, waadna mahadsantahey.

OWDAL adna waa runtaa laakiin waxaan baarayaa cidda ku lugta leh dilka janaralka ALLAHA u naxariistee qabiil ahaana uma baarayo i am investigator danbi baare

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 25, 2000 - 06:26 am
Wax kasta ha jawaabina. Marar badan ayuu aamusku jawaab waafi ah yahay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.