site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WXAAN RAADINAYAA QOF II SHARXA SALADANDII XIMA SIDAY KU ASAASANTAY?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): WXAAN RAADINAYAA QOF II SHARXA SALADANDII XIMA SIDAY KU ASAASANTAY?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 25, 2000 - 12:07 am
walaal hadaad garanaysid ii soo gudbi saldanadii XIMA siday ku asaasantay iyo dadkii ka danbeeyay,sida Cumar samantar, aad ayaan muxtaaj ugu ahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saeed mohamed

Saturday, October 28, 2000 - 05:06 pm
walaal intaaan ka garanaayo ama aan sheeka ku maqlay waxay tahay

markii Talyaanigu iyo ciidamadiisii ay qabsadeen Hohyo halkaana ay ku jabtay qalcadii Cali Yusuf ayaa ciidan uu watay Cumar Samatar waxay ubaxsadeen dhinaca Ethiopia .

islamarkaa wuxuu u qayla dhaansaday Boqortooyadii Baargaal ee Boqor Cismaan halkaa iyadana waxaajiray culays iyo weerar uu ku hayey Talyaanigoo uu ku khasbaayay inay is dhiibaan
inkastoo Boqor Cismaan uu dagaalo kharaar lagalay cadowgii nasiibdarase waa la jabiyey Boqorkiina waxaa lagu sooxiray Xamar oo markaa talyaanigu xoog kulahaa

isla markaa waxaa jiray Xirsi Boqor oo ahaa wiilkii Boqorka ahaana amaan duulihii ciidanka ayaa isaga iyo ciidan uu watay waxay u baxsadeen dhanka Ethiopia waxay halkaa ku biireen ciidankii Cumar Samatar
waxaa kale oo jiray ciidan uu watay nin darwiisha oo aan filaayo inuu ahaa Xirsi Dhoore oo iyana ku sugnaa goobtaa walow wax calaaqaad hore ah ayaan ka dhexayn daraawiish iyo iyo labada kale hadana waxaa heshiis ka dhigay duruufta la soo gud boonaatay halkaa oo ay ku heshiiyeen ciidankiina mideeyeen .ciidanku waxay ubadnaayeen HARTI WAXAYNA LABAXEENbaqortooyadii [Xumaan]

waxaa amaan duule loo doortay Xirsi Boqor waxaa banaanka Qoraxay dagaal ku dhexmaray iyaga iyo Ugaadeen rabay inay xoolaha iyo hubka ay wataan kala haraan balse Ugadeen waa lajabiyey
waana meesha uu kaleeyahay Cumar Samatar

1-Turkay kaqabwayn

2-naaga katala xun

3-duqsi katabar daran

iyo inkale oo aanan hada xasuusan

waxay isla markaa ergo udirsadeen Boqorkii Ethiopia Mililikh ayga oo way diisanaaya hub ay kula dagaalamaan Talyaaniga iyo gumaysiga. balse wuu u diiday wuxuuna ugu jawaabay anaga iyo Talyaaniga calaaqaad baa naga dhexeeya markaa ayuu xirsi Boqor ku yiri heshiiska wuu jabinayaa. xili dhowna kafiiri ciidamadiisa Adisababa iyagoo soo weeraray ;sidii ayay noqatay sanad kagadaal ayaa Talyaanigu soo weeraray Ethiopia .ciidankii dagaalkaa ayay kaqaybqaateen guulana way kasoo gaareen

kabacdi Xirsi Boqor waxaa ku dhacay cudur la yiraahdo furuq wuuna u dhintay wuxuuna ku aasanyahay Adisababa museumka addisababa ugu wayn ayaa waxaa taala taariikhdiisa waxayn ugu yeeraan Majewerteen NAGASoo ah boqorkii Majeerteen

hadaba markii geeridaa naxdinta leh lasoo gudboonaatay waxaa talada lawareegay Cumar Samatar
halkaasoo ay jirtay nacayb iyo dagaalo kaga imaanayey Ugaadeenka laakiin marnaba uma ay yaan nuglaan arintaa iyada ah, walaal yaanan hadal kugu daaline ciidankaasi waxay la baxeen markii dame Buraashadlay oo ilaa hada loo yaqaan waxayna ilaa hada ku dhaqan yihiin zone Baaray

hadaba inta aan taariikh kahayo ama aan ka maqlay waa intaa waxaan soo dhowaynayaa qofkii wax dheeraada haya ama isaxa hadaan wax khalada ka sheegay taariikhdii boqortooyadii xumaan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.