site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ciise maxamud maxay ka qabaan maxamed abshir iyo xasan abshir waxa ay sameeyeen

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Ciise maxamud maxay ka qabaan maxamed abshir iyo xasan abshir waxa ay sameeyeen
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qurbo ku nool

Wednesday, October 25, 2000 - 01:01 am
waxaan doonayaa inaan ogaado dadka ciise m.ka ah waxa ay ka qabaan mudane maxamed abshir iyo xasan abshir siyasdooda miyay raacsan yihiin?waxaan donayaa jawaab fiican in li siiyo waxaan kaloon donayaa inaan topica laga bixin oo aan lacytamin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamila

Wednesday, October 25, 2000 - 07:54 am
Adiga muxuu yahay agendahaagu? Maxaad damacsantahay? Qorshahaaga maku jira inaad Ciise iyo Cumar isku diirto? Maxay tahay fa'iidaadaa adiga taa kugu jirto.....ma boos baad rabtaa inaad saa ku xalaaleeysato???????????
Weligaa jar ma ciyaartay horta?

Haddi aan uu soo noqdo su'aashaadda. Aniga waxay ila tahay Xasan Abshir, Mohamed Abshir iyo King Kong inay fiiriyiin danta guud ee Somalinimmo.
Cabullaahi Yusufna uu fiirinaayo danta qabiilaadda degga Puntland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Wednesday, October 25, 2000 - 09:36 am
Anigu waxaan arkaa in dadku kala ra'yi duwan yihiin. Cid walbana ay meel wax ka fiirisay. Siyaasada labada nin eed magacowday waa dad u danqaday Soomaalinimo fiiriyeyna dhibaatada wayn ee maanta soomaaliya haysata iyo sida aduunku noola yaaban yahay iyo waliba siday muhiim utahay inay midoobaan Soomaalidu. Xaqiiqdii dhulka majeerteenia maanta ilaahay mahadii uma dhutin burburkii Soomaaliya ku dhacay waxaadseba moodaa inay aad uga faa'iidaysteen oo ay dhulkoodii xooga saareen. xaqiiqdii aniga oo soo gaabinaya hadalkayga Majeerteen intuu xamar dhisan lahaa waxaa u wanaagsan inuu dhisto dhulkiisa. Laakiin danta guud ee soomaalinimada ayaa ka muhiimsan iyo calankeena. Mawqifka C/laahi yuusuf isagana ma xuma maxaa yeelay hadii soomaali nabad diiday waa inaan ka maaranaa oo isku filaano ayuu qabaa siday aniga ila tahay. Taasna dhulkayaga unbaa ku dhismin dhibaatana maleh. Gabagabadii waan ku raacsanahay ilma Abshir iyo ina Yusufba. If plan A doesn't work you must have plan B. Which is constructing land of Punt. Wiil Issa M. ayaa diyaarshay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUREY

Wednesday, October 25, 2000 - 02:10 pm
Qurbo ku nool you asked the wrong question for the wrong people..why do not you go to Puntland and ask peoples opinion(Opinion Poll)..I will promise you won't find any animosity between our people..
Do you know that Abdullahi Yusuf, King-Kong, Mohamed Abshir, Hassan Abshir, Morgan and other promenant politicien from Puntland have mutuall respect to eah other, they have enormous admiration for each other..
Do not beleive what you always heard or read....
I hope i answered your question if you do not satisfy...well try somewhere else not MJ
Gurey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xassayn

Wednesday, October 25, 2000 - 02:38 pm
We respect those who respect themselves.I personally respect Mohamed Abshir.I'm not Darrod.I like Xasan Abshir to.I heard nothing negative about these Somali leaders.They are both fit to be presidents in the future.I'm proud Hawiye and during the last ten years of civilwar I listened to Mn Mohamed Abshir's speechs in many ocations.The gentleman'duqu' is persistence,he is stright.Waa dun xariir ah ,sida Soomalidu tiraa.
Waxaan u malaynayaa beesha ay kasoo jeedaana in ay labadaba aad u qadariyaan.Rag dadgagana midkoona ma aha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

I ADMIRE HIM

Thursday, October 26, 2000 - 08:11 am
TO: XASSANAY AND OTHERS

I agree with your Xassanay 100%
about Mohamed Abshir.

I am a Darod, but not Majerten. The
only politician in Somali I ever
admired is Mohamed Abshir.
He is honest,trustful, brave, pure muslim
well-respcted (even foriegns politicians)
and express clearly wat he wants
I mean not just for somalis even
for foriengs.
I remember an interview with him in 1992
CNN-tv, they asked him a quetion about
American militery, thought he fully
supprot their action, he show them at
same time the negative side of their
operation.
I wish we had more politicians
like hime in Somalia,who are as honest as he

Darod guy who admired the old guy
Mohamed Abshir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 10:30 am
IAM NOT TRUST REE MUDUG I TRUST MYBE REER BARI

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.