site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ciise maxamud maxay ka qabaan maxamed abshir iyo xasan abshir waxa ay sameeyeen

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Ciise maxamud maxay ka qabaan maxamed abshir iyo xasan abshir waxa ay sameeyeen
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qurbo ku nool

Wednesday, October 25, 2000 - 01:06 am
waxaan doonayaa inaan ogaado dadka ciise m.ka ah waxa ay ka qabaan mudane maxamed abshir iyo xasan abshir siyasdooda miyay raacsan yihiin?waxaan donayaa jawaab fiican in li siiyo waxaan kaloon donayaa inaan topica laga bixin oo aan lacytamin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qurbo joog

Wednesday, October 25, 2000 - 01:10 am
walaalayaal ha laiiga soo jawaabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keyse

Wednesday, October 25, 2000 - 01:48 am
Salaan kadib qurbaawiyoow,adigu yaad ahayd hadaad tahay ciisemaxamuud meel aad kaheli karto ayaa jirta hadaadan ahayn maxaa ku geliyay dano aadan alahayn iyo dad aan waxba kaagelin,

ma ogtahay inay ceeb tahay dhinac dhaqan iyo mid diineedba inaad dhex gashid umuur aan waxba kaa gelin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dal ku nool

Wednesday, October 25, 2000 - 03:50 am
Adeer nimankaas waan la qabnaa, waxay dhiseen puntland, oo ah maamul goboleed, maantana waan ku raacsanahay inaay taas ka baasaan oo soomaali dhisid ay u gudbaan. hadii aad iskuul biloordo waa qasab inaad fasalkii aad ka bilowday aad ka gudubto. GUUL XASAN IYO MAXAMAD, walaalkeen cabdullaahi yuusufna xaqa alaha tusiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDI EYL

Wednesday, October 25, 2000 - 06:00 am
qurbo joogow anigu waxaan oran lahaa xasan abshir isaga wax qalada oo weyn laga tirsanmayo balse ninka aan anigu akhiradiisa la yaabanahay waa maxamed abshir oo isagu wadaad badanaaba isku sheega,difaaci mayo xasan laftigiisa oo isaga laftigiisu wadadii siyaasiga weyn ee cida ayuu hayaa laftigiisu waxaanse ilaah ka baryeeynaa in aan dhib ka dhicin gobaladeena weliba mid ey keeneen labadan siyaasi eereerkeena ciise maxamuud wixii aad qalad uaragtaan ogaada waa figrad shaqsiyee lagana yabee aragtideydu iney gaban tahay ooaan meel dhow wax ka arkay NABADEY ABOOWAYAALOW .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ACIISE

Wednesday, October 25, 2000 - 08:05 pm
Labadan siyaasi waa niman magac ku leh ciise maxamuud dhexdooda iyagoo labaduba ay ka soowada jeedaan,muse ciise oo islaanku ka dhashay.
haddii aan nahay dadk ciise maxamuud waxaan aan
aaminsan nahay in labadaas siyaas fashilmeen
maantana cayr ku wardiyeeyaan xamar

dadkii ay ka dhasheena waa dawlad goboleed hore usocota manta garoowe oo awal baabuurtu ka faani
jireen inay ku leexdaan waa caasimad puntland
hadddii ay labada nin ka soo horjeedaan mamulka
punt-land doorsho ha galaan.
haddii ay soomaalinimo rabaan siyaasada Puntland

waa cadahay waxaanu noqonynaa state soomaaliyeed
sida ontario.soomaali wayna waan rabnaa.
lakiin labadan waa caraysanyihiin khaas ahaan
odayga abshir oo aa ula ficiltamay nin inaadeerkii
ah oo kursiga ku guulaystay.
waxaan filayaa in xasan yahay nin fudud oo aan
garanayn meel uu u socdo.
waxaan kuu sheegayaa inaan ciise maxamuud mara duminayn maamulka puntland.
haddii ay isku dayaan anaga ayaa ku danbayn
dhib.

A.F.ABOKOR CIISE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAYID

Wednesday, October 25, 2000 - 08:59 pm
Ugu horayntii ciise abokor iyo muuse ma kala laha
ninkii halkaan ku sooqorana waa badow u baahan inuu ceelki ligle biyihiisi soo cabo

tankale ee siyaasada maxamed iyo xasan wataan waa arin aad u qalafsan oo walaalayaal ina soo foodsaartay una baahan wada tashi iyo is-afgarad dhamaana hadaynu nahay dadka ciise maxamuud ee gobalka nugaal ku abtirsada waa in arintaan laga fiirsado maxaa yeelay maxamed aarsuu is leeyahay maadaama uu lumiyey kaalintii uu isu rabay laakiin dagaal ma wado. xasana guryo fara badanbuu
xamarku leeyahay wuxuuna wadaa siduu ugu noqon lahaa xataa isbasiini hadii la siiyana ka hadli miyo c/laahi nin talo loo dhiibankaro maahoo waa kii SSDF aanku naqaanay tagina miyo ilaa tiisi gasho hadaba inagoon soomaali diidayn cuqaasha iyo salaadiinteenana ku gacan-sayrayn waa inaan ka baaraan dagnaa marxaladaan ina soo foodsaartay

c/laahi marti buu inoo yahay wuxuu gobalka ka wadana wax aan ka yeelikarno maaha markuu caato maato doox gobolkayaga ku soo dhaweeyey maxay u arkaa talaabadaas raguu walaalahood kufsaday caruurtoodina bireeyey

BOOWE WAA QISO LAMA ILAAWAANA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qurbojoog

Thursday, October 26, 2000 - 12:30 am
aniga ayaa furay topica marka way dhammatay....... .ninkii si wada waa doqon xumaan wada, mjha noolaado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REER GAROOWE

Thursday, October 26, 2000 - 08:00 am
TO: QURBO JOOG

Aad baad ugu mahadsan tahay bandhigaaga.

Xasan iyo Maxamed waa laba nin siyaasiyiin
waaweyn ah, caanna ka ah Somalia iyo
dibadaba.

Aniga wax dhibaato ah uma arko ficilka ay
ku dhaqaaqeen, waanna loo baahan yahay
in la raadsho Soomaalinimo.

Maxamed Abshir, waa NELSAN MANDEELAHA
Soomaaliya, oo labaatan sano xirnaa,maantana
waxa uu wadaa siduu isugu keenaa lahaa
Soomaali oo dhan.
Shirkii Cartana ee C/Qaasim lagu doortay
Xasan Abshir qayb weyn oo taariikhi ah ayuu
ku lahaa,
Puntland markii hore Ciise Maxamuud baa
dhisay, maantana iyaga ayeey u talaa sidii
ay ka yeeli lahaayeen
Hawsha ay u wadaan waa mid wanaagsan
laakiin su'aasha waxay tahay: dowladda
C/Qaasim ma la aamminaa karaa?
Berito markay xoogaysato amay Garowe
bambaysaa?
KISMAAYO
Kismaayo CIISE MAXAMUUD baa degga
waxaana haysta qabiilka Cabdiqaasim,
maxay uga hadli waayeena arrintan, ilaa
iyagaa xukunka u dhiibay, oo taageeray
Xasan iyo Maxamed Abshir, iyagaa isugu
keenay Harti oo dhan shirka, weliba
C/Laahi oo leh yaan la tegin shirka
ayeey suurtageliyeen,maantana, Kismaayo
ma aha inay ka aamusaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Thursday, October 26, 2000 - 08:37 am
War wax ma idiin sheegaa MJ walaa Ciise Max'ud makala go'o waligoodna kala go'i mayaan ee nac nacda nagala taga. Run ahaantii anigu waxaan qabaa in C/laahi yuusuf, Max'ed Abshir iyo Xasanba ay muhiim u yihiin beesha Majeerteen. Siyaasadoodu haba kala duwanaantee. Kan yiri max'ed baa ciil qaba oo raadinaya madaxnimo been ayaad ilaah usheegtay. Max'ed Soomaalinimo waxaan ahayn raadin maayo. Jago uu yeelana jiri mayso waana aad ogaan doontaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kacaan-diid

Thursday, October 26, 2000 - 09:13 am
War isla yaaba oo waxaad meesha kaga hadlaysaan ka daaya. Mahammed Abshir, Hassan Abshir iyo Abdullahi Yusuf waa siyaasiin Somaliyeed. Mid Walbana si baa laga yaabaa inay wax isu tusaan, oo ay kala aragti noqdaan. Waxa aad kala qabiilaynaysaan cidina uma baahna. Bal waa idinka meesha kaga hadlaya Ciise, iyo Muuse iyo Abokor, iyo annaga dhisnay iyo annagaa dumminay, oo dad walaalo ah isku xuuxinayee, ii sheega reerka somaliyeed, ama qabiilka somaliyeed oo leh hal leader, iyo hal siyaasi.

Odayaasha magacyadooda meesha ka daaya, oo wax isku fala. Mid walba goonni buu wax hagaaji isu leeyahay, dad baana taageersane.

Waxaad kaloo ogaataa, majeerteen meelo uu ku tashado buu leeyahay, ee internet-ka kuma tashado. Dadka inta aan MJ ahaynna way idin la yaaban yihiin yaqyaqsigiinna, inta Majerten-ka ahina way idinka shakisan yihiin inaad majeer tihiin iyo in kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RealCiise

Thursday, October 26, 2000 - 09:20 am
War nimankiinaa noo daaya magaca Ciise oo cidaad tihiin soo sheegta haddaah rag tihiin qurun yahow ileeyn Soomaali waa is taqaan! Ciise codkoodu waa hal, ka nax ama ha ka naxin, 100% wey ka danbeeyaan siyaasiintooda arimaha noo gaarka ahna meeshaan oo kale uguma hadalno. Ninka yiri ina Abshir ciil buu qabaa, maandhow waxaan ku leeyahey dadka gobta ah intaadaan wax ka sheegin bal horta hore baro wuxuu yahey iyo meeshuu ka soo jeedo..and Fadlan ha sheegan magac aadan laheeyn hana isku dayin inaad kala saarto Ciise Dhuux: Ciise waa mid, Ciisaha runta ahna intaa kama dago sida idinkoo kale oo qabyaaladu cudurka Cancerka loo yaqaan idinku noqotey. Fadlan doodaan reerka ku saabsan intaa ha lagu joojiyo. Viva Puntlant!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nugaal

Thursday, October 26, 2000 - 10:31 pm
soomaali oodhan waa taqaan garoowe maanta
mahadana waxaa iska leh islaan maxamed iyo
mudane abdilaahi yusuf.
waxaa sharaf daro ah in maanta xamar lagu waardiyeeyo abshir waayne iyo abshir yare
oo labaduba gateen sharftii harti iyo daarood
waxay maanta la fadhiyaan dawlada hawiye loo
dhisay.
iyagoo loo adeegsanayo in mar majeerteen is dilaan,waxaa dhici doonta in falal qarsoon dabka
loo huriyo,
ciise maxamuudow horyaac jooja oo tolkiin ka xishooda haddii kale fudaydkii laynagu xaman
jiray iyo madax adayg baa inagu cadaan.
maanta garoowe markii aduun oo dhan la soo
dhigay baan ku guuxaynaa anagaa leh garoowe.
taasi waxay ina tusaysaa inaan hawiye la caqli nahay,oo sheegtay inay xamar oo qaran dhisay
ay leeyihiin waxaana waxa ka danbeey jaahil.
dhulka punt-land waa state cidna ma laha waa
loo simanyahay.dhul aan dad isgu imaana waa
meel hoogtay ee hanaga daadinina nabada iyo
sharfta,
raga abshir yare iyo abshir wayne tolkood bay
u taal waxay ka samayn lahaayeen,
siyaasada ay rabaan ha wataan runtu waa cadahay
punt-land waxaa lagu dhisay caqli iyo maal loo
dhan yahay harti oodhan iyo dadka la daga.
haddii la isku dayo dumis dhibteeda bay wadataa.
ha noolaato umada puntlaand ee horumarka jecel
ha tagaan inta neceb punt-land.
looooooooooma baaaaaaaaahno.
i love state of punt-land and somali wayn
iyadoo xaq ku dhisan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciise yare

Thursday, October 26, 2000 - 11:08 pm
Maxamed Abshir waan nin xabsigii ku soo jiraday oo isagu wax dan u ah naftiisa iyo dadkiisa mayaqaan .waana khalad in la yiraahdo waa siyaasi Soomaaliyeed ama mid Harti ama majeerteen ama Ciise Maxamuud.Haddii uusan nin jiran ahayn uma uusan ololeeyeen in dawladii Maxamed siyaad Bare soo noqoto.
Xassan Abshir waa nin caadeqaate ah oo aan aqoon wax kale lacag lacag lacag..... mooyee. Taasna waxaa daliil u ah Markii Majeerteenka soomaali oodhan ay carsanaysay oo dhibka uguweyni nahaystay Xassan wuxuu ahaa Maxamed Siyaad Bare kuwa uu ugu kalsoonyahay. Waxaa Xaqiiqo ah in lacag & jago sare oo loo balan qaaday awgeed uu uga tagay xilkii uu noohayay. waxaase yaab leh qofka ku difaacaya magac qabiil isagoo aan waxba waligiis noo qaban, Waxuu biìyo mooyaane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aw muuse

Friday, October 27, 2000 - 01:10 am
haddii harti oo dhan ay isku raaceen garoowe ha la dhiso laba nin oo ka tirsan beesha ciise mx ay leeeyihiin xamar[ oo il jeex ay xoog ku deggan tahay iyo waliba kismaayo]ha la dhiso moryaantiina ha la aamino oo layiri sidaa waa soomaalinimo, waxaan aaminsanahay in dadka ciise maxmuud wax garadkooda ay taas aad saluugi doonaan, nin damiin ah yeelkiise

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kacaan-diid

Friday, October 27, 2000 - 06:14 am
Enough is enough. Let us put this nonesense to end. I am not Isse Mahammud, but it bothers me a lot to see some idiots bad mouthing Mohammmed Abshir. A well respected and God fearing, and may be one of the few honest politicians in Somalia.

Please, Haddaad tahay Majerteen ha ka hadlin topic-gan mar danbe (Codsi). Haddaad tahay somalida kalena walaalayaal waxaba ka faa'idi maysaane idinna iska daaya arrintan.


Hope U all consider my request.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real_Nugaal

Friday, October 27, 2000 - 06:28 am
Nugaal, reer mahad shaati ciise maxamuud soo gashtaa tahay nahaab yohow beenta dhaaf magacana noo daa. Odayga adeerkey ah sharaf buu iga mudanyahay kalimad xuna ku oranmayo lakin wax walba oo uu sameeyey way qorantahay. Ma rabo in cadow naga faa'iidesyto lakin Islanka xisaabtana yaa sugi doona maray tahayba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdulahi

Friday, October 27, 2000 - 06:38 am
Nimankii ceelasha Gaalkacyo caruurta iyo dumarka ku guray ay Garoowe ka dhigteen one of their own. Cisman Cato iyo casydiidan anytime ayey soo gali karaan dadka gobolka u dhshayna markay soo dagayaan waa in buuq iyo dagaal laga cabsado. I don't know wabout Maxamed Abshir but Hassan Abshir is determined to come to Garowe and sell his united Somalia vision to the people of Garowe.

Waxba C/Lahi yuu been idiin sheegin waa asaga kan Mudane Caydiid Xamar ku hayey asagoo qalqaalsanaya inuu Caydiid jago siiyo. Marka runta loo sheegay oo ninkii waalnaa caydiid uu ku dhahay Darod era waa dhamaatay ee dowlada irir oo dhalanaysa meel ayaan karaani kaa dhigayaa ayuu soo cararay ee hadii laga dhigi lahaa wasiirka xanaanada xoolaha orod ayuu uga mid noqon lahaa dowlada Caydiid. Wali ayagoo xiriir leh ayuu caydiid dhintay. hadana ina caydiid iyo Caato ayuu daily ula hadlaa Garoowana ku casumay.

Marka ha ii sheegin Xasan Abshir iyo maxamed Abshir ayaa hawiye wax la wada. Cabdulahi waa usuurtobi weysey maahine Caydiid ayuu wadanka gacanta u galin lahaa oo kaligi taliye ah dhimashada dadkana ku raaxeesta. At least dadka reer Puntland oo Xamar aaday dowlada ay ku jiraan waa baarlamaan hal qabiil oo soomali ahi ka maqneyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI GANEEY

Friday, October 27, 2000 - 08:09 am
TO: CIISE YARE, NUGAAL & AW MUUSE

WAXAAD TIHIIN FULAYO GARAC AH, EE NINKA RAGGA AH ISMA QARIYO CIDDUU YAHEY EE SIDII DUMARKII HA U HADLINA EE IS SHEEGA. WAXAAN KU DHAARANAYAA NIN CIISE DHUUX INUUSAN SIDAA U HADLIN HADDII UUSAN GARAC AHEEYN. CAR ISA SHEEGA CIDDAAD TIHIIN.. RUUFIYAANIMO IYO ISKU DIR WAQTIGEED LA SOO DHAAF. HADDII AAD TAHIIN MJ, HADDEE KU GARANEY OO WAXA KALIYA AAN KU LEEYAHEY WALAALAYAAL ALLAHA IDIN CAAFIMAADSHO, LABADAAS NIN AAD CAAYEYSAANA OGSOONAADA WAA RAGII AAD KU FAANI LAHEEYDEEN. ANIGU MA JECLI MANA TAAGEERSANI INA YEY, HADDANA MARNABA LAGAMA YAABO INAAN MEESHAAN OO KALE KU CAAYO AMA CADOWGA U BANDHIGO WAXA DHAXDEENA AH EE QURUN YAHOOW ORDAYOO WAX ISKU FALA.
WAA AQBAL INAAN DOODAAN FOOSH XUN INTAA LAGU JOOJIYO NINKII MJ AHOOW. INTII GARAC AH IYO SOOMAALI KALEBA HADDEE YEELKIDIIN!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Friday, October 27, 2000 - 09:42 am
Guys pls accept our request and put to end of this ugly discusion. We're brothers, all of us(MJ's) And we intend to keep it that way. Weather you're Isse or Omar or any other MJ pls end of this discussion.
Max'ud Saleebaanku waa mira saafiya e
Waa miro xalaaloo kabadan maada geedaha e
Mid wixii ku dhaca labada kale kama maqnaadaane
Hadaad adigu kalee meekhantoo qoloba meelgaysay
Muskii aad banaysaa dabayl dhaxanle ka imaane
Waxa aad muscililaha ufurin waa imari waysay.
(Khalif Sh. Max'ud)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

EEL

Friday, October 27, 2000 - 07:48 pm
Walaalayaal waa wax layaab leh in dadka qaarkiis maanta caayaan odayaashii soomaaliyeed ee gobolada ay u dhasheen ka qeeb galay dhismahiisa. Maantana markii la isku dayey in Soomaali loo suubiyo dowlada ka qeeb galay. Waa maxay ceebta ay leedahay in aad ka shaqeeso nabada Soomaalida. Haddii ay shaqeen weeso dowladani Xasan Abshir iyo Maxamed Abshir maanta Soomaali oo dhan waa ay ogtahay in ay isku dayeen in ay umada soomaaliyeed isu keenaan iyada oo aan dagaal imaan. Haddii ay shaqeeso oo ay hirgasho dowladani waa Ilaah xamdigii. Dadka yaqaano koleey uma sheegayee ee dadka aan aqoon Xasan Abshir iyo Maxamed Abshir waa laba nin oo si dhab ah ugu shaqeeya danta dadkooda (Puntland) iyo danta umada Soomaaliyeed oo dhan. Sharafta ay maanta ku leeyihiin Soomaaliyana waa mid taariikhda geli doonta. Maanta waad aragtaan in Maxamed Abshir uusan wasiir aheen, Xasan Abshir na Prime Minister aheen, laakiin ay si niyad wanaag ku jirta ula shaqeenayaan dowlada cusub. Mid ku jiifo kuna soo toos, Labadan odiba haddii ay ka dareemaan qaladaad fara badan ama xad gudub ku ah umada soomaaliyeed in ay marnaba ka baqi doonin in ay ka hadlaan dhibaatadaas. Waad aragteen in Xasan Abshir iska casilay jagadii wasiirka arimaha gudaha ee Puntland markii isaga iyo Cabdulaahi Yusuf dhex maray is afgaran waa siyaasadeed. Xasan buuq iyo dagaal wuu kicin karey laakiin waxa uu ogyahay in taasi ugu jirin wax faa'iido ah umada halkaa ku nool. Walaalayaal wixii run ah waa la sheegaa wixii been ahna waa laga dheeraadaa maadaama Ilaah nala xisaabtami doono. GAAL DIL GARTIISANA SII ayay soomali ku maahmaahdaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nugaal

Friday, October 27, 2000 - 08:34 pm
riyo ku nool badan baa inagu jirta dadka leh
xasan iyo m.abshir baa dawlad somaaliyeed dhisay
waad riyooteen,waxay ahaayeen tool ama aalad la adeegsaday si loo wiiqo xooga laga baqay ee pun-land state,waxay qaateen laaluush iyo inay
gataan dadkooda taasna waa cadahy khaas ahaan xasan abshir oo nin danaysta ah.
haddii aad caqli leedihiin maxuu irir u diiday
in gobolo waxa lagu qaybsado,maxay soomaali
soomaali laba nin oo mooryaan isgu soo baxaan
ma xaqbaa in mooryaan qarankii burburiso hadan madax loo salaaxo,aduunka ayaa ka yaaban arintan
taas waxa ay ku tusaysaa caado qaata nimada dadka ka soo jeeda dhulka barakaysan ee punt-lannd
waxa kale meesha ma yaalaan waa in labaabiyo
xooga aan dhisnay.
qofkii xamar ku farxsan ha aado bal aan argno
dadka puntland waxa ay rabaan intii fadhi ku
dirirka qiimo aad leedihiin ma jiraan ee edeb
u taageera dadka idinka danbeeya.

viva state puntland somaaliya
ninkaad kabo ka tolanyso,kabihiisaa la fiirshaa
mooryaan waa in ay gurigooda hagaagshaan ka bacdi
edeb noogu yimaadan markaas waan la hadlaynaa
good bye
nugaal wadani

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nugaal

Friday, October 27, 2000 - 09:00 pm
saxiibkay cabdi ganey
iga raali noqo hadii qoraalkaygu waxa kuu dhimay,
waan kuu jeedaa dhiigaa ku karay lakiin ogow
ciise oo dhan isku fikrad ma laha waxaa jira
kuwa shuuci ah,kuwa wadaado ah.kuwokhamriga
jaadka cuna ,kuwo waxa bartay oo edeb leh,
markaa ciise dhuux bada ku shub waxaa socota
puntland state oo la dhisayo ma ku abtirsanysa
eyl,nugaal,puntland,soomaali
haddii kale waxa badan dhiigu wuu ku karey
labada nin ee siyaasiyiinta ah waa fashilmeen
dawladdii ay dabo socodaan huteel bay ku xiran
yihiin,waxaa ilaaliya gaani iyo jilicow
waad la socotaa hoteelka ay degenyihiin
ninka taajirka iska leh in ,maant baabuurtiisa
tiknko lagu qabtay aaga qoriyoolay iyagoo
dad xasuuqaya.
mala socotaa in soomaaliya loo qaybshay 4 state
somali land ,punt-land,k,galbeed state,kuwa dhexe
salaad booy markii maxamed siyaad dalka laga saaray waxa uu marayey wadanka talyaaniga isgoo
xabaarsan magaca k xigeenka risalwasaaraha markii
la waydiiyey siyaad dalkii waa laga saaray iyo
dawladaadii maxuu ku jawaabay,waxaa waydiiyey
wariye talyani ah waxa uu ku jawaabay tii xaqa
baa dhalatay oo ah taydii oo uu ka wado usc.
waxa yaaba inaad la socotid ina salaad booy iyo cadow iyo galaal waxaa ay shirka carta ka hor waxa ay tageen somali land iyagoo wata fikrad lidi ku
ah punt-land,waxa ay aduunka u sheegeen inay nabadraadinayaan,
wac al jamuuriya oo ka soo baxda hargaysa.

cabdi ganeey riyaad ku jirtaa
sheekadu ciise dhuux way ka waytahay.
good luck.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Friday, October 27, 2000 - 09:33 pm
Bismilaahi Raxmaani Raxiim. Run ahaantii aad ayaan uga xumahay inay doodani dheeraatay. Waxayna maraysaa xeer xag xagasho iyo waa layska hadlaa. War dadku been maaha oo waa kala fikrad duwan yihiin; laakiin taas maaha waxaan ka hadlayno. Waxaan diidanahay in aan dhibaatadeena fagaarahaan kaga xaajoono. War tolow ma waxaad diidan tihiin ceebteena iyo cawradeena ha naloo qariyo. Arintu ma aha C/laahi baa saxsan ama Xasan ayaa khaldan iwm. Ka fiirsada meeshaad wax ku qoraysaan iyo dadka aad hortooda waxku qoraysaanba. Sow maaha dadka intaa jecel in Majeerteen isku dhufto oo islaayo? Fiiriya mawduucyada ah: Maxuu Cismaan M. ama Cumar Max'ud isu xantaan. Yaa adkaan doono ciise iyo cumar. C/laahi yuusuf oo geeriyooday iwm. Dib aan isugu noqono afbaa igu yaal looma hadlee. S/calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIRISAAQ MAXAMED

Saturday, October 28, 2000 - 06:27 am
This is to the guy who started this topic.If you are not Majerteen stay away from internal majerteen issue.And if you are,then you must be a very narrow-minded person.HOW CAN YOU DARE DIG FOR THE WICK-POINTS OF YOUR OWN BROTHERS AND MAKE THEM LOOK LIKE FOOLS INFRONT OF THE WORLD.

Majerteen are one nation and one people.And they have leaders of different back ground and experince.And Puntland is a free democratic state where everyone can fulfill his/hers dream.and each citizen is free to practice his or her opinion.Abdullah Yusuf and Hassan Abshir are among thousand fo leaders and elders of Majerteen.If this two leaders have different idology that dont mean that they are enemies,and this dont mean that it would cause the division of Majerteen in sub-clan level.

The unity of Majerteen is sacred and any one who starts a topic that would undermind the unity and stability of majerteen and Puntland is an enemy.So beware Majerteen.And let us not take part directly or indirectly in such issue in the future.Please brothers and sister if you real love your people and your land dont reply this topic, or any other topic related to this one.Let us ignore those who wanna great problem among us.Because exactly that is what they want.

If we have a need for new leader or our present leaders are incopentant,then let us elect new ones, who have the love of thier land and people in thier hearts.Peace to you all brothers and sisters

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kacaan-diid

Saturday, October 28, 2000 - 08:49 am
One more time, I ask all of you to refrain yourself froM taking part in this ugly and useless discussion.

SHAME ON YOU GUYS. Whatever policy differences we have, Majertens are not the kind of people who display their dirty laundry in public.

This time let us declare anyone who does not stop it is not MAJEERTEEN. In other words let me be the last Majerten person on this issue.

YAAN LOO JAWAABIN QOF DANBOO KA HADLA.

THANK YOU ALL, & CASE CLOSED!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheeg

Saturday, October 28, 2000 - 01:58 pm
war yaa kahadsiiyey Ciise war ciise makala haraan
fikradahooduna waa isku meel hadii aad akhrido topiga , maxaa yeelay siyaasada hadaa ugu horaysay marka cidiyahay ku dirirayaan ee yey idin xagan, maxaa yeelay wali waxay taageersanyihiin M Abshir oyo X Abshir oo meelay wax uwadaan aan aqoon kasii darane islaankiina waxaa laleeyahay A/laahi baa guurtuu hadloba ku harqiya bahal lacag ah oo feega markaa suu tuuladiisa isaga cararaa

shame wiil ciise

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIISE DHUUX

Sunday, October 29, 2000 - 04:31 am
TO: NUGAAL

Nugaal ninka isugu yeeray. Horta waxaa
tahay nin jirin ninyahow.

Anigu ma caynayo qabiilka aad ka dhalatay
Laakiin Ciise Maxamuud hadaad cayso iyo
haddii kale waa dad la yaqaan waxay galaan
iyo waxay gudaan

Caqli inaadan lahayn, yaa ninka Cabdulahi
u dhiibay meesha?, ma adinka?, waa beentaa.

Garowana annagaa leh, cidaan doona ayaan
ka eryeeynaa, cidaan dooana waan dejinaynaa

Nacaybka aad u qabto Ciise Dhuuxna meel
la tegi maysid, hortaa baan aragnay kuwa
adiga la mid ah. Waxaan ku weydiin,
adigoon caytamin miyaadan doodi karayn?

Waxaan kuu sheegayaa inaad "Raaligellin"
u samaysid qabiilka Ciise Maxamuud ee
aflagaadaysay, adigoo soo qoraya qoraal
kale, codsanaya in lagu cafiyo.

CIISE DHUUX

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nugaal

Sunday, October 29, 2000 - 10:59 am
doqonimadu waa waxa loo dhasho ee ma ah waxa la iska dhigo,argtidaydu waa mid ma ku salaysan run
xaqiiqo,
mana caayin ciise laakiin waxa jira ayaan kuu
sheegayaa,garoowe ha ku faanin markii hore waad ka
faani jirta ma manta oo hanti umadda lagu dhisay
baad ku faani anaa leh,waxaad taha ciise shheegte
ciisaha runta waa dadk dhiigooda u hura punt-land state,dalka sharcibaa ka jira haddi aa buuqa dadka garoowe ku samaysid jeelal baa ka dhisan dhagaxna
waad jabin,haddi aa noqotid muiwaadin nabada jecela dadka dhinac ka raac,
mid ka le in jaamacaddi east africa la furay la
saco waana shaqaynaysaa.
jaahi foqal jaahil ha sheegan ciise ma tahid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burtinle

Monday, October 30, 2000 - 08:12 am
Maantey, ma waxeey mareeysaa in odayaal soomaali oo dhan ay xushmad u hayaan lagu ceebeeyo Somali net? Soomaaliyeey maxaa idiin haray?

Anigu koleey waxaan aqoon u leeyahey mudane Maxamed Abshir. Mr. Abshir waa nin ahlu diin ah, ethical ah, waa nin qaran weeye oo soomaalinimo aaminsan. Ninkii Soomaalinimo aaminsan dee wuu ku raaci siyaasadiisa. Ninkii qabiil aaminsana dee kuma raaci karo. Marka walaal Nugaal, waxaan filayaa inaad tahey nin qabyaalad xaq bursi ah aaminsan, qabiilkaad doonto noqo inkastoo hadalkaadu u eg yahey hadal cumar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

EEL

Monday, October 30, 2000 - 08:58 am
Abdirizaaq Maxamed waa nin nabada iyo horumarka Puntland ka shaqeenayo ee Ilaah ha inaga wada dhigo sidaa.

Nugaal: Naceeb majeerteen ayaa kugu jiro laakiin majeerteen ku dhiman maayo iskuna leen maayo afkaada iyo kuwa kula mid ah ee doonayo inaan dhibtaada mid la mid ka qeeb galno. jaaw hee.

Reer Puntlnad iyo Soomaaliween:

Waa wax dhab ah in siyaasiyiinta majeerteen kala fikrad duwan yihiin weligood ahaayeen sidaa. Marnana ha ku riyoon in wiilal majeerteen dhiigoodu u qubtaa si raqiis ah oo aan anaga ka mas'uul nahay. Maanta waxaa keenay in kala fikrad duwanaanteenu umada kale ogaato waa isgaarsiinta wadankeena (Puntalnd) oo sidii hore ka wanaagsan. Fikrad kala duwanaanshuhuna waa wax aad u wanaagsan oo tii wanaagsan ayay shacabku ka dooran. Anagu si macquul ayaan wax isaga dhaadhicinaa oo xabad islama dhacno waana midaa mida Puntland horumar u gaartay. Dadka xaasidnimada wadana weligood meel ma gaari doonaan oo Ilaah baa u jeeda dabka iyo fidnada ay wadaan. Maxamed Abshir iyo Xasan Abshir haddii ay Soomaaliween wax la dhisaan oo ay shaqeesana waa Alxamdulilaahi haddii ay shaqeen weesana haddee Puntland nina ma oran ha la baabi'iyee ee halkeedii ayay ka socon oo cidina ma oran halagu kalo tago.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi Ganeey

Monday, October 30, 2000 - 12:25 pm
To runsheeg: Waxaad tahey doofaar doofaar dhaley iyo inankiis mooryaan yahey. hadaad run sheegeyso car sidaa u hadal meel Ciise joogo oo Islaankooda wax ka sheeg hadaadan ilkahaada dhulka ka goob gooban.

Nugaal: waxaad tahey naag fuley ah, duli yahoow aanba istaahilin in loo jawaabo haddii kale maad sheegtid cidaad tahey iyo magacaada waa igu balan inaan ku siiyo casharkaad istaahisho.

Raali ahaada, runtii doonimeyn inaan wax ku qoro meeshaan anigoo tixgalinaya codsiga odayaashaa wax garadka ah misana waxaan ka aamusi waayey mooryaantaan oo kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nugaal

Tuesday, October 31, 2000 - 04:56 pm
cabdi ganeey kula yaabi waayo adiga iyo
kuwa aad taageeraysid waa ku la mid taas
waxay na tusaysaa inaad nin qalfasan tahay
runtaana ku gubaysa sidaa awgeed cudurka aan
la dagaalamayno baad ka mid tahay,
waxba ha cabaadin pun-land adiga ma kuu baahna.
waxa ku gula talin lahaa is daji sida ragan
u hadal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DDAARROD/ISAAQ-DHABE

Tuesday, October 31, 2000 - 06:00 pm
so tell me if you are talking about the DARROODD FAGSS THAT WE KILLL they were not human.
fuckinggg animals i recall one day when i saw a DARRODD BITTTCH TAKING IT UP THE ASSS this USC guy was doing her and he was fuckking her in the asss

his DicKk was so far up her aSsSs she started pisSsing

we were all watching it as she suckedd dickkK off the HAWWIYYE JUICE

THAT IS THE PRIDE OF THE USC ASSS HOLLLE DARROODDS GET USE TO IT SUCKKERS

WE ARE THE RULERS OF SOMALIA AND WE WILL BE FUCKKKING YOUR WOMEN TILL THE END MOTHER FUCCKKKERS

FOR GET ABOUT YOUR WOMAN WE WILL SCREWW YOUR MEN
SO GET READY AND BEND OVER FOR HAWWIYYE DICKKKKS

TO THE ISSAAQ WE ENJOYED YOUR SLUTTTY WOMEN IN 1988-89
THEY ARE THE WHORRRESS OF OUR NATION
AND IF YOU DON NOT SHUTTT UP WE WILL COME TO HARGEYSA AND FUCKKKK CIGAAL AND ALL YOUR MAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

EEL

Wednesday, November 01, 2000 - 05:42 am
Kan iska caaytamaya warkiisa naga daaya horta. Mida kalesa walaalayaal in ku filan topic gani waa laga hadlay in wax cusub ku soo siyaadin doonana ma jiro ee halkeeda walaalayaal isaga xira. Mahadsanid inta sida runta ee niyada ku dhisan fikradahooda halkan ugu soo gudbisay. Waana fikrado la meel marin doono waqtiga dhow qaarkood shaqadii laga qaban lahaaba ay horey u bilaabatay. Marlabaad ayaan halkan idinka soo jeedinayaa reer Puntland in aad si daacad ugu shaqeesaan wadankiina iyo Soomaliweenba.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.