site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Isaaqa iyo kkk are same

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Isaaqa iyo kkk are same
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 25, 2000 - 04:22 am
cidii ilaqabtaa hakahadleen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 25, 2000 - 05:22 am
Horta anigu inaan qabiil meel kaga dhaco marabo
laakiinse adiga waxaan kuu arkaa shaqsi aad u caqli yar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

The Lion

Wednesday, October 25, 2000 - 07:19 am
Waxaa fiican in maangaabnimada iyo daciifnimada layska daayo, isla markaana wax faa'iido leh oo laga faa'iidaysankaro lala yimaado. Ninka su'aashan daciifka ah soo qoray waxaan leeyahay sxb marka dambe la imaw odhaah amaba su'aal caqli gal ah oo lagaaga jawaabo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqaan

Wednesday, October 25, 2000 - 11:17 pm
aduunyada af nooli waa hadlaa ayna waa ciyaa
raganimadaadii ma waxay dhaafi wayday qabiil sxb waxa ila fiican anoo aan kugu sii dheeraan istaahilna aanay ahayn in aan xitaa kuu soo jawaabo waxaan ku odhan lahaa sida dhalin yarada wax garadka ah ee wax kala faaiidaysanaysa soo qor wax maaquula hadii kale ka faaiidayso wax garadku waxay is waydaar sanayaan oo dood aan jawaab lahayn ha soo qorin .

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.