site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DULLI FOOQAL DULLI

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): DULLI FOOQAL DULLI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WaaYaab

Wednesday, October 25, 2000 - 05:50 am
Waar badowyahay geeljiraha ah miyaydaan ilbixin oo arag dunida hormartay, intaad idinku isku jeedeen ayay dunidii gaar ahaan gaaladii hormartay.
qabiil this....qabiil that................
Goormaynu hormaraynaa haddii kiinii dibada yimid ee la is lahaa wuxuu barayaa dadka sida loo
xaliyo dhibaatooyinka iyadoon la is caayin oon la is dilin uu caqli DOOFAAR noqday.
Iga walaahay inaynaan talaabo hor u qaadayn intuu caqligeenu heerkaa hoose joogo.
ogaada qof waliba xaq buu u leeyahay fikraddiisa ee orda oo intaydaan internetka soo galin soo barta sida dhibaatooyinka dadka soo foodsaara loogu xaliyo hab islaami ah ama dimuqraadiyeed.
Anigu waxaan u dhashay Somaliland laakiinse
markaan Bayjkan arkay Soomaalinimadoo dhan baan
nacayba.

Ilaahay qoom ma dooriyo inay iyagu is dooriyaan mooyee.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.