site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAR YAA DHULBAHANTE LA TALIYA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): WAR YAA DHULBAHANTE LA TALIYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL ARAAB

Wednesday, October 25, 2000 - 06:23 am
KU DADKA DHULBANTAHA

WAAN IDIIN DIGA YAA EE HADII AD SOMALILAND KA SOO HORJEEDAN OO AD XAMAR IYO HAWIYEE KU LABATAAN.WAXA IDIN KU DHACAYSA SII DII 1991 IDIIN KU DHACDAY OO LA ODHAN JIRAY AABKOO DHULBAHANTA YAA ARKAY HADII UU HARGAYSI DAGAL KA DHACO QOF IDIIN ODHANAYAA ABKOO DHULBANTAA YAA MA JIRO EE WAAN IDLA TALINAYAYE EE SOMALILAND SOA RACA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

W,DHULBAHANTE

Wednesday, October 25, 2000 - 07:23 am
W,ARAAB .
SXB DHULBAHANTE MAAHA ISAAQ .
SOMALILAND AAD SHEEGAYSANA WAXA UGU DAMBEEYSEY 1960KI EE HADEER WAA KURI ISAAQ MARKA AYNU WADA YEELANO DHULKA ILA TALI.
HADER WAA KURI ISAAQE .INTA BADAN IYO BAQIGA AYAA HADHI NINLADILEY LAGA BAQ.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil warsangeli

Wednesday, October 25, 2000 - 07:26 am
Araab dhagax
Arab gunta isaaq ba tahayee don't talk.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaal

Wednesday, October 25, 2000 - 08:16 am
warnimankan isaaq ha ujawaabina way caytamayaan
habartamayaan ooyayaan markaa dhulbahantoo halacaytamina sidoodoo oo kale.
soomaalidu waxay kumaahmaahdaa"hadaad dhimanayso
dhareerka waa laiska duwaa" hadal kii oo kooban dhuloos samaliland marabaan hadaad wax samaynaysaan waad taqaaniin caro dhulbahante waxba netka haku caytaminee.

to: wiil arab
isaaqa kale ha hadleene adigu maad iska aamustid
isaaq xagee baad kasoo gashaa??????
hilib laha hargeysaad tihiine. orodoo hilibka dadka kasooo iibi intaad dhuloos netka ku caayaysid.
to: wiil dhulbahante iyo wiil wersangeli.
inaadeerayaal kuwan nafta haysee ha ujawaabina meel kasta waxay lataaganyihiin afxumee.
dhuloos 4ever harti 4ever daarood 4ever

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAAGE

Thursday, October 26, 2000 - 07:42 am
To wiil carab
DHULBAHANTE ARE LEADERS NOT A FOLLOWER AND WE DO NOT WANT THE GOVERNMENT OF ISAAQ, IF THERE IS ONE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

w/habar jeclo

Thursday, October 26, 2000 - 11:22 pm
wiil arab
sxb hore ayaa loo yiri (NINKII SOO JOOG LAGA WAAYO SOO JIIFBAA LAGA HELAA) waad la socotaa bishan gudaheedii in lagu dila xamar (GEN TALAN)cid is waydiisay iyo cid u hadashaytoona ma jirto berina waxa ku xiga (CALI KHALIIF)isna wuxuu noqon doonaa (DAMEER BAKHTIYAY )
markaa (LUG NINKII ISJABIYAA ISAGAA U JIIFSADEE)yaanay ku dhibin taasi awalba dhuloos waa lagu yiqiinay (DHOOHNAANTEE)


to w/dhuloos iyo w/warsangeli

horaa looyiri (NIN DAAD QAADAY XUNBO CUSKAY)abtiyaal hadii aad ka baqdeen in la soo saaro goldolooladii aad samayseen waqtigii af wane aad daba dhilifka u ahaydeen horaan idiinka cafiyay ee balqabsada hadii aanan ahayn nin gob ah ama aan idinku qaadayo waajibaadkiina aad mudantihiin
maanta ifka laydin kuma arkeen anaa dulqaatoo gobanimo karaacee ee(GAAGAABSADA YAAN GAADH LA IDINKA QABANEE)tiradana waxaad ku dartaan(DADKU WUU GUURAA DALKUSE MAGUURO)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAWIYE

Friday, October 27, 2000 - 01:48 am
HABARJECLO.
Saaxiib waxaan ku waydiiyay, ISMAACIIL BUUBAA, CISMAAN KALUUN, iyo wasiirka habarjecloba lama dilayee, maxaa raiisul wasaaraha soomaaliya mudane prof GALAYR maxaa loo dilayaa, mase ogtahay inuu yahay inaan geerida ka nixin ayna waardiyaynaayaan 1000(kun) ciidan ah kaligiis........ waxaan kaloo ku waydiiyay gen TALAN alaha u naxariistee muxuu uga duwan yahay col-kii DHULBAHANTE ee ciidanka madaxtooyada CIGAAAL waardiyaynayay ee aad xabada dhabarka uga dhufateen ee aad tiraahdeen wuu baxsaday, markaas ayaad waliba waxaad ugu sii darten inaad xirtaan garaad ABSHIR SAALAX, .hadaan dhulbahante beri isdaagnay maanta waa walaaleheen, kuma riyoonayno inaan u talino ee waa iyagaa maanta soomaali hogaaminaya. jooji isku dirka.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.