SALAD BOY | Wednesday, October 25, 2000 - 09:01 pm MAXAAD FILAYSAAN IN AY KA SOO BAXAAN WADA HADALKA PUNTLAND STATE,RRA,SPM,OTHERS. |
wiil bari | Thursday, October 26, 2000 - 12:18 am oo yaa u turjumaya bari waraa heyta |
abdikarim hassan | Thursday, October 26, 2000 - 03:18 am ma jiraan wax faa,iido leh oo ay usoo wadaan ummadda halkaa degta iyo shacabka soomaaliyeed midna, waxay soo wadaan dhib labaad oo lala doonayo in shacabka soomaaliyeed midiyo laysugu dhiibo mar labaad, waxayna maanta soomaalidii u kala qaybsan tahay saddex qaybood. 1 CIGAAL IYO INTA RAACSAN 2 ABDILLAAHI YUUSUF IYO INTA RAACSAN 3 CABDIQAASIM IYO INTA RAACSAN Waxaana suuragal ah in soomaalia uu mar kale ka dilaaco dagaal sokeeye ilaahaw naga qabo tuugadan noo heshiisay adigaa awood leh, ilaahaw soomaaliya badbaadi adigaa awood leh. . |