abdikarim hassan | Thursday, October 26, 2000 - 01:05 am waxaan marar badan maqlaa somalida oo leh qofkaas madaw iyagoo ku sheegaya dadka kale ee africanka ah madaw, haddaba waxaan doonayaa qof su,aashan ka jawaaba. su,aashaas oo ah SOMALIDU MA BLACK ( MADAW ) mise waa caddaan ( WHITE ) haddii aynu nahay black maxaynu uga faanaa walaalaheena kale ee africaanka ah mise niyaddana cadaan(white) baynu ka nahay korkana madaw (black) arrintaas waxay cadaawad ku beertay dadka kale ee africaanka ah ee walaalaheen ah. |
qurxloow dhuxul | Thursday, October 26, 2000 - 12:32 pm somaalidu waa dad madow lakiin waxay yara dareensanyihiin inay yara qorqoran yihiin oo ay afrikaan kaqurux badan yihiin waxaa aad raadinayso waa intaa. |
Gurey | Thursday, October 26, 2000 - 01:49 pm Look yourself in the mirrir and decide where you belong to.. no offence brother but where live in Europe blacks include all Asians, some of the Hispanics, some of the Arabs like Egyptians, the other Africans including Somalis.. what do you think.. It is true that we have good features but were black people.. Gurey |
sandhere | Thursday, October 26, 2000 - 02:06 pm SOMALIA We don't thing that we're black but we're black. the reason I said that our skin is black first then we realy have agreat hair which isn't like the black people those who are our neighborhood.And i heared somalian people are the beatyful people in the world. God bless somalia |
SIYAAD | Thursday, October 26, 2000 - 02:09 pm JAALAYAAL SHAKI KUMA JIRO INAYNU NAHAY MADOW BALSE WAXAAN ORAN LAHAA MEEL UU CADAAN INAGA SOO GALO MA JIRO SIDAA DARTEED WAXAA HABOON IN UUSAN SHAKI KAA GELIN MIDABKA AAD TAHAY WAXAANA KUU SHEEGAYAA INAADAN AHAYN CARAB BALSE AAD TAHAY SOOMAALI INAADAN BIDE AHAYN BALSE AAD TAHAY MADOW DUGUL AH. |
sandhere said dhuxul jibiye | Thursday, October 26, 2000 - 02:12 pm SOMALIA We don't thing that we're black but we're black. the reason I said that our skin is black first then we realy have agreat hair, which isn't like the black people those who are our neighborhood.And I heared somalian people are the beatyful people in the world. God bless somalia |
hassan | Thursday, October 26, 2000 - 04:44 pm Isaaqa ayaan ahayn madow waayo qabiilka kelya ee aan xornimadii gumeysiga cidi kaga dhiman hadana raba in a cadaankii Somalida kale ka xoreysay dib ugu yeedhaan. |