site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Carta waan tacab khasaaray.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Carta waan tacab khasaaray.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Carta

Thursday, October 26, 2000 - 05:50 am
Waxaan islahaa somaali badbaadi waanse ku tacbkhasaaray,somaali iyo heshiisiinteeda dibaydabadeed la ii soo marsiin maayo.

Waxyaabaha aan la yaabay waxa ka mid ah.
Ismaaciil Cumar Geele maalintii uu ka soo noqday New york wax hadal ahi kamuu soo bixin,daynka uu galay awgeed wuu isqariyay.
C/qaasim madaxwaynihii Carta Ma waxaan moodnay mise wuxuu noqday. Kaasna hadalkiia daa.
Digil iyo mirifleh,Mareexaan,Warsangali,Banaadiri,iyo Garaadadii waawynaa ee Daarood kalsoonidii kala noqde.Intii hadhayna wax la dilay iyo waxa hoteeldii ay ku jireen laga cayriyay.
Dawladii Carta Xamar bay ku kaba laadahay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.