site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Xawaadle ma Hawiyaa mise waa Others???

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Xawaadle ma Hawiyaa mise waa Others???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Thursday, October 26, 2000 - 07:14 am
Waxaa jiro sheekooyin sheegaya in Xawaadle Hawiye aheynin. Mar aan weydiiyey, ka hor intaan dowlada KMG la dhisin, odoyaal ka mid ah waxay ii sheegeen ineysan Hawiye aheyn. Hadaba waxaan rabaa inaan ogaado in Xawaadle Yahay Hawiye? mise Daarood? mise Others?

Hadeysan aheyn Hawiye maxaa shirkii Carte loogu tiriyay Hawiye? Hawiye xaq ma u leeyahay inuu kasoo ceshto xubnihii iyo wasiiradii xagooda aaday?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UGAAS

Thursday, October 26, 2000 - 07:56 am
TO: AHMED1

waxaan u malaynayaa in aad ku gaartay suaashaas edbdaro xawaadlana waxay yihiin adiga kaama rabaan sidaas awgeed waxaan ku oran lahaa waxaad ku hadlaysid ka fiirso XAWAADLE waa reer dhalad ah lana yaqaan waxay yihiin
waxayna yihiin dad u dhashay hawiye wayna matali karaan kuraasta baarlamaanka & jegooyinka aad sheegaysidna ka bax ayaan ku iri hadii loo baahdo waxa uu hawiye leeyahay ayaan iskugu daraynaa

waxaa laga yaaba in aad is leedahay ninkaan toloow ma xawaadlaa laakiin aniga ma ihi xawaadle laakiin waxaan ahay curudka :::::::
Qabiilo qaarkood ayaa lagu yaqaan dad badsiga laakiin anaga dad badsi ma rabno keena alaha nagu anfaco

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Omar_Maxamud

Thursday, October 26, 2000 - 09:06 am
hawadle waa hawiyaa futo-madobe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaliland

Thursday, October 26, 2000 - 04:54 pm
xawaadle maaha hawiye waayo hiiraan waxaa kadhisan maamul goboleed oo waa dad wax ku heshiin kara sida somaliland ama puntland aadna uma futo madooba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xawaadle

Thursday, October 26, 2000 - 09:16 pm
xawaadle bro taariiqdiisa waa dheertahay
1) xawaadle darotka iyo isaqa ayuu wasaa
2) xawaadle waa curad hawiye
3) xawaadle waa xaq u dirir
4) xawaadle waa dad la dhaqan wanaagsan yahay
5) xawaadle maataduu caawinaa sidaas dareed aad u fahmi la`dihiin meeshuu galo waayo somali wixii wanaag wadda ayaan garabsiinaa imw bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacad jalaf

Thursday, October 26, 2000 - 10:57 pm
xawaadle iyagaa is og ciday yihiin
marna leelkase dhiiga hala baxshaan
mara hawiye ha sheegtaam.
waxaa yaaba waxa hawiye markii danbe
khaas ahaan caydiid u gumaaday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil gugundhabe

Friday, October 27, 2000 - 07:15 am
hahaha waraa xawaadle nin rag ah iga dheh xawaadle wuxuu wasaa isaaq iyo majeerteen looooool

u sheeg nooh in xawaadle ciddii is waasha uu wabiga ku guraayo lloooooooll.

xawaadle waa la yaqaan waxeey yihiin cidii rabta in cashar loo dhigo beletweeyne lee ha imaato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

murusade

Friday, October 27, 2000 - 09:14 am
XAWAADLE WAA NIMAN DHALAD AH OO HALYEEY AH
WAXAYNA YIHIIN HALYEEYGA HAWIYE OO WAA LA
YAQAAN MEESHA AY GALAAN WAA GALAN TAHAY


WAXAAN U MALAYNAYAA IN AAD KU QANACDAY JAWAABTAAN

MAHADSANINIDIIN DHAMAANTIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

josepa

Friday, October 27, 2000 - 09:25 am
to;xawaadle
salaan ,damiir laawi waryaa hawiye sooma ahan kuwii ku xasuuqey saaxiib see camal
xawaadle aad caqli ka sugeysaan soo ma ahan kuwii wabiga sonkorta ku shubey si ay ugu macaanaato ,waryaada awkoowboowda
ceeb maxaa wasee adigibaa baa gaaljecel ku ceyrsaneysaa,
marka hadii uu hawiye yahey maxaa xamer looga soo ceyriyey,xawaadle waa leelkase haduu run rabo hadii kale lama yaqaan waa eyl ey aa shaneeyo
byejosepa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAWAADLE

Saturday, October 28, 2000 - 06:16 am
Asalaamu aleykum,

Hadii kaftanka leyska daayo XAWAADLE CADE taariiqdiisa aan idiin sheego.

XAWAADLE CADE ma ahan HAWIYE mana ahan DAAROOD mana ahan DIR mana ahan DIGIL & MIRIFLE mana ahan OTHERS.

XAWAADLE waxeey dhalyo wadaagaan qabiilada GAALJECEL & IRIR la yiraah kuwaasoo eey iskaga soo dhacaan SAMAALE.

XAWAADLE waxaa dhaley MAYLE SAMAALE, hawiyena waa IRIR SAMAALE.

Laakiin XAWAADLE waxaa dhashay gabar HAWIYE ah oo la dhalatey ABGAAL CISMAAN IYO UJEEDEEN.

Deegaan XAWAADLEHA waxeey dagaan HIIRAAN,SHABEELAHA DHEXE,SHABEELAHA HOOSE,JUBADA HOOSE & GEDO.

XAWAADLE waa qabiil weeyn oo soomaalida eey ku taqaan ineey yihiin dad nabada jecel dariskana aad u ixtiraamo.

wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daani

Saturday, October 28, 2000 - 06:21 am
WAA RUNTAA ahmed1- ma nihin hawiye qurmuun uraaye


xawaadle waa qabiil ka sharaf badan hawiye qurmuun.

markii uu socdey shirkii CARTA gudigii xawaadle weey ka cabteen in hawiye lagu darey laakiin waa loo diidey ineey ka baxaan waxaana lagu yiri waan ognahay inaadan hawiye aheyn laakin maadama aad waqtigii colaada aad raacdeen hadaba maanta ku weel jira laakiin hada kadib idinku dari meyno.

Hawaadle hawiye ma ahan waligisna ma aheyn deegaan uunbaa inaga dhaxeeyey oo qura anaga iyo hawiye qurmuun hawiyena waxaan wadaagi jirney kaliya colaada iyo degaanka hadeerna waan kala qad baxney oo dowlad calan leh baan nahay.

dowladoodana ma iman karto HIIRAAN dab baan dabada ka galineynaa sidaa ha u ogaadeen haweye daba madoobe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

badmaax10

Saturday, October 28, 2000 - 06:26 am
waxaa nagu maqaal ah in ay jiraan qolo reer xamarka ay sheegtaan in yihiin Xawaadle ay yiraahdaan Xawaadle asalkood waa reer xamar. tariiqdana shagayso, in xawaadle laga ceeyriyey magaaladda xamar, ee xamar daye ka ceeyriyay ayagoo ku tala jireen waqtigaas inay xamar ka samaystaan saldhig, sheekadaas maxaa ka jira.
suaal, Xawaadle ma hawiyaa mise isu tekka Banaadiriga.
waa ka baxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leyla

Saturday, October 28, 2000 - 11:37 am
to badmaax10
halo bro,
Xawaadle cade ma ahan reer banaadiri ee waxaa jira qabiil reer banaadiri ku dhex korey oo xawaadle ah kaasoo la yiraah DHABARWEYNE oo ka dhashay gudomiyaha reer banaadiriga RAAJIS.

Hadaad doontid taariiqda XAWAADLE CADE kor ka aqri gacaliye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ogadeen

Saturday, October 28, 2000 - 11:54 am
waryaadhahee xawaadle-se muxuu ahaa talow? adeer niman darood iyo isaaaq aheen dee somali maaha. loolanka dalka somaliya la yiraahdana dee labaas ayuun buu ka dhaxeeyaa..........hawiye soo nimankii la gumeesan jiray maaha? goormeey sidan u soo baxeena......dunidan waalatey bal eega.....

koley nimankii fuustada ay ku jireen hawiye laadey ayuun baa yaqaan sida loogu soo celin doono
........anagu iidoor beynu u heysanaa in fuustadii aynu ku heyney haaawiye futo madoobe inuu laadey asganaana yaqaan sidii loogu soo celin lahaa..............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jeele

Saturday, October 28, 2000 - 09:56 pm
Xawaadle waxa iska dhalay Ogaden iyo Gaaljecel.
baro taariikhda somalida. ma aha Hawiye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Poisonous

Saturday, October 28, 2000 - 10:35 pm
This is a FACT; the most beautifull women is Som are of the Xawaadle stoke!!

Poison (hg)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c.madaxweyne

Sunday, October 29, 2000 - 09:22 am
ARRINTAAN AAD AYAA LOOGU WAREERAY,LAAKIIN HADDAAN ASIIBO ARRINTA RUNTA AH WAXAY TAHAY,XAWAADLE HAL CILLAD AYUU LEEYAHAY OO HAWIYAHA INTIISA KALE UU DHEERYAHAY,OO ARRINTASI MAXAY TAHAY?
MAR ALLAALE IYO MARKII UU DAAROOD ARKO AYUU KACSANAYAA.. ILLAA UU ARRUNTANA KALA HARI MAAYO... AR XAWAADLAA ...WAA WADA QOOR..DAAROODKANA HALO AYEEYBA U HAYSTAAN.. wixii denbi ah ee meeshaan ka dhaca waxaa korka ku qaadan doona wiilkii ogaadeen ee arrintan ka taliyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaaboow

Sunday, October 29, 2000 - 03:42 pm
to:ahmed 1
wadaayoow waxaan kuu sheegaa dooda aad furtay in ay wax dhadhan ah leheenin xawaadlena waa la yaqaanna taariikhda uu soomaaliya ku leeyahay iyo deegaannada uu dego marka afkaaga suubso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 04:44 pm
HAWIYE AAN XAWAADLE KU JIRIN HAWIYE MABA AHA, DAAROODNA ADIGU QOFKAAD WANAAG KU MAQASHO SHEEGO, MAKUU KU DILANA CARAR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

murursade

Sunday, October 29, 2000 - 05:33 pm
aryaada waxaan ilaa iyo maalintaan dhashtaan maqlaayey ee ma run baa??????????/
teeda kale walaalahay aan ilmo habreed nahay ayaaba cidaan ah kuwo aan dhinaca aabo ilmo abti ka nahayna cida lagu sheego waaye marka 2 doodaba waan warsadey waxay iigu jawaabeen in aan isleenahay waan ognahay laakiinse meel aan iskuula baxno ma naqaaaaano ileen arintanu waa run walee fikrad baa igu korodhey......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Monday, October 30, 2000 - 12:45 am
Doodan waxaan u furay in isla ogaano asalka Xawaadle iyo meesha uu kasoo jeedo maadaama warar is dhaafsan aan ka maqalnay. Weli ma haayo qof cadeeya in Xawaadle Hawiye yahay. Qaar waxay yiraahdeen waa reer Xamar, qaar kale waa Daarood qaar kale waa Samaale iyo waxaan loo joogin.

Marka Xawaadlow is cadeeya inaad Hawiye tihiin hadii kale kuraastii aad Hawiye la qeybsateen iska soo celiya si sharaf leh oo cidaad wax ku leedihiin u doonta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leyla

Monday, October 30, 2000 - 10:54 am
ahmadoow waa runtaa oo HAWIYE anaa dad ka dhigey oo HIIRAAN ku soo dhisey aqoonyahano HAWIYE ah kuwaasoo ka hor 1960kii aan ku abaabulay siyaaso furfuran oo ku wajahan ineey soomali wax la qeeybsadaan.

Hadaad been u moodeyso weeydii adeeradaa iyo waalidiintaa hadeey wali noolyahiin.

Arinta quseyso kuraasta barlamaanka soomaliyeed runtii hadaan XAWAADLE nahay waaba naylagu yareeyey oo 1954kii waxaa u XAWAADLE lahaa 12kursi
isagoo 1960kiina lahaa 10kursi halka HAWIYE oo dhan eey ka lahaayeen 26 kursi.

Marka hanala yaabin oo arinta dhibka kugu heeso ee ah kuraasta 7(todobada)ah ee baarlamaanka anaga XAWAADLE ahaanba dhib ayeey nagu haasaa oo dood dheer ayaa mudo naga wada dhex shaqeeyn jirtey laakiin alxamdulilaahi ilaaheey(s.w.c) XAWAADLE waxaa uu siiyey waxgarad badan oo dhibka diidan midnimada somaliyana fahansan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samakataliso

Tuesday, October 31, 2000 - 06:46 am
a/caleykum
waxaad soctaan ma xawaadlaa idinka baxsan la'a!!
lol xawaadle abowe waa iga qoslisay!
kuwiina raba in ay ogaadaan waxay xawaadle yihin taga
www.xawadle.com
kuwan caaytameyna edeb afkiina u yeela

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAWAADLE_GANGSTER

Tuesday, October 31, 2000 - 06:55 am
XAAWAADLE WAA NIIMANKII OGAADAANKA WASEY JIREY!!
REMEMBER IN HIIRAN WHEN WE FUCKED ALL THE TALL, LIGHT-SKIN OGADEN GIRLS WHILE THEIR FATHERS AND BROTHERS WATCHED. DAMN!!!!!!!!!!!! THOSE OGAADAANI COWARDS THEY JUST KNOW HOW TO TALK AND THEIR GIRLS KNOW HOW TO FUCKE BUT THEY CANT FIGHT FOR SHITE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAADICADO

Wednesday, November 01, 2000 - 06:32 am
To.AHMED1
DUQA WAXAAN KUU SHEEGAYAA INAAD WAX YAABAHA
AAD HALKAN KU QAOREEYSI UFIIRSATO WAXAAN OGAHAY
IN ABAHAA & HOOYADAA AND ALL YOUR BROTHERS
HAVE DIED IN B/WEYNE,
LAAKIN WAXAAN U MALEYNAYAY IN AAD NIN
RAGTAHAY OO WAX ISKA CELINKARO MAAD
ISKA ILOODID WAX WALBO HADAAD GACAN KU
AARSAN KARIN OGAADIN AQLILAANTA WAA LAGU
YAQIINAY,XAWAADLO WAA LAYAQAANAA RAGII IS
WAALO AYUU WASAA SIDA DAAROODKA LAGASAARAY
SOOMALIYA HADAAN WAX YAR KUU SHEEGO MEESHII
UGU HOREYSAY EE LAGA BIXIYO CIIDAMADII
KALIGII TALIYIHII MOHAMED SIYAD BARE
AY EHEYD B/BERTE ILAA HADNE AAD RABTAAN
INAAD GU SOONOQOTAAN WALIGEEDBA WAXAAD DHAHDAAN
NINKII AAD ARAGTAAN INUUYAHAY RAG INAAD SEEGATAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaafi ali haji

Tuesday, November 28, 2000 - 08:32 am
waryaadahee hadii xawaadle uusan hawiye aheyn-
markaa hawiyuhu waa gorille hadii dadkii qorqurxanaa cadcadaa ay iska bixiyeen maxaa soo-
baxaya balaayo wada foolxun madmadoowbadan sanwaaweyn waji kunabra badan.
balwaxaad eegtaa h/gidrta abgaalka murusadaha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacdiyo

Friday, December 01, 2000 - 10:11 am
waxaan filaa xawaadle waxeey ahaadaanba waa dad dhiig leh oo aan qabiilada kale ku mid aheen that's all i know

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahamed nuur

Tuesday, December 05, 2000 - 03:08 am
we don,t need to be hawiye or daaroods
or what ever you wanna say .
waan kasharaf badan nahay all those you mension it
listen this is reall we don,t wanna be hawiye or daarood!
we are anation .hawiye iyo daaroodba waxbaan dheernahay. marka laga reebo murusadaha coz they
dad sharaf leh like we are.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABAR SOOMAALIYEED

Wednesday, December 06, 2000 - 08:35 am
TO ALL ALFALFA WAAD SALAAMAN TIHIIN WAXAAN U MALEYNAYAA INAAD QAAN GAAR WADDA TIHIIN KULLIGIIN WAXAAN IDIIN SHEEGAYAA INAY CEEB TAHAY INAAD QABIIL DHAN CAYSIIN AMA AMAANTIIN SABABTOO AH QABIILKA WAXAA KU JIRA DAD XUN IYO DAD FIICAN DHAMAANTEEN WAXAAN NAHAY SOOMAALI WAXAAN NAHAY DAD MUSLIN AH MARKA WALAALAYAALOOW XISHOODA OO ILAAHEY KA BAQA WAA BIL RAMADAANE PLEASE IGANA RAALI AHAADA TEEDA KALE SU,AASHA UU AXMED IDIN WEYDIIYAY UGA JAWAABA INTAD IS CAAYNEYSII BYE ALL NABADEEEEEEEEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ogadeen

Thursday, March 29, 2001 - 08:25 am
arey aamusaa indhahey, qandho cirid ku laastiiga ah laheydeene!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.