site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa reer somaliland ah oo doonaya soomaali weyn?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Yaa reer somaliland ah oo doonaya soomaali weyn?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 26, 2000 - 08:18 am
wixii reer somaliland ah ee doonaya in ay ka midnoqdaan soomaali weyn halkan ku soo qor figraddaada waxna ha caayin walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mubarak

Thursday, October 26, 2000 - 01:00 pm
Anigoo ah nin reer Somaliland ahi ma qabo inay jiraan wax Somaliwayn la yidhahdaa mana aaminsani erayga Somalinimo waxaanan hubaa inay jiraan dad badan oo xitaa reer koonfureed ah oo afka kayidhaahda mar walba eraygaa laakiinse aanay ka daacad ahayn. waxaan leeyahay Soomaali waan wada nahay oo ma diidani jinsiyaddayda, hase ahaatee, waxaanan maqli karin: Somaliwayn, Somalinimo, iwm. Somaliwayn way fashilantay, Somalinimona qofkii aaminsanaaba way baab'day.
Wasalaam,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Col:Beydan

Thursday, October 26, 2000 - 01:32 pm
Somaliweyn wey jirtaa weyna jiri doontaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqaan

Thursday, October 26, 2000 - 10:47 pm
to s/weyn doone

adeer s/waynta aad sheegaysaa waa tee sawtan iyadii weli kala dhamaani wayday ee weliba dadkii martida ku ahaa hal hal u ugaarsanaysa ilaa hada maxay qabatay amam aay soo kordhisay sawtan weli dagaalada iyo qabiilaysigu ka socdaan koonfur oo dhan siiba gobolada sh/hoose (qoryoolay iyo nawaaxigeeda )
adeer wax s/wayn la dhahoo majiraan weligeedna sidaasay isugu wareegaysaa (S/LAANDNA) waxba ugama baahna cayrta is xag xaganaysa waxa ku filan dawladnimadeeda .kalsoonideeda.nabadgalyadeeda iyo horumarkay gaadhay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Friday, October 27, 2000 - 04:27 am
Extremely cheap topic. Mind your own business and do something the killing and looting in the street of mugdisho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COOLIO

Friday, October 27, 2000 - 06:23 am
Abdi - extremely twisted mind.

My parents are gtom Burco and I love to see a greater Somalia.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.