This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts CADKA CUN AMA CIIDAY SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): CADKA CUN AMA CIIDAY habargadir Thursday, October 26, 2000 - 09:41 am MUDO BADAN AYAA U SOO HALGANAY IN AAN XUKUNKA GACANTEEN SOO GALO WAANA INO SUURTOOWDAY WAX KASTO & SIYAASAD KASTO WAAN ISKU DAYNAY HADANA ILAAH BAA NALA GAEABGALAY BALANTEEN WAXAY AHEED IN AAN CADKAAN CUNO AMA CIIDEENO UGU DANBEENTII CADKII WAA HELNAY SI AANA NOOGALA CIIDEEN 3 WASIIR AYAA MUDULOOD ISKAGA REEBNAY Anonymous Thursday, October 26, 2000 - 02:04 pm Alla maxaad beenloow tahay, hadalkaaga ayaa laga garanayaa in isku dir aad waddo, HabarGidirna ayan waxba kuu galin. Ilaahay ka baq oo god ha la gelin ciilka dadkaas aad u qabto. Alle ha ku caafiyo, war u duceeya. Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.