site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CAATO OO SHEEGAY INUUNALUG KU LAHAYN DILKA GEN. TALLAN, ISLA MARKAANA UU AARI DOONO GEN. TALLAN, OO HALYEEY SOOMAALIYEED AHAA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): CAATO OO SHEEGAY INUUNALUG KU LAHAYN DILKA GEN. TALLAN, ISLA MARKAANA UU AARI DOONO GEN. TALLAN, OO HALYEEY SOOMAALIYEED AHAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XOGOGAAL

Thursday, October 26, 2000 - 12:01 pm
WARAR MAANT LAGA SOO XIGTAY MUQDISHU AYAA SHEEGAY INUU CAATO WARAAQO DAADIYAY UU KU CADDAYNAYA INUU HABA YARAATEE WAX LUG AH KU LAHAYN DILKA GEN. TALLAN
WAXA UU CAATO SHEEGAY INUU TALLAN AHAA NIN WALAALKIIS AH OOY SAAXIIBO AHAAYEE. WUXUNA INTAA RAACIYAY INUU U AARI DOONO TALLAN, OO UU DILI DOONO 15 MADAX OO KAMID AH DAWLADDA CUSUB, OO UU KU JIRO, GALAAL IYO C/QAASIM

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.