site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN OGAADEY IN CUMER MAXAMUD IYO CISMAAN MAXAMUD OO MJ AH AAD ISU NECEB YIHIIN MANA LAGA YAABAA INAY IS WEERARAAN COLAADAN FOGAATAY

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): WAXAAN OGAADEY IN CUMER MAXAMUD IYO CISMAAN MAXAMUD OO MJ AH AAD ISU NECEB YIHIIN MANA LAGA YAABAA INAY IS WEERARAAN COLAADAN FOGAATAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NABAD-DOON

Friday, October 27, 2000 - 12:42 am
WAXAAN AHAY NIN U DHASHAY QABIILKA MJ LAKIIN
WAXAA AAD UGA NAXAY SIDA LABADAM QOLO OO WADA DHASHAY ISU NECEBYIHIIN,WAXAANAD KA DAREEMAYSAA MEEL KASTA,HANOQOTO MIYI IYO MAGAALO.
WAXAAN RABAA SABABTA DHALISAY,
PLS RUNTA KA HADAL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHRMRK

Friday, October 27, 2000 - 12:55 am
BALA-DOON


ALLA MOORIYAAN IYO ILKA YAR YAA WAX U SHEEGA,
WAR AANOO CUMAR MAXMUUD AH WAXAAD SHEEGAYSID WALIGEEY MA MAQAL EE ADIGU INTEE KA KEENTAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL

Friday, October 27, 2000 - 03:53 am
NABADOON - MAJEERTEN WAA KAA CAQLI BADANYAHAY DUGAAG KU DHALAY YAANAN WAX KA SHEEGINE.

SHEEKO KALE LA IMOOW DAD MAJERTEN AH MA ISKU DIRI KARTIDE. AMA SOO NOQO ADOO MAGAC KALE WATA ISUNA CAMIR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jaamac

Friday, October 27, 2000 - 05:23 am
Najis najis dhalay,Caqli yare caqliyare dhalay. Yahuu iyo aqrud Ma waxaad madoodey in aan nahay sida Reer dabamadoobe iyo ilkayar. Xageed kala timid beentan aad meesha la rooreyso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burtinle

Friday, October 27, 2000 - 08:34 am
Anigu maahi MJ, laakiin waxaan kuu sheegayaa in MJ ka caqli badan yahey in la isku diro. Horey uma dhicin, mana u maleeynayo iney dhici doonto taas.
Maxamuud Saleebaanku waxey leeyihiin odayaal dadkoodu ka danbeyaan intey taas jirtana suurto gal noqon meyso taas. Runtii ma jecli MJ,oo waa dad faan iyo baq baq badan,laakiin waa dad lala noolaan karo. Haddii aan ku kala baro Maxamuud Saleebaankana Cismaan maxamuud waa dad reer magaal ah oo siyaasada iyo qiyaamda ku fog. Cumar Maxamuudku waa af ka noolayaal faan badan dadka kalena aan wax u ogoleeyn including kuwa la dhashey. Ciise Maxamuudku waxeey u badan yihiin reer baadiye xoolo dhaqato ah siayaasadana laga badsho hase yeeshee looga baqo xaga dagaalka kuwa la dhasheyna markii Sacadku soo weeraro bey ku cararaan Ciisaha. Gunaanadkii, Nabadoonoow intaa ku cashar qaado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

j

Friday, October 27, 2000 - 11:24 am
qabiil kastaa cudur maxamuud ka adkaahaa xay yihiin nimanba maaha kuwaan sidii naagihii u faan faanaa 4 wiil oo sacad aa loo diraa markaasey tuugmo ku waalahaayaan kuwii u soo ciidmi lahaana waa isku direen ee yaa u muslim eh?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 27, 2000 - 01:13 pm
Cumar maxamuud waa laga yaqaan somalia iyo mudug in ay dagaalamaan, say habar gidir oo koonfurta somalia baabisay ay raacato ka dhigeene, orad gaalkacyo tag, waxaa loo sheegay in nabad ku noolaadaan, haddii ay juuq dhahaana dhagaha ayaa laga garaacaa, aaway wiilashii cayr oo Maeerteenka nimcaa may gaalkaco yimaadaan, hadday imaan waayaana mar dhaw iyagaa loo imaan,mooryaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gurey

Friday, October 27, 2000 - 01:41 pm
To bad news( Nabad doon) Please stop impersonating other people..I AM MJ you said..
I do not think you and I are same MJ.

TO Burtinle your a friend of the family(MJ), your wisdom has been greatly appreciated, we ask all mighty Allah to bring peace and prosperity among our people.
GUREY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MJ-walaalkii

Friday, October 27, 2000 - 07:32 pm
Waaryaadha dhabayaco waa niman badan wax garad badana leh. idinkayna markay doonaan isku kiin dira. maxaanu idiin samaynaa hadii ilaahay idiin diiday rag sida c/risaaq oo kale ah. ilaahbaa qaybta sidaa ka dhigaye ugu mahad naqa ama awlba muslin hagaagsan maydaan ahayne iska gaalooba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

X-mohamud

Friday, October 27, 2000 - 08:37 pm
Nabad Doon (iskysheeg) ha na moodin dad aan wax kala ogayn oo adoo mooooryaaaaaan moooooryaaaaan dhalay ah aad isku kaayo diri kartid, Yaa ku hawl galiayay oo ku yiri Omar & Osman u kala turjun, shaqo la'aantii ayaa kaa badatay, hadaadan qabiilkaaga ku kalsoonayn waa hawl kuu taal. hadba magac la soo bax, hadba qabiil. hada noguma horayso noocaagoo kale, ee edeb yeelo kalosoonida kaa maqan isku day saad ku heli lahayd.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Friday, October 27, 2000 - 10:08 pm
Burtinle go to hell. You're full of ••••. Stop insulting ppl.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daba-madoobe

Saturday, October 28, 2000 - 02:31 am
TO:Majeerteen
Waa ogtihiin habar-gidir waxa ay galaan iyo waxa ay gudaan. Laba arimood ayaan ku imaan lahaa dhulkiina hada ugama jeedo.
1-Dilkiina hada uma xiiso qabo
2-Dhul loo dhintana ma daganidiin
Man gaabka ku doodayo gaalkacyo nabad aad keentay baad ku jiigtaa ee ha isku key dirin maatadaada waa laga neceb yahay boosaaso oo wax ii kaa dhaamo malahan dantaada fiirso.
NImanka reer bari ilaah ku xamdiya wali gacan idiinmm qaadin marka laga reebo xoogaagii yaraa ee kismaayo. Dadka meeshaan ka baqbaqleh waxaan u maleynayaa waa dad aan soo marin jidkii:
HABAAR-WAALID Intii soo martay raali kama aan ahi
inaan idin soo xasuusiyo xanuunkaas ee waxaa igu kalifay cawaantaan idin la dhalatay ee uga sheekeeya taariiqdaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burtinle

Monday, October 30, 2000 - 07:27 am
To Sahal: Walaal anigu cidna ma caayin ee waxaan sheegey wixii Somaalidu isku dacaayadeeyaan, run ama been. Sideedaba meeshaan waa fadhi ku dirir sidii meelaha Toronto la isugu yimaado oo kale, laakiin reer magaalku isma caayo shaqsi ahaan. So take it easy oo ha ka dhigin arintu mid shaqsiyeed ileeyn ima taqaanid e. Waxaa dhici karta inaan kaa badsho kuwaad ka dhalatey ileeyn 30 sano ayaan la deganaa.

peace to all Somalis, kaftan wacan, isku dirkana ha la iska dhaafo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Saturday, November 04, 2000 - 07:34 pm
Burtinle cay maxaad adigu u taqaan? Waxaad ku hadashay haday wanaag ahaayeen ka waran xumaantaadana! 50 sano hadaad doonto la daganow; Anigu aflagaadada jooji ayaan ku iri.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boosaaso

Monday, November 06, 2000 - 01:02 pm
to:dabamadoome! a k a hawiye

war heedhe inkaar qabe dabamadoome lighten up! waxay noqoneysaa habeenkii xaley oo tagey iney dad Majeerteen ah is dagaalaan! let alone Cismaan&Cumar ma fahantey?
.
.
.
.
.
.
.Maanta intaas ha inoo joogo ileyn DAMIIN DABAMADOW far waa weyn ayaa wax loogu qoraaye!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.