site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Haniyad jabina dawlad lagu dhisay carta waa dhismaysaa ninkii diidanaa wuxuu ka dhiganyahay nin magaalo ka dudayow yaa ku og xabashidan iyo gaalada kaadida haga maydho wanaaga soomaalina wuu hagaagayaa insha allaah.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Haniyad jabina dawlad lagu dhisay carta waa dhismaysaa ninkii diidanaa wuxuu ka dhiganyahay nin magaalo ka dudayow yaa ku og xabashidan iyo gaalada kaadida haga maydho wanaaga soomaalina wuu hagaagayaa insha allaah.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 27, 2000 - 08:35 am
waxaan diidanahay nimankan markii hilibgii lagu cunaayay cart uu dhamaaday xabashiga u dagay ee xabashiguna ku yiri soomaali soo gala caydhiya shacbiga soomaaliyeed mayeelayaan in looga dalyo wadan gaalo. ama cadaw soomaaliyeed maxaa yeelay xabashigu marabo wanaaga soomaaliyeed walaahay billaahay igama aha qayaalad.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.