site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Reer soomaaliya waa naaziyiin yaryar maxaa yeelay ma jicla reer jubuuti

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Reer soomaaliya waa naaziyiin yaryar maxaa yeelay ma jicla reer jubuuti
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laalii

Friday, October 27, 2000 - 10:09 am
waxaa tihiin niman aadb u neceb walaahooda soomaaliyeed ee ku nool jubuutioo dhan oo aan kala lahayn cafar iyo soomaaliba, waxaan idan su'aalayaa meesha aad ka keenteen cunsuriyada idinku beeran ee ytii HITLER u eg,MERDE! SAUVAGE!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayka

Friday, October 27, 2000 - 10:31 am
cafrte iyo ceese so soomaalimah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faarax

Friday, October 27, 2000 - 04:58 pm
LAALII\\\
SAAXIIB JABUUTIYAANKU WAA WALAALAHEEN
MANA NECBIN HADAADAN ADIGU NA KALA GURAYN
JABUUTI WAA WALAALAHEEN GUMEYSTE AYAA NAKALA
FOGEEYEY HADANA WAAN ISKU SOO NOQONDOONAA
MARKAY SOO BAXAAN HALYEYADII SOMALIYA IYO KUWII
JABUUTIBA...marka walaal hana kala gurin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARSOORE

Sunday, October 29, 2000 - 01:36 am
WALAALQALAD BAA KAA DHAADHACAY HADALKAAGU WAA
MID NAXDIN KEENAYA WALAALAHAYO OON JECELAHAY BAA
TIHIIN,MARKAAN DAWLADA AHAYN FISO LAAN BAAD SOMALIAYA KU SOO GALI JIRTEEN LAKIIN ANAGA FISO
AYAA NALAGU XIRI JIRAY,MARAY AHAATO WAYNU MIDOOBI
WALAAL SOOMAALI WAYN RIYADDI MA DHIMAN SOOMAAALI
LABAATANKA SANO SOO SOCODA WAXABAA ISKA BADALI
SOOMALINO WAA MUQADAS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsame

Sunday, October 29, 2000 - 01:55 am
saaxiib Jabuti waa dad aan wada dhalanay. waa laga yaabaa inaad aragtay shaqsi aan aqoon ulaheen taarikhda somaliyeed oo iska jaahil aha. JABUUTI WAA DAD WALAALAHEENA AH WAANA DAAD WADA DHALANAY.
Hadal kaa aa leedahay garamayo meel aad ka keentay .
Jabuuti waa somaali Mustaqbalka waxay kamid noqnayaan waa hadii ey rabaan.
saaxiib arinka waad sidaas .

warsame

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aflow

Sunday, October 29, 2000 - 03:11 am
Walaal aad baan uga xumahay in ay kaa dhaadhacsantahay Somalidu in ay necebtahay walaalahooda jabuuti, run ahaantii hadalka sidaad u tiri sidiisa kale Jabuuti waa dal dalka noogu xiga geeska africa aad baan u jecelnahay dalka iyo dadka jabuuti wax xumaan oo nagu jirto haba yaraatee oo aan idiin qabno ma jirto. Waxaad tihiin dawladdii iyo dadkii marti geliyay Somali in ay heshiiso oo ay dawlad dhisato Illahay ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamarawi

Sunday, October 29, 2000 - 03:33 am
anagu jabuuti waan jecelnahay waanu jeclaandoonaa
jabuutina waa wadnaha somalia oo aan ku dhaarano.
ee laakiin ninka hadalkan soo qoray waa hargesawi burcad ah oo doonaya inuu madaxa isu geliyo anaga iyo walaaleheen reer jabuti.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 03:51 am
jibouti ha nolaado waligeed ma nin soomaali ah baa diidi kara reer jibouti waa walaalahayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Sunday, October 29, 2000 - 08:05 am
anigu ma jecli dhalinyarada reer jabuuti ee aan qurbaha kula kulmay. Soomalinimo ayey ku joogaan meel walba hadaba ceyda soomaalida ayey meel walba la tagan yihiin. waxaan u arkaa soomaali sida siju-da oo kale ah laakiin iyagu waxay isu arkaan ineyan soomaali aheyn oo itoobiya iyo soomaaliya u siman yihiin. ninkii been u maleyaa ha tago montreal and ottowa of canada sidey soomaalida uga faanaan ugana cararaan iyagoo soomaalinimo ku jooga. marka maxaan u jeclaanayaa qof Ruwandese-ka, Brundese-ka iyo senigalese-ka iga xigsanaya magaceygana ku qaraabanaya?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamarawi

Sunday, October 29, 2000 - 09:06 am
TO: Ahmed
waxaasi waxba kama jiraan ee luqada faransiiska uunbaa kadhaxeysa ee ma aha inaysan garaneyn in ay somali yihiin oo weliba aad noogu kalsoonyihiin ayaa xaqiiq ah.
hadana walaalahaa reer jabuuti meelwalba kusoo dhawee ee cuqdada iska saar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin rag ah

Sunday, October 29, 2000 - 04:26 pm
waar reer jaboutii sharaf koosan ma leh walahaay waa xashiish bal meel kasta aay joogaan eeg somalida kale dacaayadooda aayay ka helaan af xun oo franciisku ku gumasan jiray ayaay kugola hadlayaan aniga reer jboutii dadkayga maaha waxa nin somali ah oo khaniis ah 99.9% waa reer jaboutii naagaha soomalida ee jamaicanka iyo gaalada raaca iyo kuwa gogoga strip clubyada ka shaqeeya oo dhan waa reer jaboutii.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.