site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

To all Somalis, war lala yaabay oo ku saab san C/Yusif

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): To all Somalis, war lala yaabay oo ku saab san C/Yusif
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sh. Mursal Saalax

Friday, October 27, 2000 - 08:26 pm
Dhawaan ayaan waxaa ii suurta gashay in aan aqristo Somalinetka, waxaan lakulmay waxay noqdeen mid ilaa iyo hada aan layaabo waayo
Somalinet ayaa qortay in uu C/yusif ka xumaaday doorashadii dowlada cusub uuna ku tilmaamay
madaxwaynaha in uu yahay shiiq, oo uu san wax talo ama ka talin karin Somalia,

Waxa kaloo iga yaabshay markii uu u waramay BBCda in uu yiri "Aniga iyo ninka is ku magacaabay waxaan wada joognay Rusia, oo aan ahayn saaxib hadana aqal wada wadaagi jirnay marka goormuu noqday AL ITAXAAD shiiq ku maan ogeen"

Marka nin isku maga caabaya in uu yahay ama uu u taliyo dad, maku haboon tahay in uu waxaas ku hadlo...

Maxaa ka fiican hadii Madaxwaynuhu yahay nin shiiq ah.
shame on you Mr. C/ Yuusif

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GURMAD

Sunday, October 29, 2000 - 12:37 am
SALAD BOY DAWLADDII SHUUCIGA AYUU KA AHAA
ADAACA NADA SHAATIGA WADAADNIMADA QOFKASTAA
WAA GASHAN KARAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHILKE

Sunday, October 29, 2000 - 04:04 pm
c/yusuf xow utaliyaa geedkaan calyada daadinaa!!!!
aryaa cunuga tigree dabada udhigo dheh, ogow tigreega ciyoon inaa uqubeen doono oo taraarka aan uku dhufa ahaa, ee xowsamey haa yuusuf ufow?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Poisonous

Sunday, October 29, 2000 - 08:46 pm
To all Somalis, war lala yaabay oo ku saab san C/Yusif

Who gives a damn 'bout a dying WARLORD.

Poison.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.