site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soomali wax ay u badey curyaamiin.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Soomali wax ay u badey curyaamiin.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raage

Saturday, October 28, 2000 - 03:56 am
Fadlan ka fiirso intaaden felin?


Dad badan aayaa ra`yi iska dhiibta igoon ogeen wax alaale waxeey qoraan, waan ka xumahey dadka soomliyeed oo ah inta badan curyaamiin, eryga curyaan ma ah aha keliya inuu qofku uu lugaha la yahay ama gacmaha. Waxaa curyaan ah qofkii fikradiisu ay tahay mid aad u gaaban oo ah midaan waxba ku kordhin akhristayaasha

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.