site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SIDEED U ARGTAAN IN SOMALIYA LOO QAYBIYO AFAR MAAMUL GOBALEEDYO

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): SIDEED U ARGTAAN IN SOMALIYA LOO QAYBIYO AFAR MAAMUL GOBALEEDYO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/qaasim

Saturday, October 28, 2000 - 04:30 am
SIDEED U ARGTAAN IN SOMALIYA LOO QAYBIYO AFAR MAAMUL GOBALEEDYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SNM

Saturday, October 28, 2000 - 04:35 am
Aingu waxaan u arkaa in marka hore somaaliya laba loo kala saaro kuwaas oo ah waqooyi iyo Koonfur.
Hdii ay gobalda koonfurtu iskood isku ababulaaan oo ay goon gooni u baxayaan iyaga ayay jirtaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 28, 2000 - 05:16 am
waxaan qabaa in hadii uu fashilmo dawlada lagu disay cart somali baaba'ayayso afarta nacas ee ku shiray waxay sameyeen cidi ma'aqbalayso maaha.
ilma nacas maqlimayno maqlimayno maxaa yeelay waa nimankii tobanka sano dalka lugda ku walaaqayay shacbiga soomaaliyeed way hishiiyeen gacmaha aya isqabsateen galakaxanmaysaan. ilma amxaaro ama ilma xabashi ama ilma ethopia dhaca dhinta
proposalkaba waxaan ku nacay nimankaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Saturday, October 28, 2000 - 11:42 am
Anigu waxaan ku talin lahaa Ilaahay rag ayuu
inaka dhigay ee aan iska qabanno
caadaqaatayaasha dalkayaga iyo dadkayaga iibsanaya ee ay ka mid yihiin Ina Yuusuf Yeey,kan dhiigga bani aadamka ka ganacsada ee Morgan, midka waalan ee maalinba hadal ku hadlaya ee tuugsanaya ee ay u yaqaanniin Shaati Guduud, wiilka xun ee caaqa ah ee wuxuu shalay ku hadlay aan aqoon oo uucadowgu maalinba warqad u soo dhiibayo si uu axaafadaha ula soo hor istaago ee Ina Caydiid, iyo Mooryaanka Cismaan Caato ee
xabaala qufta sideedii meydadka habaynkii kafanta kala baxaya. intaa iyo wixii soo raaca waa in aan isku meel uga soo jeesannaa, safaaradaha Itoobiyana aan uga muddaharaadnaa Europe iyoAmeerica.Taasi waa haddii aan sharaf rajo ka qabno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 28, 2000 - 02:08 pm
anigu aad baan uga soo hor jeedaa in Somaaliya la qeeybqeebsho.
.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guureeye

Saturday, October 28, 2000 - 07:31 pm
qabiyaad sheegteene bada ku dara soomaaliya isku keenideeda hawiyay u taal coz iyagaa raray wadankii did i care know,i don't think so,did i care may state yes i do,marka nabadeey,somaali hawiye hala waydiiyo isagaa isku dhaarsaday inay dhulka dhigaan wadanka,anigana inaan dumiyo mooyee ha iga sugina dhisid,nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Saturday, October 28, 2000 - 08:05 pm
guureeye, get your broken english fixed.
aniga hawiye ma'ihi laakiin waa reer abtigey, runta hadaan kahadlo wixi dhacay dhace ee soomaaliyey maxaa inoodan ah?
waxey ilatahay ceeb intaa noogu filan, cunugi tigreega ahaa ee shalay natuugsanaayey ayaa maanta wadan keeni sidii uurabo kayeelooyo!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.