site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

YAA HAYA SU'AAL KU SAABSAN DIINTA?RABA IN LOOGA JAWAABO-BY SHEEKH HANAD

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): YAA HAYA SU'AAL KU SAABSAN DIINTA?RABA IN LOOGA JAWAABO-BY SHEEKH HANAD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sheekh-hanad

Saturday, October 28, 2000 - 06:45 am
waxaan filayaa inay jiraan dad badan oo raba inay wax ka ogaadaan diinta islaamka,balse la xishooda,aan helin su'aal qancissa ama right person ay waydiiyaanba.
haday jirto taasi fadlan massage ku dhaaf halkan,insha allah waad heli jawaabta su'aashaada sida ugu dhaqsaha badan.
wabillaahi tawfiiq.
wasalaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shanka-roon

Saturday, October 28, 2000 - 07:18 am
Sheekh Hanad waa fikrad fiican lakiin se lagu oganayaa inaad sheekh tahay, waayo anigu waa ka shakiyaay "hanad" oo ah magacyada chatka aad loogu isticmaalo. Hadaad tahay sheekh sax oo aan raadinayn gabar cabanaysa. Soamlida Diinta taqaan waa la yaqaan, ee kumaad tahay?
Su'aal tijaabo ah
Gabar nin ku nikaaxsan ayaa Somaliya ka soo qaxday, ninkedii war waa laga waayay, waxay mar maqashay inuu dhintay, Yurub ayay timid, nin kale ayay guursatay, 2 cunug ayay u dhashay, iyadoo nabad iyo baraare ku jirta ayaa waxaa soo hadlay macalinkii hore, wuxuu la soo indha cad yahay "anaa ku qaba", wax fasakh ah horay uma ay samayn, Ninka hada qaba ma rabo in reerkiisu bur-buro, waxaa intas dheer ninka haha qaba ayay aad u jeceshahay"
Waa tijaabo Sheekh Hanad? hana u qaadan xumaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 28, 2000 - 01:04 pm
SWW.
Sheik Hanad - adaa u baahan wax diinta ku bara. Waa inaa salaanta islaamka ku bilowdo wax walboo aad dheheeso.


Sww.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 28, 2000 - 01:56 pm
Skeikh siigadu{musterbation} maxaraan baa.Fadlan si fiican uu faafahi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 28, 2000 - 02:30 pm
shiikh fon sex ma xaaraan baa mise danbi,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 28, 2000 - 02:30 pm
shiikh fon sex ma xaaraan baa mise danbi,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 12:11 am
Sheik is haraam to have a girls friend.Not doing sex at all,but just chilling,movies etc,while having in mind to marry in future.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sheekh-hanad

Sunday, October 29, 2000 - 11:52 am
salaamu calaykum dhammaantiin
marka xiggta waad ku mahadsan tihiin sooo bandhigidda aad soo bandhigteen su'aalihiinna waxaana filayaa inaan si bayyaan ah aan idiinku jawaabo.
ninka ama haweenayda dhahday waxad u baahan tahay qof diinta ku baro walaal waa runtaa qof i bara waan u baahnahay inta aan aqaanna waa waajib inaan gudbiyaa waana mas'uuliyad isaaran.
haddaba aan u soo laabto jawaabta su'aalihiinna.

1:su'aashii shanka roon
walaal miyaadan ogayn in laba nikaax wada dhicin?
waxaad tidhi way maqashay,meher kale madhici karo illaa la helo qof labadiisa indhood saaray mayd kiisii.taasi waataas labada caruur ahna isaga ayaa leh waayo waxay ku dhasheen meherkiisii markastana meherka hore ayaa sax ah.

2:su'aasha labaad anonymous
sex haddaad tidhi maxaa hadhay?
fadlan marka labaad la kaalay wax macquul ah jeesjeeskana iska dhaaf ilaah wuu ku arkaaye.

3:su'aasha sadexaad anonymous
siigada waa xaaraam maalinta qiyaamahana gacantaadu way ku ashtakayn(dacwayn)
nabiga ayaa yidhi(s.c.w)"waxaa jiri doona qolo umadayda ka mid ah oo xalaashan doonta zinada iyo xirashada dharka xariirta ah ..)
zino waa zino dumar ugalmood ama gacantaadaba.

4:su'aasha afraad girlfriend
dhaqanka reer galbeedka,waa xaaraam inaad la kaliyeesato gabadh intaas ayaana danbi kuugu filan.

gabagabdii
ilaahbaa og wixii xaq ah,dhammaanteen ilaah ayaan inooga baryayaa in uu wadada xaqqa ah ina tuso insha allah.

xussuusin dhammaan wixii su'aal haya waxaan uga jwaabi doonaa axadda soo socota insha allah

wasalaamu calaykum waraxma tullaah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wasakh

Sunday, October 29, 2000 - 12:14 pm
sheekh-hanad
sheekh nimadaadii waad cadaysay
su'aal sheekh?
tusaale ahaan hooyaday ayaa la soo doonay markii ay aabahay is fureen ama uu dhintayba marka sheekh wax qaraabadeed ah hadaysan u dhowayn wali ma'u noqon karaa?
waa iga intaas
wasalaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sheekh-hanad

Tuesday, October 31, 2000 - 08:05 am
comments to shanka roon
waa tan qaybtii labaad ee su'aashaada taasoo ah sida culumada islaamka badankood qabto:

culumada islaamka badankood waxay qabtaa in meherkii hore burburaya ayna haysanayso keedan ay labada u dhashay!danbigana waxaa leh qofkii sheegay in ninkii hore uu dhintay.

culumada islaamka qaar ka mid ah ayaa qaba in arintu u baahan tahay baaris oo cilmi ahaan inay uga jawaabaan diiday.

ri'yigayga
waxaan qabaa fikrada culumada badankeed qabto oo ah in meherkii hore uu buraayo maadaama uu ninku mqanaa muddada intaa le'eg haysatana ninkeeda ay labada u dhashay.intaas ayaan kaga baxay jawaabtii su'aashaadii waxaana aan filayaa in aad ku qanci doonto.

comments to wasakh
I have good new for you,walaal.xilku saaran malahan hooyadaa iyadaa iska mas'uul ah umana baahna wax wali ah.
wasalaamu calaykum dhammaan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.