site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

JAMACADA EAST AFRICA EE BOOSAASO SHAQDDII BILOWDAY

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): JAMACADA EAST AFRICA EE BOOSAASO SHAQDDII BILOWDAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HORUMAR

Saturday, October 28, 2000 - 09:10 pm
WAXAA LAGA DHISAY AYA 1 KM OO WAREEGA,
WAXA CAAWA TORONTO LAGU DAAWADAY CAJALAD
FIDOW AH IYADOO DADKII KA SOO QAYBGALAY
KU FARXEEN HORUMARKA LA GAARAY
WAXA ISLA GOOBTII LAGU URURIYEY LACAG GAARAYSA
11.000CD IYO ,KA QAYB GAL DHISMAHA DALKAAGA
HADAL WAXA MA TARO DHIIBO SADAQADAADA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdirisaaq maxamed

Sunday, October 29, 2000 - 12:03 am
That is a good news brother,iam sure every citizen of PUNT would be happy to hear that.Long live PUNTLAND.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 03:25 am
Majeerteen faankii baad bilowdeen waayo? reerbaadiyo nimo makabaxeysaan weligiin iyo faan
warhadii jamacad lagu dhiso boosaaso jano laguma dhisin ee jaamacad meel aan aduunka laheyn malaha ee anagu hadaad namoodeysidna inaan ka xunahay kama xumin ee waan kufaraxsanahay oo weliba hadaad nasoosaartid lacag in aan bixino aleylahe waan bixineynaa, dad walaalaheen ah wax labarayo waxba u diidimeyno waayo? waxbarashada qiimaheed ayaan garaneynaa. ee adiguse hadalada nacasnimada iyo faankabadan iskadaa waxa lagugu nacay waaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YAAB

Sunday, October 29, 2000 - 04:14 am
Anon: Somaliya intay adiga camal noolyihiin horumar ma gaareyso. Waa wax lagu farxo dabaalyohow jaamacad cusub oo laga dhiso somaliya meeshay rabto haku taalee. Orod dhakhtar u tag maskaxdana iska soo daawee. Suaal aan ku weydiiyee maskaxdaada ma sidaanay ku dhalatay mise it was spoiled by your parents when you were growing up?

Nin xawaadlaan ahay puntlana wax iga jiraa iska yar laakiin aad ayaan ugu farxay markaan arkay warkan sababtoo ah waxaan ogahay qiimaha waxbarashada.

Hadaa majeerten necebtahay orod qori qaado oo faroowe ugu tag ama kuwa sidaadoo kale xumanta qabiil ka buuxdo gooni ula shir ee meeshan oo aduunka dhami ku arkayo haku matagin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Sunday, October 29, 2000 - 05:50 pm
waa news lagu farxo, university of east africa boosaaso waxaan u rajeynayaa inay ka mid noqoto mid qeyb weyn ku leh horumarinta soomaaliya. waxaan rajeynayaa inaan kol dhaw maqalno jaamcado kale oo la mid sida (EAST AFRICA UNIV, CAMUUD UNIVERSITY, HARGAISA UNIVERSITY) waa guul meel walba oo soomaali joogtana waxaan u rajeynayaa inay horumar ku talaabsadaan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.