site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

PUNTLAND OO FARO KULUL KU HAYSA SOMALILAND.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): PUNTLAND OO FARO KULUL KU HAYSA SOMALILAND.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samaale

Sunday, October 29, 2000 - 08:25 am
SOMALILAND, oo ah magac uu bixiyey gumaystihii reer-galbeedka ee kolhore kala qaybsaday soomaalida,waxay sheegtaan in ay leeyihiin dhul balaaran oo ay degaan qabaa`illo soomaaliyeed oo kala duwan, waxayna 1991-kii si ku meelgaar ah ugu dhawaaqeen in ay gooni u istaagi doonaan. markii arrintani dhacday waxaa ka daba qaatay dadbadan oo isku deyey in ay baajiyaan in somali-land gooni isu taagto taas oo ay iyagu ku marmarsiyoonayeen in ay tahay soomalinimo-jacayl balse xaqiiqdu tahay in isaaq uusan dominent-ka noqonnin gobalkaas ay ku nool yihiin dad laga badan yahay oo darod ah.haddaba waxay majerten ku dhawaaqeen wax aan hore loo maqal oo ah PUNTLAD.isla markaasna waxay caalamka u sheegeen in ay la midyihiin amaba ka dhul iyo dad badanyihiin SOMALILAND. Taasina waxay si xoogleh dhulka ula sintay guul ama aqoonsi SOMALILAND hesho.markii taasi dhacday xilli hore ayaa ninka lagu magacaabo coll. Cabdullaahi yusuf mar kale Burris madaxa kala dhecay xukunka Cigaal, kadib markii uu bishan aynu ku jirno ee oktobar uu soo jeediyey isla markaasna dunida ku shaaciyey in soomaalidu afar-xukun goboleed samaysato,taas micnaheedu waxa weeye in SOMALI-LAND ,awood kala mid noqoto JUBALAND, aqoonsina iskaba illoow.haddaba majerteen waxay qoorqabad xoogleh ku hayaan siyaasad ahaan reer somaliland oo uu hormuud u yahay CIGAAL.
waxaan jeclaan lahaa in bahda isaaq fahansantahay jillaafadaan soo jireenka ah iyo in ay hoos u fooraraan sida walaalahooda HAWIYE oo markasta wadaninimo iyo daacaddu hoddo...?... ha`u arkin arrintan arrin la dheyalsan karo...haddaba fikirkaada hadal...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHILKE

Sunday, October 29, 2000 - 08:32 am
majeerteen waxay doonayan in soomaaliya AFAR-land-land laga sameeyo oo ay laba land-land iyagu xukumaan.haddaba inta kale ma raashimaa?....haddaba waxaa n majeerteen u sheegayaa haddey hal mar fekeraan dadka kale waxay fikiraan seddex jeer..e sidaas ha`ula socdeen.dhulka dadka ayaa leh dadkuna waa soomaali soomaalina waa walaal..haddii aysan majeerteen habkaan noola fekerin waxaan u ballan qaadayaa in maalin maal maha dhow-dhow ka mid ah in ay sidii UJUURAANKA Ruwanda degaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil hargeysa.

Sunday, October 29, 2000 - 08:38 am
dadkan waan la yaabayaa.. war ayaaba kaw idinka siinaya soow ma`ahan..isaaq way tashadeen waxayna ku tashadeen in naagahaa xun xune majeerteen maalin qabtaan,oo xanuujiyaan...haddaba inoo gaabiya waa gabane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

true somali

Sunday, October 29, 2000 - 12:31 pm
TO samaale, shike,wiil hargaysa

markii aan akhriyey mawduuciina waxaa isku raacdeen xumaan cuqdad iyo nacayb aad uqabtaan majeerteen ,waxaa kale oo aad isku raacdeen in somaliya majeerteen afar uqaybinayo

hadaba waxaan idin leeyahay majeerteen somaliya midaynteeda iyo qaranimadeeda ayey waligood ka shaqaynayeen hadana wali diyaar uyihiin
taariikhduna iyadaan been sheegin ee dib ugu laabta min boqortooyadii xilgii gumaysiga tii siyaad bare iyo xiligan qalafsan ee hada ina la soo gudboonaaday

hadaba haday jirto in afar nin inay yiraahdaan arintaan majeerteen afartaa oo kaliya maaha waxay lee yihiin wax garad siyaasiyiin shacab jecel midnimada somalinimada oo mudan in laqadariyo ee aan lagu gafin waxaad fiirisaan inta siyaasi iyo ama oday majeerteena oo hada ku mashquula xamar sidii nabad waarta loo ga dhalin lahaa qaran somaliyeedna loo dhisi lahaa


waxaan filayaa inaad ku qanacdaan intaa hadaad ubaahantihiin dheeraadna waa laydiinhayaa ee daaya cayda iyo cuqdada somali makala maaranto mana kalagodo

somali will be united for ever and no one can be divided

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 12:45 pm
waligay caqli daro ka wayn ma arag tan hawiye, waxbaa la isku diraa ayay maqleen, waxaa somalidu ku maahmaahdaa god walaal ha qodin hadaad qidina ha dheerayn, waxa ay xamar la hagaagi weyday waa xaasidnimada dadka degan, intaan Puntland la samayn waxaa maamul la yaqaan ka jiray Somaliland, Majeerteen waxay si bareer ah u sheegeen in ay ka tusaale qaadaanayaan walaalohooda reer somaliland, waxii fiican waa lagu daydaa waana la dhiiri galiyaa, haatana Puntalnd meesha ay joogto waxaa gaarsiiyay illaah ka sokow waa aragti looga dayday Somaliland, waana loo aqoonsanyahay.
meeshii hawiye dhihi lahaayeen war walaalahayo maamul ayay samaysteena aan u hambalyeeyno ayay waxay bilaabeen hirif iyo hinaase, sidee nooga horsamaysteen, haddaba nimankiina caqliga xun ee hawiye tan ogaada Puntalnd iyo somaliland dad walaalo ah baa degan, heshiiskooduna in uu sidaan ka fiicnaado maahane kama xumaanayo, isku meel ayay wax u wadaan, lagana yaabe mardhow in aad maqashid war kale oo kaa nixiya oo ah in ay isku darsadaan, illayn haatan Somaaliland iyo Puntland dhaqqalahoodu waa isku xiran yahay oo waa mid, waxaa haray waa siyaasada oo ay ka midoobaan.
maxaa la gudboon Hawiye marka? talo waxay iga tahay aniga in intay masayrka iska dhaafaan maamul soo samaystaan kuna soo biiraan walaalahooda nabada jecel ee Somaliland, Puntland iyo Jubaland oo mar dhow lagu dhawaaqayo, haddii kale meeshaas masayr la fadhiya oo isku qasha idinku illayn bililiqadii dhamaatay e.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 12:56 pm
to true somali

i agree your comments br

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 01:09 pm
i agree with u True-somali, i truely don't understand what they have against mj, since they were the first people to be opposition to s/barre
people still have hate for them. cannot believe it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDIRISAAQ MAXAMED

Sunday, October 29, 2000 - 01:49 pm
I agree with my bother that we people of puntland ,had no problem,have no problem , and will never have problem with our brothers in Somaliland.We coexisted in peace since the begining of time and that is how it gonna be.We people of puntland,would not force the people of somaliland if they wanna break away from somalia.We dont care if hawiye break away,though, we love Somalia to be unity.One thing you should understand is that puntland can stand by its own without others.And it can flourish in peace and prosperity.It is in our best interest,and we would be better off if we break away from the rest of Somalia.But the fact that we love Soamlia, and to see it united, is still what keeps us from breaking away. But you are all too damn to understand that.We are not gonna wait for you long.If you dont come up with some thing we can understand soon, we will leave you behind to rot.

And to the people of Soamaliland,congratulation,you set example to all Somalis including puntland.Keep it that way.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL-SHILKE

Sunday, October 29, 2000 - 03:50 pm
aryaa dameerkaan magaceey uguhesto xowyahay? aryaa anaa ilaa iyo 1991ki shilke la'idhahaayee xaad macay kudaba dhigay uraag yahay?
ar dadadow ninkaan xaan dhahaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

beexaani

Sunday, October 29, 2000 - 05:16 pm
it,s the twenty first century there,s democracy in rusia yoguslavia and even in east timor ----------------

so let me see what somalian are up to ----
-------oops
they are still killing each other on clan bases

what a sad story but who cares

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Poisonous

Sunday, October 29, 2000 - 08:36 pm
PUNTLAND OO FARO KULUL ISKU HAYA SOMALILAND.

Good news for US

Poison.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salax

Sunday, October 29, 2000 - 09:21 pm
Puntland and Somaliland are the real somalis. They resisted the dictatorial regime of Siyad barre; they are proven the fact that somalia will never go anywhere without their inclusion.
Both lands are where you can breathe the real peace,security,harmony and somaliness.
Guys keep the good work so the other will follow suit.

Soomaali runta arka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

s/lander

Sunday, October 29, 2000 - 10:25 pm
I wouldnt care tio post here anything if i did
see some good ppl here like cabdirisaq and other
guys.
guys u understood what was the aim of the person
who started this topic,its very clear that was
someone suffering from psychological problems
like incovidence and inferiority complex.
he tried to create war of words between s/landers
and puntlanders but he failed coz those two ppl
are the smartest amongst somalis,and somalia wont
get peace and progress with out them.
I am from somaliland and I am happy that Puntland could take care of themselves.
unfortunately hawiyeee ppl are still figthing
like primitive ppl in mogadisho,instead of changing their way of life they just talk about
s/land or puntland coz their jelous.
hawiye if u dont shut the fuckk up we will
build like berlin wall in galkacyo and we will
make puntland and s/land one federal state...
i seems that u gonna be in that caos for the rest of ur life i feel sorry for u guys,
allah may help u....peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARWISH

Monday, October 30, 2000 - 06:42 am
BULSHO
WAX LAYIRAAHDO SOMALILAND AMA WIXII LAMID AH MA JIRAAN WAAYO SOMAALI WAA ISKU MID OO HALGANKII DARAAWISHTII LAGA SOO BILAABO 1894 ILAA 1921 WUXUU AHAA MI KU SALEYSAN ISTICMAARDIID IYO MIDNIMODOON EE QOFKII ISKU DAYAA INUU SOMAALI MAQAS KU KALA JARO HA OGAADO IN SEEFTII DARAWISHTA AAY WELI SIDEEDII TAHAY OO AAN LA ILAAWIN IN BOQOL SANO KAHOR AAYNU HAL MAR LADAGAALAMAYNEY INGRIS IYO WIXII UU WATAY, TALYAANI IYO WUXUU WATAY, IYO XABASHI WAXAY HOOSTA KU WADATAY OO AAY TAARIKHDU SI CAADIL AH U XUSTO.MARKA WAXAAN ANTI-UNITY ELEMENTS LEEYAHAY MARKA HORE THINK,THEN LOOK,THEN LISTEN AND FINALLY SPEAK. SOOMAALIYAA HANOO LAATO OO HAISRAACDO FROM GARISSA TO DIREDHAWA TO CARTA. GUUL BUSHO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gal-gaduud

Monday, October 30, 2000 - 08:12 am
(NIN AAN WAR SUGINI WARAN MASUGO),oo maxaa loo barooranayaa haddii wiilku runta jirta idin dhedhensiiyey?,maxaa hawiye afdhabasho looga dhigtay,miyaadan ogayn in hawiye uu soomaali oo dhan aabbe iyo hooyo u yahay,dhulkiisu yahay gogoshii soomaalidu isku muujineysey marka ay shisheeye soorayaan ama la soo booqdo,miyeysan ahayn kuwa cid kasta oo abaar ama duufaani dalkoodii ka qaaday una soo baahata dugsi dhaxanta laga galo siinaya,haddii aqligaagu ku koobanyahay from 1991-2000,wax denbi ah ma lihid,oo sebi ayaad tahay.haddii aad u malayso in hawiye la filyahay kuwa wadankii u kala qoqobay geed-land,buur-land ,beer-land,geel-land iyo waxaro-land, laf cad ayaad toobin ku haysaa, ee afkii hoogay yiraahdaa tubtina wa karaaye bal tartiib iyo qunyar wax u dhegeyso,waayo hawiye waa ka sharaf weeyn-yahay dad inta oodda jeerinka iyo cadaadka isku soo meeriyaan, dadkooda ka dhaadhiciya in soomaalinimo dhammaatay ee ay bandow guryahooda iyo tuulooyinkooda ugu jiraan,habkaas murugada leh hal mar ayuu na soo maray waxayna ahayd muddo 7oo-sano laga joogo oo ay wadanka naga qayqaybiyeen qolo la oran jirey boqortooyadii ajuuraanka. marka haddii adiga ay faan kula tahay wixii hawiye todoba-boqolsano ko hor soo arkay,waad habawsantihiine waaya aragga waraysta, waxaan ku raad joognaa soomali-weeyn ee wiilow mar kalena afkaaga ka dhoowr in aad tiraahdo hawiye muxuu tiintiin-land u sameeysan la`yahay... soomaaliya ha noolaato iyada oo mid ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARWIISH JEBIYE

Monday, October 30, 2000 - 08:32 am
Waar Daraawiish maxaad ka amaanaysaa waxay ahaayeen bunch of ignorants laisusoo ururshey.
Tuug ayay ahaayeen keleb ku adeeganaya daba jooga.
Ingiriis lama dagaalamayn ee Somaali ayuu rabay inuu baaba'asho
Waa taanu dhebiga u qoray oo jebiney.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

irir

Monday, October 30, 2000 - 08:43 am
waryaare dee illeeyn majeerteenku waa habowsanyihiin,waxna ma fahmaan,waar ordoo cabdullaahi yuusuf aabbe dhaha,waxba abology, isaaq ha siinina ,waannu la soconnaa dhuxdhuxda iyo ruufyaan-nimadda aad la wareegtaan dibadda iyoi gudaha,teeda kale haddaannu wax la wadaageyno soomaali adinka waxba laytdin warsan maayo ee ragga ayaannu la dhiil-garaynaynaa,ay soomaalinimaddu ku qoto dheertahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Puntlander

Monday, October 30, 2000 - 10:44 am
Qoute of the day ( courtesy of Somalilander)

"We will build a Berlin wall like in Kalkacayo,and will make Puntland and Somaliland
one federal state"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habr-yoonis

Monday, October 30, 2000 - 11:09 am
somaliland is a separate state from puntland don't I mean don't mix the two together after all puntland is faqashland and we SNM fought them too NO TO UNITY WITH EX-FAQASH

SOMALILAND IS SOMALILAND.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saamaxe

Monday, October 30, 2000 - 04:24 pm
Hawiye iyo Isaaq waxay isku diidan yihiin somali ha is raacdo yo yaanay israacin. laakiin Daarood iyo Isaaq ama Darood iyo Hawiye arrintoodu waa halis ma isbixin doonaan mise xumaantii Daarood bilaabay ba la sii wadi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/lander

Monday, October 30, 2000 - 08:49 pm
waxaan ujawaabayaa ninka isku magacaabay
h/yoonis, saaxiiboow kuguma raacsani aragtidaada ah in puntland ay yihiin faqash oo aan wax lala qabsan karin,tahore saw ma ogid in 1978 ay
la dagaalameen siyaad barre dhulkoodana la gubay
oo xataa isaak ku jiray dadkii wax ka burburiyay
dhulkooda.waan ogahay oo iyaguna dhibaato way
ka geysteen s/land kolkii ay udagaalamayeen siyaad barre dabayaaqadii sideetamaadkii,
haddaba saaxiiboow siyaasadu maalinba waa meel
maanta hadii puntland ay yihiin dad ismaamuli kara oo nabad samaystay wax waan wada qaybsan
karnaa inta aynu iska illawno wixii hore inoo
dhexmaray,maanta haawiye wax ma wada qabsan karro maxaa yeelay ayagii ayaa heshiin la'
ninku marka tiisa uu daryeelo ayaad wax ku aamini
kartaa, markaa waxaan odhan lahaa ninkii wax samaystaba waanu taageeraynaa xidhiidh wanaagsana
waanu la samaysanaynaa u habsaami mayno wax
layiraah soomaaliweyn taasoo ah mid aan mustaqbalka dhaw muuqan, markaa ninka taageeraya
dawlad aan jirin oo jabuuti ay soo macmashay
waa nin reality-ga iska qarinaya oo isdiidsiinaya
so it wont be bad idea if we built like
Berlin wall in Gaalkacyo and make s/land and
puntland federal state, when i am saying that
cuz puntland has something to share but what do
they have in mogadisho just robbery and caos and
we dont wanna buy that....
TO DARWIISH;
anigu nin h/yoonisa ayaan ahay dhulbahantoow
saaxiibayaal waan isnaqaan niman hubsiimo la'aan
iyo fudayd ku caana ayaad tihiin,waxaa iga talo
ah yaan fudayd kaasi cidla idin dhigin maanta
dadkaad wadaagtaan derisnimo ama tolliimo
wax laqaybso inta aad uheesaysid warlord cusub
oo 1500mile kuu jira qaasim dawladii cali mahdi
waxba kama duwana waakii cumar carte primeminister ka dhigay isaaak ma daba yaacin ninkaas waad ogtay in laga guri waayay,dawladii
caydiid c/raxmaan tuur vice president ayuu ka ahaa tolkii cidi kama raacin...soomaaliyi waa is
taqaan dawlad ku sheeg xamar gees ka fadhidaa yaanay khaatumada ku seejin oo kugu dirin dad
wanaag iyo is ixtiraam idinka dhexeeyo haddaad
garan weydid go ahead and good luck.....
bye

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.