site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DHACDO MURUGO LEH !!!!!!!!ILA AQRI....

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): DHACDO MURUGO LEH !!!!!!!!ILA AQRI....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAADI

Sunday, October 29, 2000 - 12:28 pm
WAXAA KA DHACDAY DHACDO AAD II ARGAGIXISAY OO UUR KU TAAL IGU REEBTAY DALAKAA HOLLAND .
SIDATAN :
WAXAA UU AHAA QOYS SOMALIYEED DEGAANAA MAGALO YAR
[TUULO]KU TAALA WAQOOYIGA DALKA HOLLAND .
WAXAY AHAAYEEN KUWO KA SOO QAXAY BURBUKII IYO BAABI'II AY KEENEEN DAGAALADII SOKEEYE EE SOMALIYA
WAXAY SOO ORDAANBA HALKAAS AYAY KU FUREEN RERKII OO AY DOOR BEDEEN INAY UGA WANAAGSANAN DOONTO SOMALIYA KA DIB MARKA LOO EEGO WAXII KA DHACAYAY WADANKII HOOYO .MAXAA DHACAY HADABA ?
WAXUU KA KOOBNA QOYSKA LABA CARUUR AH IYO HOOY AABO 7JIR WIIL IYO 5JIR GABADH .WAXAA ISKUULKII WAQTIGIISII LA GAARAY WIILKII SHARCIYAN WAA LAGEEYAY WAXU MUDU DHIGTABA WAXAA DHACDAY IN MALIN MALMAHA KA TIRSAN UU KU SOO BOODAY AABIHII OO FADHIYA WAXUU QABTAY GUSKA ,KUMA EKAANE WALIBA WAXUU RAACIYAY AABO WAA MACAANYAHAY .AABE!!!!YAAB
WUU KU QAYLIYAY MA SHARAYSAN, ARINKII MUDUU SOCDAY WIILKII MAR WALBOO ISKUULKA UU KA YIMAADO WAXUU KU BOODA DHABTA AABIHII MARARKA QAARKOOD WAXUU GACANTA KU QABTAA GUSKA ABIHII ISAGOON WAXBA KALA REEBIN WALIBA KU DHAWAAQAYA WAA FIICANYAHAY AABIHII WAXAY KU NOQOTAY WAXAAN LAYSKA INDHA TIRI KARIN MAALINTII DANBE WIILKII INTUU SOO KAXEEYAY AYUU WARAYSI LAYEESHAY ISAGOO YAABAN WAXUU AABO YAA KUU SHEEGAY INUU MACAANTAHY IYO INUU FIICANYAHY MAXAASE KU BARAN BAL II SHEEG
WIILKII YARA AABO MACALINKA ISKUULKA AYAA IISHEEGAY SAAS AABE NAXDIN ,AABBE WIILKII WUU LA ORDAY ISAGOO TACAJABSAN WAXUU GEEYAY DHAQTARKII
WAXAA WIILKII LAGU SAMEEYAY BAARIS WAXAA CADAATAY IN WIILKA LA ISTICMAALAYAY IN MUDO AHAYDBA [LA WASI JIRAY XAGA DANBE]INAANILI LAAHI WA INAA ILAHI RAAJICUUN.AABE WAXUU KALA GARANWAAYAY MEEL UU JOOGO IYO MEEL KALE ARINA WUU KU BALAARTAY ILAAH CEEB HA ASTURO AAMIIN .
AABE GO'AAN AAN MARKAA ILA QUMANAYN AYUU GAARAY KAASOO AH IN UU IS DILO WUUNA KU KACAY FALKII OO WUU IS DILAY SUBXAANA LAAH ILAAHOW ADIGAAN KAA MAGANGALAY WAXII XUN OO DHAN AAMIN.
LABO MID DARTEED AYAAN MAANTA HALKAN QISASKAN UGU SOO BANDHIGAY .
KU :DHAMAAN SOMALIDA OO IDIL ,GAAR AHAAN WAALIDIINTA SOMALIYEED EE CARUURTOODA ISKUULADA GALADA DHIGATO IN AAN LA SOCONO CARUURTEENA WAXA AY KU SUGANYIHIIN XAALAD WALBA IYO WAQTI WALBA OON LA SHEEKAYSANO FIIRO GAAR AHAANEEDNA AAN U YEELANO WAXYABAHA AY KU SHEEKEEYAAN OON LA DHAYALSAN TA LABAAD IN AAN KU HAMINO SIDAAN U HAGAAGSAN LAHAYN DHULKEENII HOOYO SOMALIYA SIDA UGU DHAQSIYHA BADAN ISLA MARKAANA AAN U XADIDI LAHAYN DHIBAATADA QURBAHA KA HAYSATA UMADEENA SOMALIYEED EE LA DULMAY GUDAHA IYO DIBADABA.
WAXAY SOMALI KU MAAHMAHDAA CAYRO CAYMO MA DIIDIIDO
HADABA INTAAN BADBAADIN KARNO AAN BADBADINO ILAAHN WUU INALA GARABGALI INSHA ALAAH AAMIN YAA RAB
WALAALKA SOMALIYEED .
SALAMU CALAYKUM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

true somal

Sunday, October 29, 2000 - 05:50 pm
walaal waa arin laga naxo ilaahow naga badbaadi anaga iyo umada islaamka ah

waxaan lee yahay somaliyey waad aragtaan ilmaheenii heerka ay marayaan taasoo kaliftay inwaalidiinteenii is disho ciil iyo caro kabadatay awgeed

maxaa inoo tala ah wali maqabiil iyo qurun baynu isku dhaafsanaa internetka mase waxaynu kawada hadalaa arimahan foosha xun iyo sidaan isaga ururin lahayn caradan gaalada ee wasaxda ah

hadaynu sii noolaano wax ka xun ayaynu la kulmidoonaa

ilaahow nabad baadi oo na ururi oo dalkayagii na guceli

wali waxaan ka argagaxsanahay arintaan foosha xun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QOSLAAYE

Tuesday, October 31, 2000 - 06:36 am
That's some of the stupidist, most idiotic, demogagary, self serving, fagetish story i ever heard. Haadi are you teling us that you are faget? I talked to and know of people who live in Holland, and I have never heard such a bullshit story in my life. Why don't you take your blown-up whole else where, where it is appreciated, let me suggest San-francisco. No body is interested or appreciated your cheap gayish story, contribute constructively, or tell that to your back room Palms(gay and lesbian group).


What a fetish story

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

argagax

Tuesday, October 31, 2000 - 09:37 am
To: Haadi
(Qof is diley muu qarsoomeen)
Noo sheeg taariikhdii, magaladii ay ka dhacday. Anigu markii aan akhriyey waxan ku fekeray maxaa lagaa abuurayey. Qofkii aad u qalbi jilicsana waab is dili karaa. Markaa walaal iska hubi sheekadan wax sheegaya maannu maqal weli.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.