site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soamlidu maxay ku nacday Habar gidir?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Soamlidu maxay ku nacday Habar gidir?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 12:50 pm
Soamlidu maxay ku nacday Habar gidir? sababtu Habar gidir waa mooryaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 01:35 pm
Waxay Aniga ila tahay in ay yihiin qabiilka kaliya ee fahmay siyaasada "DAAROODKA". Sidaas awgeed
ayey Daaroodka isku dayeen in ay u hadlaan Somaliweyn..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 02:08 pm
Mise waa mooryaan gabdhaha maqabiyada ah masaajidka dhexdiisa ku kufsaday. cadaalad waa ka daba imaan habar gidir, they will pay dearly all the the satanic things they did, that includes rape, looting, indiscriminate killing of civilians etc etc.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabsiiye uraaye

Sunday, October 29, 2000 - 05:24 pm
urka iyo tuuganimada aa lagu nacay iyo beenta iyo laaluushka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

true somali

Sunday, October 29, 2000 - 05:33 pm
habargidir waadad waxwalbaleh oo dad fiican ka buuxaan laakiin dhibaatada jirta waxay tahay intooda badan XUMAANTAY ISKU RAACAAN ,waxaana ka xumaaday madaxdii sida CAYDIID, SON OF CAYDIID, CIMAAN CAATO ,KUWAAS AYAA KHALDAY iyagoo ugu sheekayey waa laydin gumysanjiray ee maantaa janis hesheene heeryadii gumaysiga iska tuura markaasay majarihii iyo mawqifkiiba ka xumayeen ilaa noqdeen mooryaan xaaraanta aan ukala aaba yeelin dhiiga dadka islaamka, kufsiga dhaca ,jid gooyada,

laakiin dhibaatadii iyagay ku damaysay aduunkana waxaa lafiiriyaa cirib dameedka

hada waxaan sugaynaa c/qaasim iyo waxa uu ka badelo waxaan leenahay ilaahow labad baadi waa umad somaliyeede

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 05:34 pm
Saaxiibayaal waxa Habargidir loo necebyahay waxaa weeye wax qabadkooda iyo firfircoonaantooda Somaliduna waa dad aan jeclayn in qof kale wax helo iyaga mooyaane xataa walaalkiis alla ha ka dhigee, marka sababtu waa midaas ee wax kale ma ahan, waliba yaan la,is oran ninkani waa Habargidir maxaa yeelay wax ii galay lama arko Daarood ay laayeena ma,ihi, ee waxaa ii muuqda waaqiciga jira

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 06:00 pm
waa dhurwaayo aan xaaraanta iyo xalaasha kala aqoon. mana iska qaban karaan kooda qaldan, sidaas ayaa lagu nacay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

majeerten

Sunday, October 29, 2000 - 06:25 pm
hada ka hor waxaan halkaan ku qoray maqaal aan kaga hadlay suaal tanoo kala ah waxayna jawaabtaydu ahayd qofka la tartan oo iska celi laakiin ha caayin habirgidir waa dad soomaaliyeed samaan iyo wanaagbay leeyihiin markii qaar daaroodka laynayey qaarbaa guryahooda ku ilaalinayey hadaba kala saara dadka qabiil dhana ha canbaaraynina maxaa yeelay idinka akhrisan mayno sidaan horay idiinku soo sheegayna halkay waxaa loogu tala galay indheer-garadku inuu aqoon iswaydaarsi ku yeesho hadaba hadaadan kaalintaa gaarin faalo hadhiibin aan macno lahayn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Poisonous

Sunday, October 29, 2000 - 08:31 pm
Too much SUCCESS breeds too much resentment...so the saying goes....

Poison.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANAXE

Sunday, October 29, 2000 - 09:30 pm
HABARGIDIR WAXAA KELIYA OO NECEB WAA DAAROOD.
GENERAL MAXAMED FARAX CAYDIID AYAA JEBIYEY MAAMULKII DAAROODKA. WUXUU BAACSADAY ILAA KENYA.
HADDAAD ARAGTO DAD CAAYA HABARGIDIR WAA DAAROOD.
ILAAHAY HA DAAYO HABARGIDIR OO HA JIRAAN WELIGOOD.
LA'AANTOOD SOMALI GUN XUN BAY NOQON LAHAYD.QOF KASTA OO HABAR GIDIR RAG IYO DUMAR TAAS HAYDIN NOQOTO WAX SOOMAALI OO DHAN IDIIN HAYSO.
DAAROOD HA DHACO INTA KALE HA NOOLAATO.
JAJAJAJAAJAJAJAJAJAJJJJJ
AJAJJJJJJJJJJJJJJJJJJJJJJJJJJJJJJJJJJJJ
AHAHAHAHAHAAAAAAAAAAAAAAAAAA
NANANANANANANNANANANANNAN
WAWAAWAAAWA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Monday, October 30, 2000 - 12:31 am
Waa dad aan ka dhoorsanin xaaraanta, bililiqada, laaluushka iyo waxyaalaha xun oo dhan. Waa dad la mid ah yuhuuda oo aan u aabo yeeleynin xaaraan iyo xalaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

majeerteen-man

Monday, October 30, 2000 - 12:57 am
habar gidir waa necebahay cid le waligay maan arag, laakiin waa xoolo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mm

Monday, October 30, 2000 - 02:18 am
ninka leh habargidir gabdhaha maqbiyadey xoogeen ma waxaad ka xishoonee in aad tiraaddo gabdhaha daarotkey xoogeen biljamka aa ragiina iyo gabhihiina xoogaayay ma ilowday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mareexaan

Monday, October 30, 2000 - 02:26 am
ma anan arag qof leh habargidir ayaan necbahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ogaadeen

Monday, October 30, 2000 - 08:59 am
soomaalidu waxay isku qaldaan nacaybka iyo maseeyrka,haddaba fikirka nacaybka waa arrin igu adkaatay,waayo 60-sano ayaan jiraa siyaasad iyo diinna waan bartay,wadankana meelkasta waan ka soo shaahay,weligeey ma`aanan maqlin cid haysta ama wax ka sheekta habarta koonfureed.laakiin waxaan maqlay in mareykanku 1992-kii ku soo duuley soomaaliya si uu u laayo habar-gidir,oo ciidanka sirta ee F.B.I.da ayaa ku wargeliye dowladda maraykanka in niman habar-gidir ah ay qorshaynayaa in ay xiddigga MARS,ganacsi ugu socdaalaan. haddaba reerkan habar-gidir waxaa ka maseeyrsan maraykan,waayo kol-hore dayaxa ayeey joogeen haddana mars. habar-gidir bussnes waa looga haray ee nacayb kuma maqal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fiirsanaye

Monday, October 30, 2000 - 10:26 am
Habar Gidir Soomaali mid bay u tartay: waxay naagaysay DAAROOD oo qaar ka midi yihiin dadka ugu xun aan waxba ka xishoon. Daarood wixii ay dadka u horseedeen ayuun baa lagu sameeyey. H/Gidir yagaa xumaanta baray waa laga barayba laga badi. Qabiilkale oo ka cabanaya H/gidir ma jiro. Daaroodka qaar ka mid ihi xumaan waxaan ahayn waxba kuma laha. Eeg Dhulbahante waa kaa u naagaynaya Raggii naagahooda iyo raggooda isku dul wasay. H/Gidireey Daaroodka qaarkood wanaag waxba kuma laha ku wada waydu barateene. Ninkii warankaagu galo ayaa weedhaadu gashaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real h.gidir

Monday, October 30, 2000 - 10:55 am
fiirsanaye,wixii laysku dhirbaaxi jirey ayaad waddaa,ninyahow aflagaadada naga daa oo ummaddan ha ceebeeyn ,waryaa habargidir wixii soo gardaraysta ayeey iska caabiyaan,ee cidna ma gardareestaan,waxayna leyihii,siyaasi,mashaakhiikh,aqoonleey,iyo waxyaabo la mid ah,midda kale waxbaa la wasay afka nin weeyn kuma jirto ee aayar soco.soomaali waa isku geed waana isku hooyo magaca unbaa kala duwan... ninkii hadalkaasu dhibayo jidku waa u furanyahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 30, 2000 - 12:33 pm
doodaan anigaa furay waana xiray, waxaan aragnay habar gidir in ay wax walba leeyihiin, 10kii sanno ee u danbeeyana ay hogaamiayayaashii ka xumaadeen, haatana waxaan illaah ka rajeyn in somali madax fiican oo hogaan fiican u dhiibo.
dadkii la dulmayna xaqooda la siiyo, kii wax dulmayna gartiisa qaato, kana toobad keeno dhibka uu geystay waxii lagu xukumana aqbalo.

AAMIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fiirsanaaye

Monday, October 30, 2000 - 03:13 pm
To anonymous:
Daarood baryootamayaa tahay.

To real h.gidir:
Habar Gidir xukun rabtaa tahay.

Xaqiiqada:
daarood siiba Dhulbahante axsaan waxba kuma laha. waana askariga daarood. daaroodka kalaa ugu badan inta dhibta. Ninka u naxariista bay ugu necebyihiin. ninka yaga naageeyey u naageeyaan. Waa qoon fudud oo falan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 30, 2000 - 05:03 pm
to :Fiirsanaaye
waxaan rabay in arintaan la xiro, haatan waad soo noqotay, waxaad tahay habargidirta la sheegayay, oo xalaal iyo xaaraan isku mid u noqdeen, ka dibna dibada u soo cararay, ka dibna inta waashay qaniis noqday, somali kama helaysid wax ku dhaba ee raadso gaalo iyagaa afaarahas ku fiicane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAS_ANOD_CHICK

Monday, October 30, 2000 - 07:52 pm
HABAR-GEDIR FUTO-MADOBE ARE THE UGLIEST, LAZIEST, STUPIDEST AND MOST COWARDLY PEOPLE IN ALL OF SOMALIA. IF THEY HAD ANY BRAINS AT ALL WHY HAVEN'T THEY BUILT A GOVERNMENT FOR THE LAST 10 YEARS INSTEAD OF KILLING EACH OTHER LIKE ANIMALS. THEY ARE SAVAGE ANIMALS WHO COWARDLY RAPED, RER-BARWAANI AND DAROOD GIRLS BECAUSE THEY NEVER SEEN LIGHT-SKIN GIRL IN THEIR WHOLE LIFE. ALL I HAVE TO SAY IS WHAT H/G DID TO ALL SOMALI PEOPLE IN GENERAL WAS INHUMAN AND ONE DAY THEY WILL DEARLY PAY FOR THEIR CRIMES AGAINST SOMALI'S

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Poisonous

Monday, October 30, 2000 - 09:13 pm
I am HG and my grandmoms for 17 generations are Darood (Mj and Mr) meaning, Habar Gedir men have been having it with Darood women for Centuries! Hence, HG guys do not need to rape Darood women. Methinks, other Hawiya, guys having no experience of Darood cunt......are the guilty party here...not HG guys.

Poison.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farax

Tuesday, October 31, 2000 - 02:15 am
to:ninka dooda furay
waryaa habar gidir waxay degganaayeen tan iyo intii adduunyada dhisneyd dhul aad u dhib badan oo aan geed iyo webi toona lagu arag marka waxaan soo jeedin lahaa in la isbeddelo oo dhulkooda qabiillada kale ee soomaaliyeed marba qolo la geeyo haddii kale waa caddaalad darro in aan dib u noqonno waxa na madoobeeyey oo jilifta noo yeelay waa qaxarka dhibta leh ee aan ku noolnahay
annagu sidaan koonfur ku soo galnay weligeen waan u joogeynaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Tuesday, October 31, 2000 - 03:07 am
Faarax marba hadaad qiratay arintaas waan kuu ogolaaneynaa inaad joogtid hasayeeshee waa in sida martidii la idiin maamulaa shaqooyinka kuwa hoose aad qabataan. Hadii shardigaas aadan kasoo bixi karaynin dib ayaa la diiin celinaayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

h.weyne

Tuesday, October 31, 2000 - 04:10 am
wara maxad naga rabtan hada aya kow noo ah nolol saaxiibayaal nadaya aan noolaanehadii kale xabadan iska ridayna cidwalba hadhimate hadiikale meeshii cusbadalahayd kuma noqondoona

habargidirweyne

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiaziz

Tuesday, October 31, 2000 - 09:18 am
Habargidir waa dad aad u caqli badan laakiin daaroodka aad ayey u caqli xunyihiin dadkii dabada kawasay ayey maanta caayayaan nin gabdhahaagii fuulay adiga muxuu ku la haray ma jirto .caay ayaa kaa soo hartay si islaan duq ah daarood waa fulayga dabada cad si ay ismoodeen iney dadka soomaali ugu cadcad warhalkee ayaad cadaanta ka keentay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cayroow

Tuesday, October 31, 2000 - 10:17 am
waryaada, na daaya (golden-age) ayaan ku jirnaaye aan idinka raaxaysannee....middeeda kale ciddii rabta hubka habar-gidir waan ka xaraashaynaa,waayo annagu dagaal iyo buuq axaddii ayaa noogu danbeeysey.....
war habartu ha noolaato waa gobe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Tuesday, October 31, 2000 - 10:25 am
Waa gun. It is that simple.Waa gunta ugu qudhmoon Soomaali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 01, 2000 - 08:46 pm
Nin walba ha hadlee waxaa ii muuqata in Habargidir wax ceeb ah loo waayay sida nin waliba ogsoonyahay waa dad ganacsiga aad iyo aad ugu horeya nin caaqil ahaa oo la,oranjiray Faarax Gololey ayaa wuxuu maqlay dayaxa ayaa latagay markaas ayuu wuxuu yiri ,,Hadii dayaxii latagay mala soo arkay Habargidir maqaayadi uga furantahay,, taasi waxaad ka garankartaa ganacsiga iyo heerka ay ka gaareen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soomaali

Wednesday, November 01, 2000 - 09:35 pm
Ganacsiga aad ka hadlaysid waa maxay? 10 sano maamul baa nisan waydeen, 10 sano caruurtiina Daroogo ayaa ku soo koriseen, 10 sano magaaladii 30 sano lagu dhisay ayaa ku xaarteen, 10 sano Hawiyihii kale oo walaalihiin ahaa ayaa isu keeni waydeen, 10 sano magaca soomaalida oo sharafta leh baa ku cayaarayseen. Marka Soomaalida xaq bay u leeyihiin inay idin nacaan!!!!! Ma fahamtay waxaan ku leeyahay mise wali caqligaa idinka maqan oo waa la'idiin taliyaa!!!????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

luul

Wednesday, November 01, 2000 - 10:28 pm
Let me say to all H/gider haters

There is nothing you can do to us.

@Los-anos gir

girl let me say to, you're not really LA girl,
cause u don't see the issue we H/gidir and your clan dhulbahante face today as we debate.......

comparisons of H/gidir and Daarood often involves physical ability, not a mental ability.

We are capable of fighting, whereas they are good in running
We are capable of saving, after they left their men.
We are capable of killing, when we look back what they did to us.
We are proud and respected qabiil....

When you heard the name H/gidir think off what we capable of doing.up to now every nation talk about our men,
even Bin-Ladin said the H/gidir men, I trained
and supported them...... that is what he is saying not me....

hate or love it H/gidir true heroes!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Thursday, November 02, 2000 - 12:24 am
Waa tuugo daroogiistayaal ah. Dhibaatada ka taagan koonfurta Soomaaliya waxaa mas'uul ka ah Habargidir. Yaa daroogo beeray: Habar jinni
Yaa naago kufsaday: Habargidir
Yaa bililiqo keenay: Habargidir
Yaa lacag been ah ku taajiray: Habargidir
Yaa maartii wadanka soo dhoofiyay: Habargidir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

juri juri

Thursday, November 02, 2000 - 08:47 am
waxaan dhiganayey dugsiga beeraha,waxaa dhacday in laysweeydiinayey marka soomaaliya dalaga beeruhu u soo go`o. arday ayaa la weeydiiye goorma ayaa galleeyda la goostaa?wuxuu yiri bisha marsoi.midkale ayaa la weeydiiyey goorma ayaa haruurka ama mesegeda la goostaa/wuxuu yiri bisha febraayo.markii danbe ayaa ardaygii habar gidir la weeydiiyey goorma ayaa canbaha la goostaa/wuxuu yiri marka waardiyuhu maqanyahay......,
habar gidir waa raggeedii...ee ha noolaadeen meel kasta oo ay joogaan..soomaali waa tuugo laakiin magaca ayaa habar gidirta raacay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiaziz

Thursday, November 02, 2000 - 12:36 pm
Ninka Ahmed isku sheegay war miyaadan in aad tahay FAQASH FULEY ama majeerteen uraaye oo aan wax qabsankarin oo cayr ka qaata meelo badan DHILO adeykaadhalatey oo shan doolar ayaa lagu wasaa walaashaa iyo hooyadaa somali wax aad qabsiin haddii aad FAQASHTIHIIN MA JIRTO OO WALIGII DAD CAAJIS AH AYAA LA IDINKU XANTAA OO HADLA OO FAANA. War maareysid waligaa HABARGIDIR waana ka xuntaha DHUUDHIGII MAKAA BAXAY (FROM OTANGA RUFUGEE CAMP).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Thursday, November 02, 2000 - 07:39 pm
(1) Habargidir waxa lagu nacay horaa loo soo sheegay oo waxay ka hadlayn wax taariikhi ah oo jira. (2) Waxaa kaloo ka sii darran maanta marka ayaga madaxnimada ay u ooyayeen la siiyay bay isu diidan yihiin waar waxu ma xoola wax ma fahmaan???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gtr

Thursday, November 02, 2000 - 09:38 pm
waxaa lagu nacay
1.naagahoodu way fool xun yahiin,idinka dawlad ayaa idiin daran anigana naag habargidir oon ka aarsado.
2.maqaaxihii xamar iyo u dhaxeeyey dhuusa ma reeb
marka xamar loo soo socdo yaa noo shidaya.
3.maamul dawladeed waxba kama yaqaanaan,caydiid baa ka markhaati ah iyo wiilkiisa hadana soomaali c/qaasim bay ku deyaysaa.OGAADA MADAXNIMADA XOOG KUMA TIMAADO EE WAA HAYBAD ILAAHEEY SIIYO ADOOMADIISA!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 03, 2000 - 01:28 am
Habagidir lama wada necba, haddii la nacana waxaa lagu nici karaa oo kaliya arimo danta guud khuseeya ee si shakhi,ama qabiil necbaysi way reebantahay, anigu waxaan necbahay CAATO ina caydiidna hadeeraan soo nacanacayaa markuu bilaabay haddaana talinayanin nabadi jirmayso,waxaan ka sii necbahay SUUDI iyo QANYAR oo waligood mowqif Qayrumasuul ah uun ku dhwaaqa,waxaa la mid ah Dabadhilfka Amxaarada SHaarguduud, Jaajuuska Cadawga C/hi Yuusuf, iyo ninka Yuhuuda u shaqeeya Ina Cigaal dadka mawqifkaasoo kale qaata ayey taariikhdu nacdaa dadkuna nacaan xataa hadii maanta la taageersanyahay beri waa la nacdalayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sher

Wednesday, January 24, 2001 - 03:52 pm
say what?yaa neceb habar gidir heyyyyyyyyy
get ur facts straight,,,if u are a daarood u would hate habar gidir and that is what i see here coz they cicked u OUT of the COUNTRY my dear,and who wouldn't hate them for that,well if only u were daarood u would,SORRYYY but i am not habargidir and i don't hate them so,as any other qabiil they have good ppl and bad ppl unlike MJ ppl WADAADkooda&duqdooda &ninkooda even u were married to them there is always XIN.
no offence but mj ppl are not hated less maybe even more so plz think twice b4 u write ur comment.

lve
sher

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Saturday, March 24, 2001 - 08:27 pm
to luul
luul kor allaha kaa dhigo naga qabo cawaantaan iska baq baq leh
luul noolaaw
h/gidir hanoolaato
cadawga iyo kii neceb ha baabao
love 2 h/gidir
they r the richest,wealthiest and most educated ppl on earth thanx 2 allah subxaanahu watacaalaa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.