site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SACAD MA MAKAAHIILBAA MISE WAA HAWIYE!!!!!!!!!!??

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): SACAD MA MAKAAHIILBAA MISE WAA HAWIYE!!!!!!!!!!??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAALAX

Sunday, October 29, 2000 - 06:13 pm
WAXAAN DOONAYAA IYADA OO KAFTAN KU JIRIN IN LANA CAYTAMIN INA LA IGA JAAHIL BIXIYO SHEEKADA ORANEYSA SACADKU WAA OGAADEEN/MAKAAHIIL WAXAANA IDIIN SHEEGAYAA LABDA QABIIL MID INAAN AHAY MIDNA UU REER ABTIGEY YAHAY MAHADSANIDIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sayidcumar

Sunday, October 29, 2000 - 06:32 pm
sacad waa hawiye siday noo sheegeen soomaaliduna u taqaan waana niman habar gidira waxay dagaan dhulka la yiraahdo mudug galguduud hiraan etc

end of story

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JR.

Sunday, October 29, 2000 - 07:38 pm
Sacad siciid waa Makahiil, Ogadeen. Sacad, Waxey Habergidir wadaagaan, Dhanka hooyo. Dhaqankiisana waa Hawiye. Ceebna malaha haddii ey sheegtaan, habargidir, sabobtoo ah waa hormoodkooda. Lakiin hadii aad aqiliintooda way kuu sheegayaa, oo tariiqda weyla socdaan. Fadlan ogood, in sidoo kale Qabiilo badan, uu ka mid jihiin, Daroodka, iyo Hawiya ee degaanka owgiis ay kamid noqdeen Digil iyo Mirif. Haddii aan wax gaf ah idhi Hala icafiyo, waxaan uun ka hadley inta ay aqoonteyda iisamahdo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Poisonous

Sunday, October 29, 2000 - 08:24 pm
Aqoontaada aad bay u yar tahay ma istiri JR!

Poison

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INA MADAR-KICIS

Monday, October 30, 2000 - 10:33 am
Aan ku baro sacad anaa da`dii ka weeyneed ah,waxaa la dhashay sedex wiil oo geyigii ay ku dhasheen illaa hadda ammaan ayaa lagu deggenyahay, weligoodna in ay wax bursadaan sida jeataha(HARAMCAS) maahine lama cayrsan sida gizzelaha.(CAWLO,GARANUUG) hadaba magacyada afarta attoore aan ku baree hoo:-
1-maxammed madar-kicis (CAYR)
2-saacid madar-kicis (SACAD)
3-sulayman madar-kicis (SALEEBAAN)
4-saruur madar-kicis (SARUUR)
wallee aabahood madar- kicis afar halyaay ayuu ifka uga tegey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saruurow

Monday, October 30, 2000 - 10:36 am
waryaa sacadka waxaad ku jeclaateen haddaad daarood tihiin waa geesinimada miyaa?..haye gabdhihiinna siista wiilal geesiyaal ah haka dhaleene..aad markaas abtinimo ku faantaane..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shacni

Monday, October 30, 2000 - 02:20 pm
Waxaa la yaab leh marka aan aqristay doodan in aan la yaabo wax ay dadku ku fikiraan

Hada ka hor Dowladii Siyaad Bare ayaa waxaa dhacday in ay daarood shireen ayna ku shireen sidii hawiye ay u xukumi lahaayeen, waxay talo ku gaareen in ay, ogaadan dadka hawiye ugu waxtarka iyo firfircoonidana leh
wexay go'aan sadeen labo qabiil

Habar gidir iyo Xawaadle:

Markaas ayey is tuseen in ay sheegtaan Sacad iyo Xawaadle oo ay ku andacoodeen in ay yihiin (Daarood).

Sacad oo ay ku shegeen Ogaaden
Xawaadle oo ay ku shegeena Lelkase

Marka reer abtiyaashey siday rabeen way u suurtagali wayday. oo sida aan hada lawada socono labada qabiil waa hawiye...

Marka waxaan idin oran lahaa Dream On, it will not happen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saalax

Monday, October 30, 2000 - 05:02 pm
AAD U MAHADSAN TIHIIN WAXAY ILA TAHAY WELI INAAN HELIN WELI WAX I QANCIYA WAAYO QEYTIINA WAXEY LEEYIHIIN WAA YAHAY QAYBNA MA AHA, RUNTII SACAD WAA QABIIL BALAARAN TAARIIKHNA KU LEH SOOMAALIYA BALSE WAXAA MUUQATA IN SHEEKADA LOO RAGAY HAWIYE IYO DAAROOD ANIGU IDINMA ORAN DAAROOD AMA HAWIYE,SU,AASHA ISWEYDIINTA LEH WAXAY TAHAY MAXAY DAAROODKU U SHEEGTAAN QABAALO KA MID AH HAWIYAHA SIDA HARTI ABGAAL,XAWAADLE,MAXAMED CASE,SACAD,IYO
DHOWR QABIIL OO IYAGANA ABGAAL AH ,HALKA ISAAQ OO AY DERIS IYO DHAQAN WADAAG YIHIIN QEYBTOOD AY U ORAN WAAYEEN REER HEBEL WAA WARSANGELI.
MARKA WALAALAYAAL WIXII LA SHEEGO WAXBAA KA JIRA RUNTII ANA WAXAAN AHAY NIN SACAD AH BALSE KU FARAXSAN CIDA UU YAHAY BALSE SU'AASHEYDU WAA MAXAA KEENAY SHEEGASHO IYADA OO AAN MACQUUL AHAYN IN UGAADEEN IYO LEYLKASE IYO WELIBA HARTI AY SHEEGTAAN QABIILADA U FIRFIRCOON HAWIYAHA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDISAMAD

Monday, October 30, 2000 - 08:35 pm
AQOONDARADU AAD AYEEY U XUNTAHAY INTEYDAAN MURAN IYO XAYAALO BEEN AYDAAN KU QORIN WAXAA LA SU'AALAA DADKA KA DHASHAY MAGACAA.
MAAN AAD AYAAN UGU XUMAHAY IN AAD MAGACEYGII KU TILMAAN TAAN WAX AAN JIRIN BEEN ABUUR
#############SAAXIBOYAAL AAN IDINKA JAAHIL BIXIYOARINKAN AAD ISKU QABATEEN##################
hOOYADII SACAD DHASHAY WAXAA LA ORAN JIRAY ((NAADA GIDIREY)) WAXAA DHASHAY SACAD SICIID
OO AHAA NIN MAKAAHIIL AH'
WAXAAY TIMID CARI HAWIYE WAXAA GUURSADAY MADAR KICIS OO NAATIISI KA GEERIYOOTA.
WAXAAY KA TAGTAY LABA ILMOOD OO KALA AH
1=CEER MADAR KICIS.
2=SARUUR MADAR KICIS.
KADIB WUXUU GUUSADAY NAADA GIDIREY WAXAAY U DHASHAY SALEEBAAN MADAR KICIS
WAXAAN AHAY NIN SACAD SICIID AH WAXAAN AHAY MAKAAHIIL
WIXII INTAA DHEER IGALA SOO XIRIIRA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 01, 2000 - 02:55 pm
ciduu doono ha dhashee, haduu daarod yahay ma xasuuqeen, haduu hawiye yahayna dhibkooda kuma riyoodeen iyo inaanay waxba qabsan kuma dadaaleen.sacad arintiisu waa cadyahow aan ku cuno ama ku ciidoow. wabiilna shaqo kuma laha ee waa dhaqan siloon oo looga haray majeerteen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siciid

Wednesday, November 01, 2000 - 07:05 pm
mudug iyo marsada gaalkacyiyo madashii reerka majeerteenka kuma meeriyeen meheradoodiiye!
mariid kuma dureen wiilashii miro casta ahaaye !
mooryaan kuma yiraahdeen intey magaca doorshaane!
marti kibirtey mudankeedu waa mereg lasiidaayo!
maanyada ku gura waa waxay naga muteysteene!
inuu mawqifkuu rabey la helin muran la i weeyaane!
ayagaa maslaxo diidey iyo in aan midawnaaye!
marti kibirtey iyo ayaa maamula sacad makaahiile!
inuu mawqifkuu rabey la helin muran li i weeyaane !
maanyada ku gura waa waxay naga muteysteeneeeeeee!

gabaygan waxaa la tiriyey markay sacad iyo abgaal dagaalka qaraar ku dhex marey halkii la oran jirey lido,iyo lafa saleebaaan meeshuu saleebaan ku baa ba'ay.

teeda kale waxaa jira mid iyana la yiri muslinku isku habar waa noqdaa habar baa dir ilmo u dhasha aasey hadana waxay dhashaa ilmo abgaal ah aasey hadana waxay dhashaa ilmo ogaadeen ah ,soomaaliya oo idil ayaa hal habari isu keeni kartaaoo dhib ma leh laakiin waxaa la yaab leh karaamadii habargidir iyo madarkicis oo dhan ninkii martida ahaa baa la saarey inta kale oo idil waa askar uu adeegsanaayo waa amuur.
hooyaala hooyaala hooyaalayeey hooye,
ma saldana intuu heluu hawiye sidii aqoon waayey?
sacad miyaa silsilad looga dhigey la isku seeteeyey?
ma sokeeyihii baa isnacay suuqa wada joogey?
senti waa lacag hadey saaran tahay miisee!
sanbabaduna hilib hadey sarar ku yaalaanee!sayid maxamed baa yiri sacad waa ogaadeen hadaan sedeg la eegeynin!
sayid maxamed suugaan ku tiri gabayna sureeye!sideed bay ahayd saad ku garataane!
aniguna sidii yoo kalaan kuu sawirayaaye! madarkicis ma dhalin sacade waa sedeg islaameede!
socoto islaantii ahayd sidatey waagaase!
iyadoo sadaayeysanoo saca eryooneysa oo wiilka soofaaliga ah soo kac oraneysa!
ayuu surun ka helay wadaadkii dhaley saleebaane!
sidato ayagoon laheen sal iyo raad toona oo wada sargacan yey rabaan cidey sumeeyaane!
sinjigii hiraab iyo hawiye kuma sifoodaane!
soomaalida ka baxa ceebta waad sahayaneysaane!
sideed iyo sagaal noola siman kama sokeeysaaaaneeee!8&9= raxanweeyn(eelaay)

marka waxaan oo suugaan ah ayaan ka haynaa cidaan waana ogeen weligeen in la dhihi jirey oo odeyaal waa weyn oo sacad& makaahiil ah taariikhda soomaalidana qeyb kaga jirey ayaaba anigaan afkooda iga yiri waan isleenahay odeyaashaas magacyadoodana waxaan hubaa hadaan hada idiin sheegi lahaa in 100% aad garaneysaan waa odeyaal caan ah oo labada cidba u dhashey ...
marka aniga waxaan ayaan maqlay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/LANDER

Wednesday, November 01, 2000 - 08:43 pm
SACAD HAWIYE HADUU MAKAAHIIL YAHAY IYO HADII KALE MAXAY IS DHAAMAAN UGAADEEN IN YAR MA AHEE INTA KALE WAA HAWIYE IYO MIDGO,MARKA WAXBA HA KALA SOKO MARSAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Danjir

Wednesday, November 01, 2000 - 10:52 pm
Illeen nimankan isaaq waa niman sida makastada (qablbi caruuriin) meel walba mannnnaaaaaaaaaaaaaaac iskaga dhaha bal hada kan fiiri S/Lander labaxay waxa laga hadlayey maahee meel kaloo afka saaray, somali intaad ku jirtaan waligeed qudhun iyo qabyaalad ka biximayso waa sun meel qotonta ku dhimo ciilka iyo cadhada aad qabto Isaaqu waa qbiilka ugu qabyaalada badan somaliya uguna cuqdada badan bal netka fiiri meel walba qabiil wax ka sheegii ayey ku mashqullsan yahiin
Ninkiiiiiiiiiiii tolyar baaaaaaa tawaawaca ee Danjiroo talankiii makaa hadahyeeeeeeeeeeeeeeey lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

koofi-dhuub

Thursday, November 02, 2000 - 09:47 am
danjir iyo saciid..markii aan hadalkiina aqriyey waa ii caddaatay in midna yicib soo cunay midna waanbe qallayl ah...marka caqli iyo wax garad illaah baa idinkugu maqan....sacad waa mid ka mid ah afar libaax oo goboladda dhexe cawsha iyo cawaanka ku cuna...ee afka dhaabo saar..haddiise xabbaddii kari-weeysey ma isleedahay maro bitis iyo caaw caaw ayuu ku baxayaa.?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siciid

Thursday, November 02, 2000 - 03:14 pm
lol
ar af muslin ama afgaalo anigu ma garanaayi waxaad ka hadleysidee,,, afkaaga caddee!!!!!!!


ta kale maskaxdeena laguma warsanin ee dantaada iyo su aasha meesha ku qoran ka jawaab haddii kalena afkaaga labo liire saaar sidaadii hore oo aad ahayd wax kuu dhaama ma jiree!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

omar

Thursday, November 02, 2000 - 04:01 pm
Soomaalidu sidey isuxigto cid cadeyn karta majirto. waxaase hubaala inuusan hawiye intiisa badan dhiig wadaagin.
Sayid ayaa sheekadan keenay wuxuu dhahay.
sacad iyo reer caynaashe oo haberyoonis waa ogaadeen
sacad waa ogaadeen hadii loo abtiriyaayee.......
waxaana ugu wacan daraawiishtii ayay caawiyeen dowrnin oo kamida sida wadaadkii uukulahaa.
waligey hawiye maanu diran maanta kahorewe, bal inaad halyeyleedihiin lahubsandoonaaye
waana sabata keentey in qabiilka fiqishini aymaanta dhulbahante dhexdegan yihiin markaa nasab ayuu kadhigayey sacad si dhulbahantu u ogolaado iney guursadaan gabdhahooda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madhibaan

Thursday, November 02, 2000 - 04:02 pm
To;Saciid.
Saciidoow, gabayadii aad noo soo gudbisay oo ku saabsanaa SACAD dhamaantood waxay ahaayeen "irrelevant". hadii wax yar oo aqoon ah; mid diineed iyo mid maaddi ku jirtana intaas oo NACAYB ah bulshada uma aadan soo gudbiseen. Marka waxaa fiican inaad garanayso jawaabta inta aadan waqtiga iskaga qasaarin garaacida teebka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madhibaan

Thursday, November 02, 2000 - 04:11 pm
TO;Saalax IYO Omar
Inkastoo Omar uu taariikhda si fiican u yaqaano, hadana Saalaxoow, Sayidka ayaa wuxuu yiri Sacad waa Ogaadeen hadii loo abtiriyana waa ina Makahiil
waana runtiis oo waxaa jira laf sacad ah oo reer makaahiil ah ee kama uusan hadlayn Sacadka Habar-gidir. Ogowna Sacad-yadu inay badan yihiin oo uu jiro Sacad Habar-yoonis ah iyo Sacad digil iyo mirifle ah. gabagabadii, soomaali oo dhan ayaa Qabiilku dhuuxa ka galay ee waqtigiina yuusan idinka dhumin walaalayaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guuleed

Thursday, November 02, 2000 - 04:14 pm
war qolada majeerteen iyo mareexaan maxay udhihijireen anagaa hawiye gumeysan jirney, nagadaaya nasab hanooga dhigina dadkaase. sidii nasab uma dhaqmaane. goormeyse dadkaad sheegeysaan dagaalami jireen, tobankii sano ee udanbeeyey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHACNI

Thursday, November 02, 2000 - 04:40 pm
@GUULEED

RUNAHAANTII SACAD WAXAY DAGAALAMI JIREEN ILAA IYO INTII UU SIYIKA NOOLAA IYO IN KA HORAYSABA.
WAA TUU SAYIDKA YIRI SACAD WAA OGAADEENO HADII LOOABTIRIYO WAA INA MAKAAHIIL.

SABABTA UU U YIRI TANI WAA MID AAD NOOGA WAYN, WAAYO, SACAD WALIGIIS WAXAY AHAAYEEN HALYEEYO, MARKII SAYIDKA KA WAYAAYEY MAGERTEEN WAX TAAGEERO AH AYUU SACAD U SOO DHAWAADAY SI AY U CAAWIYAAN
WANA OGNAHAY TII AY KU DHIGEEN REER MAJERTEEN.

HADII AAN U SOO LAABTO SU'AASHADA, WAAN DAGAALAMI JIRNAY, OO HADA DAGAAL NOGUMA HOREEYO...

MARKA INTAA ISKA DHAAFTIIN RIYADA AAD KU JIRTAAN
SACAD WAA HABARGIDIR INA MADAR KICIS......

LET ME ASK YOU WHY DO YOU WANT SACAD TO BE DAAROOD
IS IT WHAT THEY DID TO U OR SOMETHING ELSE.

@NINKA DOODAFURAY sAALAX

WARYAA HADII AAD TAHAY SACAD MAAD ORANLAHEEN WAXA AAD MESHAN KU QORTAY.. EE MARKA ISKA AAMOS WAXAAD OGTAHAY AYAA ISKA YAR..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAWAAB

Friday, November 03, 2000 - 05:48 am
Waxaan xasuustaa in xamar markii dagaaladu socdeen sacadka la oran jirey waa daqarood shan daqiiqo dhiman. Sababta iyo micnaha midna ma fahmin da'deyda oo yareed awgeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wardheer

Friday, November 03, 2000 - 06:52 am
Sacad waa hawiye, waa futo-madoobe, waa nasab dhiman, waa kuwii la adoonsan jiray. Darood la adoonsado oo daarood kale adoonsado xagaad ku maqasheen? waar bidoodkaan daarood ha ku sheegina ee aamusa? ninka yiri majeerteen baan la diririray oo sayidkaan kaalmeeyey miyaadan ogayn xiligii keenadiid iyo sayidku inuu isku waqti ahaa oo aad bidi adoonsi majeerteen ku hoos noolaa aad ahayd? maxaad sayid kaalmaysaa adaaba lagu adoonsanyey? Sayidku waxuu ahaa gumaysi la dirir majeerteena waa la diriray waayo Ingriiska, talyaaniga iyo majeerteen ayey ahaayeen xilligaa dadkii wax gumaysan jiray. Sayidkuna taageero inaad gumaysiga iska kicisid ayuu ku siiyey marka sayidka ma aadan taageerine sayidkaa adiga ku taageeray si aad isu xoraysid: Dhinaca nasabnimada haddaan u soo noqdo soomalidaa horay waxay u tiri. Si kasta oo durdur iyo dabaal u galo walee doofaar ma daahiro. walee waligaa daarood ma noqotid saa ilaahayba kaama dhalin.
Makaahiil is a very beutiful people.
Hawiye futo-madow ma uusan dhalin awoowgayo. Angaa sacad qabiil la yiraahdo uu naga tirsan yahay waana dad miidii ah ee ma ahan hawiye guriile ueg sida sacadka hawiye ee akhlaaq yeelo oo qurayshta ha sheeganin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samaale

Friday, November 03, 2000 - 09:54 am
waxaas oo cay ah waxaa noo soo jiidey odaygii nacaska ahaa ee direed ,bal wax ka dheef dhilladii carbeed ee jareerku uureeyey,ee cunuggii ku soo tuurtay badda ee aad asxaanka u sameeyseen oo aad wadankii s a m a a l e loogu ogolaaday (viso) markii uu koray ayaa la siiyey gabar il-iyo lug la`ayd oo la dhihi jirey doonbiro,waxayna dhashay cawaantaas maanta abtiyaashood caynaya.nin abeeso koriyoow adigaa u aayi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runsheege

Friday, November 03, 2000 - 12:07 pm
Samaale waan kugu raacsanahay darood waa wecel oo aan xishoon aad u fuley ah waana mashaqeyste wuxuu jcelyahay inuu baryootama waxay ku xigaan eelayda ayay wax yar ka roon yihiin xagga tuugsiga u fiirso ninka daaroodka ah iyo ninka habargidirta is malaha xagga caqli aad ayuu ninka daaroodka maskaxdiisa u liidataa.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.