site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

dhulbahante oo shiray

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): dhulbahante oo shiray
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL MAJEERTEEN

Sunday, October 29, 2000 - 09:26 pm
NIN YAABAN
waxaa la soo weriyay in dhamaan dhulbhante meel kasta uu ka joogo aduunka ay ka sameeyeen shirar aad u waa weyn.
hadba ujeedada maxay tahay, mise la is waydiiyay.
dhulbahante waa kuwii dhidibada u tagay somaliland iyo puntland, hada doonaya inay caawiyan dowlada cusub.
hadaba maxay tahay ujeedada.
arintaa ha la iga soo jahli bixiyo
dadweynow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad

Monday, October 30, 2000 - 12:30 am
Waxaan u sheegayaa qofka Su'aashan daciifka soo qoray in adiga iyo qofkaloo kula mida toona ahayn hawl u taala haduu Dhulbahante shiray iyo hadii kaleba.

aadna dadkiinan Shaqada ka dhigtay maxaa qolo hebla lagoodboona aad shaqo kale raadsataan.
waxaan Dhulbahante wayne ka codsanayaa inaaney adiga iyo qof lamida toona u jawaabin. sababtuna wax kaa khuseeyaa shirka dhulbahante ma jiraan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAAGE

Monday, October 30, 2000 - 03:33 am
TO. WIIL MAJEERTEEN

BARTA LAGU TAGAALOMO MATAGO HADALA BUUNBUUNSHE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, October 30, 2000 - 03:52 am
Dhulbahante shirkiisu cidna dusha kama saara
mana quseeyo markaa saaxiib haddaad shirdoon
tahay maad raadisid wax kula shira maxayse tahay
danta ama ujeedada kaaga xiran dhulbahante shir-
kiisa, haddaadse doonayso inaad wax ka ogaato
maad tegtid laascaanood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAHAL

Monday, October 30, 2000 - 06:06 am
Dhulbahante wax talo ah oo uu keeni karo ayaaba iska yar.Shalay waxay lahaayeen Somaliland ayaanu nahay waynuna goosan, wax yar ka bacdina HARTI ayay noqdeen oo Puntland ayay u yaaceen.Hadana waa kuwa dawlada Soomaaliyeed u ololaynaya'e xagee Dhulbahante u raacnaa?
WELIGIIBA MEESHII UDARAN WAW DURDURIYAAYE
WAA WUXU DARIIQADII KU JABAY DOOYADII HERE'E
LAFOHOODI DAATAA TALEEX DIGO LAMOODAAYE.

Hadaba Dhulbahante waa qabiil cid kaxaysata oo wuxuun dawlad ku sheega u dhaqdhaqaajisa sugaya.
Waa dawlad ku nool.Burburka dawladii horena wax bay kuleeyihiin.Sababtoo ah musuqmaasuq iyo jahli iyo caqli xumo (maan gaab), iyo reer miyinimo ayay kula dhex jiraan meel kasta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BS Boy

Monday, October 30, 2000 - 06:47 am
KU.Axadka Sahal

Waryaa maad wax la taabon karo maaesha ku qortid inta aad sida aad kor ku sheegtay dadka gobonimadaada iska leh ee gaalka kaa xoreeyey ee sax baad u tidhi dawlad Soomaali ku noolka ah aad wax ka sheegayso.

Ma taqaan adiga iyo kuwaad afkooda ku hadleysaaba waxaad Soomaali ugu qaysantihiin waa gaalo jacayl qabiilo u dirir iyo taariikh aydin lahayn oo aad sheegataan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Monday, October 30, 2000 - 06:58 am
to: sahal
meelkasta aad wax kuqortid dhulbahantaad ku aflagaadaysaaye sxb maxay kugu sameeyeen ma aabahaa bay dileen mise awoowgaa kolba meel xun bay ku taabteene. hadaad nin raga tahay aflagaadada is kadaa oo hadii wax lagugu sameeyay aarso sidii neef meelkasta hakaciyine nacasyahow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Majeerteen

Monday, October 30, 2000 - 06:58 am
Are dhulbahantes the thickest pple in the world or were they born just stupid. Every time i hear about them they are always moaning like couple of bitchest. Why don't u pple come to some concrete decision for once in your damn life ..either go with Puntland,Somaliland or somalia.

Honestly, don't spend the rest of your life chacing your own tails like some crazy doggggg!!
I suggest u go with your own kind the "Daarood" and become part of Puntland and we Majeerteens will teach u about Politics and how it is properly done. In this game u need some decisiveness or pple will get tired of your illiterate asses.

Peace-out Dhulos don't be rufiyaan for the rest of your life!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Monday, October 30, 2000 - 07:10 am
Waa kaa caqli Dhulbahante.
Waxabaa la dhacay iyo waxbaa ladiley maahee wax kale ma yaqaan.Tuugada iyo bililiqaduna waa waxay ku dhamaadeen.Oo xataa Hartigoodu Boosaaso ugu laayey.
Aniga Dhulbahante waxba iguma samayne xaqiiqada ayaan ujeedaa.Waxan arki karaa waxaan caqliga Dhulbahante u muuqan karin.Waxan kuu sheegay wax dhacay laakiin caqliga Dhulbahante aanu garan karin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

h.j.yuosuf

Monday, October 30, 2000 - 07:23 am
to majeerteen iyo isaaq .
saaxiibayaal maad iska dhaaftaan dhulbahante , hadi aad doonaysaan in aad wax ka fa idaan soo weydiiya suaalo. waana idin arka oo waxa aad doonaysaan in aad ogaataan dhulbahante habkiisa laakiin way idin ka qasan tahay ee wax aan idiin sheegaya in dhulbahante tashaday kuna tashaday yaan lagu ciilin.......................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad

Monday, October 30, 2000 - 07:48 am
TO.Majerteen
Dhulbahante wants to be with Somalis not with these lands you talking about.Once in your life time why don't you be a man and except defeat. Wether you like it or not in todays politics Dhulbahante rules.

ku. sahal

Waxaa tahay qof aan lasoo edeb barin oo si xun loo soo koriyey ma waxaad talo iyo shaqo ka dhigatay qabiil dhan caydiis.

Qof cuqdadeysan oo gun ah baad tahaye oo aan weligiisna wax wanaagsan loo sheegine orod oo akhlaaqdaada soo hagaajiso soona baro sida netka looga doodo.Madhaneyahow sheydaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Monday, October 30, 2000 - 08:27 am
Waar inaad caqli soo iibsataa ayaad u baahantahay.
Warsangeligaa aad tidhaahdaan wax baanu wadaagnaa xoogaa maad ka amaahan.
Anigu Majeerteen ma ihi waxan ahay nin gobta reer Shiikh Isxaaq ah.

Ama ka gilgilo amba haka gilgilan Dhulbahante inaanu caqli lahayn Soomaali oo dhan ayaa isla qirtay.Caqli xumada baalka Hawiyuhu ka galay ayaad idina ka gasheen ee numberka xejiso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad Shirshoore

Monday, October 30, 2000 - 08:43 am
Waalidii iyo fudaydkii laydinku sheegi jirey baad mar labaad xaqiijinaysaaye ma hadaad qabiilooyin kale oo Soomaaliyana aad caydii iyo afxumadii kusoo dartey.

Qof aan Shakhsiyad laheyn baad tahey iyo Ducufle iidoor nin hadaad tahey car wax la taabon karo oo aan aflagaado aheyn sheeg sida naagahaad meelahaa ka caytantaane.Madhaneyahoow iidoor

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOORASAANTE

Monday, October 30, 2000 - 10:21 am
Waar Dhulbahante haday shiraan iyo hadii kaleba waxba idinkama geline shaqo yeesh oo xasadka iyo xasarada la fadhiista.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAMOUD

Monday, October 30, 2000 - 03:03 pm
MAHAMOUD.O.M

KU DHAMAAN DADKA XIISAYNAYA IN AY OGAADAAN ARIMAHA GAARKA AH EE DHULBAHANTE AMA WAXA AY KU SHIREEN, WAXAAD OGAATA IN AYNA JIRIN WAX KAA GALAY HADII AANAD KA MID AHAYN BEESHA DHULBAHANTE.
MARAKA HA DAALINE ISKA NASO.

WAA MAHAMOUD.O.MAHAMOUD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Harti

Monday, October 30, 2000 - 03:12 pm
Ciyaalka meeshaan isku helay afka haka daayeen Dhulbahante iyo Majeerteen. Xoolo aan waxba garanaynin ayaad tihiine maxay kala yihiin labo nin oo walaalo ah oo uu isku oday dhalay so ma ahan labadan nin ee aad u kala naagaynaysaan?

Ninkii Majeerteen ah oo dhulbahante wax ka sheegaa waa daayeer sidoo kale ninkii dhulbahante ah oo majeerteen wax ka sheegaa waa daayeer kale. Afkiinna xun xirta wax aad ogtihiin ma jirtee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NUGAAL

Monday, October 30, 2000 - 04:05 pm
SAHAL XAARWEYNE

waan ku aqaan adookale bal saan kuu fashilo degayso,
1. Dhulbahantaa Ku dhalay
2. laascaanood ayaad bariiska dhulbahante ku cuni jirtay markii kii iidoor e ku dhalay ku korsan waayey
3. laascaanood ayaa lagugu kibriyay waa ayo dhulbahante wiil Abti looyahay lama hadlaan

oo horaa loo yidhi waar kibirbadanaa ma dhulbahantaa dhalay.

sedexda sababood ee kor kuxusan weeye waxa waxaas kaa yeedhinayaa

waar yaan nabsigu ku sooridine aamus oo reer abtigaagii xaarka kaatiri jiray afka ka daa yuusan ku qaloocane

oo abti waa inagiiye ina kaladaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhawraaye

Monday, October 30, 2000 - 04:10 pm
To Harti:
Waar ninyahow maxaad iskaga dhedhejinaysaa majeerteen wallaahay aad baad u kala fogtihiin. hadday kula dhasheen (taa ma qirsani anigu) maa daba gashid illeen caqli ma lihide. berri yaguun baad kula soo ciiri nacsnimadaada marka xammar lagugu gawrgawraco. Abyan miyaad illowday iyo raggii la midka ahaa. taallo ayaa looga dhisaya S/land. Soon you'll see Dhullos butured in Mogadishu. laascaanood tuulo will be over ran by S/land army and it will be the battleground in the future battles between south and north.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HARTI CAROODAY

Monday, October 30, 2000 - 05:00 pm
NACASKA ISAAQ EE ISKA HADLAY HAL BAAN IRI. DHULBAHANTE WAA HARTI HARTI OO ILAAH BALLAARSHAYNA DHULBAHANTE CID CIILI KARTA AYAA ISKA YAR. DHULBAHANTE KELIGII AYAA WELIGII ISAAQOO DHAN DABAR GOOYEY BAL HADDOO HARTI WAYNE DABA TAAGANYAHAY MAXAAD U MALAYN?
WAA ILAAH MAHADDII HADDII LA ISU DHIGO DHULBAHANTE IYO ISAAQ ISKA DHAAF HARTI, ISKA DHAAF KOOMBE SIDA GERI KOOMBE IYO HARTI KOOMBE, ISKA DHAAF KABLALAX OO AY KA MID YIHIIN ABSAME OO DHAMI IYO GELIMAYS, ISKA DHAAF DAAROOD WAYNE. ISAAQ DABACAYUUN DHULBAHANTE AGTIISA QORI KAMA JABSAN KARTID ANANA WAA GARAB TAAGANAHAY HADDAANU NAHAY HARTIGA KALE. 1991KII MARKII DAWLADDII SOMALIYEED BURBURTAY WAXAY SNM ISKU DAYDAY IN AY DHULBAHANTE WEERARTO LAAKIIN H.JECLO OO FULAYIIN AH OGNA DHULBAHANTE KARTIDIISA AYAA TIRI HADDII LAYSKULA HADLO IYAGAANU LASAFANAYNAA. SABABTUNA WAXAY AHAYD BAQDIN AY KA QABEEN DHULBAHANTE. HADDAANU NAHAY MARJEERTEEN DHULBAHANTE CID AANU KU FIIRSANAYNO MA JIRTO. MARJEERTEENA WAA KABADAN YAHAY ISAAQOO DHAN OO WAAD LA SOCOTAA IN BAARLAMAANKA CUSUB MAJEERTEEN QAATAY 21 XUBNOOD ISAAQOO DIRKII KALE KHAYAAMEEYEYNA QAATAY 22 XUBNOOD. MARKAA TAASAA KA MARKHAATI KACAYSA TIRADA IYO TEYEDA MAJEERTEEN OO AH NIMAN DHULBAHANTE LA DHASHAY UNA HAGAR BAXAYA HADDII LOO BAAHDO. MARKAA NACASYAHAW DIB HA U NACNACLAYN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amadeou

Monday, October 30, 2000 - 05:34 pm
Sahal.
what is your problem anyway?. why you seem so concerned about dhulka-xaaji's politics?. I don't see any dhulbhante talking about majeerteen politics. Nor do they care what da fak you decide?. Time and time again i see stupid and weak majeerten trying to peersuade us their opinion. it was yerterday when they were fighting with siayd that they were saying" ma kuwaan hartiga moodayaa soo mashxaradaaya". What made you stupid people think that you can tell us what to do?. why you don't mind your business?. you suck up all the other harti people and you can't tolerate any free thinking harti?.
look i see you here and there talking about sh*t. i want you to tell why you are so concerned about dhulbahante's affairs.For you info we never get along with majeerteen and we don't care what they do with their faking life.

Amadeou

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darwiish

Monday, October 30, 2000 - 07:24 pm
You Iidoor waan ku arkaa Mr dabacayuun
Dhulbahante and Majeerteen are cousins. I can see where you are coming from, Dhulbahante is somali
superior and real wadani not gaalo jecel like
Iidoor and Majertens are Kingdom somalia and my
dear cousins, So backoff iidoor qudhmuune.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siyaad

Monday, October 30, 2000 - 07:36 pm
Dhulbahante waa awr-kiroole (rental camel) used by any clan. Waa labo sal u dhexeeye! qofkasta waa garan wixii labo sal udhexeeya _siil or futo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fartag

Monday, October 30, 2000 - 07:57 pm
adeer maa iska daysaan dhuloos waad ku daalaysaane dhuloos iidoor dhuloos waa nin harti ah kana ah daarood bal car waa kaase dhulbahante taabta inaanu il idinku eegayno waad ogtihiin hadaad moodeen dhuloos inuusan rag ka dhalan car waa kaase tolaayay ha yiraahdo,ogowna in majeerteenka iyo ogaadeenka iyo mareexanka dega gobolada u dhow aysan ahayn dadkii rayadka ahaa ee xamar lagu soo laayay ee ay yihiin daaroodkii sax ahaa ee la yaqaan marka adeer daarta cad ha iska dumin dhuloosna wax ka qaadi mayside naso adeer,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SALAXLEY

Wednesday, November 01, 2000 - 07:14 am
DEE SUAASHA SHIRKA KU SAABSAN DHULBAHANTE WAA KA CAROODAY WAAYO SHIRKU WAXA UU AHAA MID QARSOODI AH OO AAN LOO BAAHNAYN IN CID KALE OGAATO MARKA INANKA MAJEERTEEN SU,AAL WAXA UU LA YIMID AAN LOO BAAHNAYN OO SIR QARSOON AYUU KA SHIFAY ILEYN MAJEERTEEN XUMAAN UUN BAY KA SHAQEEYAANE

LAAKIIN ADAABA KA SHIFAYE SHIRKU WAXA UU KU SAABSANAA OO UU SHEEGAY NIN INAGA REER SHIIKH ISXAAQ AHI AAN DHALNAY IN AQOONYAHANADA DHULBAHANTE AY SOO QABANQAABIYEEN WAXAANA AJENDUHU AHAA IN RUFYAANIMADA IYO DABADHILIFNIMADA LAGU BARTAY BEESHA DHULBAHANTE WAX LAGA QABTO OO SOMALIDA OO DHAN BAA NAGU NACDAYE AAN HAWSHAAS WAX WEYN KA QABANO OO WAJIGA DHULBAHANTE LAGA BILAABO QARNIGAN CUSUB WAA INUU NOQDAA MID KU DHISAN SOMALININIMO, FREE FROM DABADHILIFNIMO AND RUFYAANIMO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAMOUD

Wednesday, November 01, 2000 - 09:38 am
MAHAMOUD.O.MAHAMOUD

KU SALAXLEY

HORTA SOOMAALIDU WAXAY TIRAAHDA NIMAN WAX OGAYN ALOOW HA CADAABIN.
WAA MARKA HORE EE SOO AKHRI BUGAAGTA TAARIKHAHA SOOMAALIYEED KU QORANYIHIIN, OO KA EEG TAARIIKHDA DHULBAHANTE IYO DHULBAHANTE WUXUU GALO IYO WUXUU GUDO.
MARKA AAD INTA SOO OGAATO AYAAN JAWAABTA KU SIINAYA.
WELIGAANA HA QORIN WAX AANAD CILMI IYO AQOON U LAHAYN, HANA ISAGA HADLIN WIXII MASKAXDAADU KEENTO, KA FIIRSO MARKA HORE.

MAHAMOUD.O.MAHAMOUD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali4

Friday, November 03, 2000 - 04:15 pm
Sahal waa idoor dhulos dhalay waxaana ka buuxa nacayb aan halakan lagu soo koobi karin waxuuna iska dhigaa majeerten.Ninka halakn furayna waa isaga oo magaca soo badashay ee yaan tolkeen majeerten la caayin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suunaari

Sunday, November 05, 2000 - 09:51 pm
dhulbahante micnihiisu waa waa dad dhul udiri ah mana laha dadkaasi wax colnimo ah ooqoto dheer waxay deganyihiin badhtamaha ama caloosha dalka soomaalida waa fardoolay dhaqda xoolaha suugaan badan diin jecel dhexdoodana is maaweeliya sida ingiriisku ka qoray

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dariwsh

Sunday, November 05, 2000 - 11:59 pm
All those of you pretending to be harti or majeerteen are false and fabricated idoors whose do not subscribe to the what the decent Somalis want, that is UNITY of Somalia and greater people. Not people ruled by the Black Kufaris, in real life hargeisa is ruled by the Ethopians, What a sham adminstrations that is, they use the port of Berbera, and utter that Idoors are our brothers!.

Shame to you all.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 06, 2000 - 12:32 am
Inta aan ka aqaano dhulbahante waa niman waddaniyiin ah,diin jecel,dagaalyahan ah,aan abaalna furin haddaad akhriday taariikhda yar ee soomaalida ka qoran waxaad heleysaa inay 1aad noqonyaaan, xagga dawladnimada qabiil soomaali ah oo dawladnimo fahma una dagaalama waxaa u horeeyey
dhulbahante "Darwish Government" tu ka horeysayna ma jirin Qarnigaas Soomaali ahaan. Haddana waxaa markhaati ah doorka ay ka qaateen taagida dawlada Somalia,tii horana kuma balanfurin sida qabaa,il badan oo dantooda gaarka ah ka doorbiday tii guud umana arko dadnimo iyo geesinimo in qabiilkayagu ka soo horjeedasado dawlad xun matalan keenina waayo dawlad xunna koloytahay,wax lagu faani karana ma aha waxaan burburinay Qarankii Somalia ama reer hebel baan beri laynay.Somali hadaan nahay waxaa inagu adag inaan qiro qabiil fiican oo aan qabiilkaaga ahayn si kasta oo oo aad dhexdhexaad iyo maangal isaga dhigto"Soomaali baan faceed u ogolayn fiicni wiil helo,e Fariid xaasid waa waxa ka dhigay beel fadhiida ahe´" waxaan ku soo koobi "dadku inuu xiishoodaa ka roon inay xaraamaane". ma ahi dhulbahante waxaanse hubaa inay waddani yihiin aan waligood gaalo u soo raacin dalka Soomaalida sida ay sameeyeen qabaa,il farabadan oo aan sheegi,Isaaq,Majeerteen,Ogaadeen,Hawiye,Mareexaan iyo Raxanweyn. Hdaan run sheegno ma rabigeen baa cadhoon Soomaaliyey !!!!? anigu ma ahi dhulbahante oo wallaahay ah iyo billaahay, reer abtina iima aha xataa qaraabo kuma lihi ee waxaan ahay Soomaali "Qabiil ma aaminsani inaan u hawlgalo laakiin Daarood uun baanhay".
Iga raali ahaada haddaan qaarkiin wax u dhimay, wax u dhin uma jeedin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kamiloon

Monday, November 06, 2000 - 12:54 am
War ileen tanoo kale, culumo maa ga' naga siisataan, hadaan shirno iyo hadii kale waa mid anaga noo taala.

Dhalinyarro waqtigiina ha isaga qaadina wax aam muhiimad idiin laheyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaajiga

Monday, November 06, 2000 - 09:46 am
to.dhaman
waxalayidhi habarta odayga wax loo saar waryadha maxad naga rabtaan war anagu waxa aan nahay rag daraawiisha oo aan biqin marka reer aan ka baqayno oo aan leenahay wax ban idiin ogolahay majiran sxb cid an lee nahay noo hiiliyana ma jiraan waan isku filanahay .. lasoco ama akhriso taariikhda markaas ayaad dhulbahante ogaanaysane ... sxb hanagu wareerina e soo barta nolasha dadka iyo dhaqan kooda weydiiya aabayaashiin ama awoowayaashiin iyaga idiin sheegayee .........
taariikhdu wa maduugowdo war nin raba in uu wax xukumo iyo nin inla xukumo rabaa isku mid maaha ..hanka dhulbahante waa layaqaan maha basasnimo e wa wax xukun iyo hogaan noqoooooooo.


soo socoooooo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DhuloosGirl

Wednesday, February 28, 2001 - 10:53 pm
Hi all

sahal gabdha dhuloos aha maa kugu daadisiyee adiga maxaa waye jelouseka intaas lege xaywaan madax wayeen.

much luve to all dhuloos around da glob.
bye

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.