site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Somali ayaa dunida ugu nasiib xun waayo daarood baa ku jira.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Somali ayaa dunida ugu nasiib xun waayo daarood baa ku jira.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali gaab

Sunday, October 29, 2000 - 09:40 pm
Soomaaliya nasiib darro ayaa haysa waayo waxaa ku dhex jira cudur CANCER AH oo waa DAAROOD.
maxaa ka doodo lahaydeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, October 30, 2000 - 05:10 am
TO ALI GAAB


sxb waxaay aniga ila tahay in aanu arrinku sidaas
aheyn, soomaalida oo dhan waxaa ku dhexjira cudur
qabiil, waxaana ku shaqeysta nimanka xukun doonka
mana jiro qabiil gaar loogu eedeyn karaa dhibkii
soomaaliya ka dhacay, dhibkaas waxaa geystay inta
aan ka xusuusto dawladdii maxamed siyaad barre iyo
niman kale oo soo baxay siyaad ka dib.
1 CIGAAL ISAK
2 C/TUUR ISAK
3 JAMA MOHAMED QAALIB ISAK, iyo kale oo aannan
aqoon>
1 MORGAN DAAROOD
2 GAANI DAAROOD
3 GABYOW DAAROOD
4 INA CUMAR JEES DAAROOD
5 OMAR XAAJI MASALE DAAROOD
iyo kuwo kale oo aannan garaneyn.
1 INA CAYDIID HAWIE
2 CAATO HAWIE
3 CALI MAHDI HAWIE
4 YALAXAW SUUDI HAWIE
5 HEBELKAA BOD HAWIYE
6 INA SALAAD BOY HAWIYE
7 GALAAL HAWIE
8 SHAAT GUDUUD HAWIYE
iyo kuwa kale oo aannan gareynayn nimanka aannan
halkan ku soo qorin ma aha niman aan aqaaan laakin
shacabka soomaaliyeed ayaa garan doona, tirada
waan ka saaray wixii dhintay sababtoo ah dhinte
waxay ahaayeenba.kuwaas ayaa soomaaliya rogay
haddaan layska qabana ha sugin inay soomaaliya
degto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nugaal Godan

Monday, October 30, 2000 - 06:17 am
KU.Abdikarim Hassan

Anigu ma garan waxan aad is dhexdhigtay nimankanaad meesha aad kusoo qortey qaarna waa niman ku dagaalamay magacii umadda Soomaaliyeed oo dhan inagoo dawlad ah.

Qaarna waa niman u dagaalamay qabiil iyo gobolaysi ahna dadkii iyagoo leh sinaan iyo cadaalad baanu doonaynaa ku burburiyey wadankeenii.Markaa yaaney weligaa iskaga kaa dhex qasmin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL C/KARIN

Monday, October 30, 2000 - 04:00 pm
TO C/KARIN HASSAN

AFAARA QABIILISTE AFAARA QABILESTE DHALAY

WAAN GU BARANAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaq Yaqaan

Tuesday, December 05, 2000 - 08:50 am
To: Abdulkarim:
Cabdullahi Yusuf maxaad uga reebtay.
Cabdirisaaq X. Hussein maxaad uga rebtay.
Ina Dafle maxaad uga reebtay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.