site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Somaliland ma isaaq baa mese waa wadan?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Somaliland ma isaaq baa mese waa wadan?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 30, 2000 - 12:12 am
waxaan karan waa yay sabaabta aynu u niraano marga isaaq sheegaysanayo dhulbaante inma ogola warsangali inama ogola gadabuursay inama ogola ciise inama ogola marmarna hadaanay kuwaasi ogolayn soamliland ma isaaq ba walaalyaal iga shaafiya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Monday, October 30, 2000 - 02:34 am
Somaliland wax la yiraahdo ma jirto mana jiri doonto waxaa jira oo kaliya Somalia dal la yiraado hal qabiil meel ma goosan karo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Monday, October 30, 2000 - 02:45 am
Somaliland waa qabiil ee ma aha deegaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Tuesday, October 31, 2000 - 07:54 am
I cannot realy understand why so many somalian people waist their time towards the existence of Somaliland. The people of Somaliland have forfeited the lives of their loved once to get the freedom they are enjoying today. The people of somaliland have made mistake to joined the rest of somalia once and they are not certantly willing go that rout again.

My advice to you guys is address the increasing warlords in the street of mugdisho, instade of waisting your time somaliland who does not even know you.

God bless somaliland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muudeey

Tuesday, October 31, 2000 - 08:00 am
war ninkoow hadal cidla ah ayaad meesha ku haysaa ee wax somaliland la yiraahdo ma jiraan ee waxaa jira isaaq land bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 09:05 am
WAAR SHAQO KALE YEESAHA SOMALILAND WAY TEGTAYE,DIBNA
IDIIN SOO EEGIMAYSO.KUWA AAN OGOLEYN EE REER SOMALILANDNA
SANKA AYAA U DALOOLA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiga

Thursday, November 02, 2000 - 01:41 am
somaliland waa dhulksa
ee wadan la yiraahdo somaliland ma jiro
wadanku wuxuu leeyahay madaxweyne
mucaaradkuna waa banaanyahay
in dalka iyo dadkaba laga
badbaadiyo,
dagaal sokeeye oo dambe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ogadeen

Thursday, November 02, 2000 - 04:55 am
wadanka somaliland la yiraahdo hadii daacadnimo jirto dadka raacsani iney go'do waa sidan:

1) Gudibiirse - 70%
2) Isaaaq - 95%
3) Warsangeli - 80%
4) Dhulbahante - 50%
5) Ciise - Codba malaha hadba meeshii 4-taas aado ayuun bey ayagana aadaan.

anigu iney somali kala godo waan ka soo horjeedaa laakin waa xaqiiqo ah in hadii cod laga qaado ay go'eyso marka waxaan ku talin talaa inaan cod laga qaadin ee xoog lagu maquunsho ileen danta somalia ayaa meesha jirta.

P.S. meelaha aan mardhow soo marey waxaa ka mid ah: Boorama, hargeysa, burco, berbera, ceerigaabo, laascanood, laasqorey and boosaaso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

futo ogaadeen

Thursday, November 02, 2000 - 07:41 am
Waar ogaadeen. Ma futadii hooyadaa ee ogaadeen hadhsan jiraad ka keentay lambaradaa aad sheegayso. Intaad soomaaliya oo dhan u rufiyaantay ethiopia ayaad maanta mara kale noo soo huwatay. waa la idunku yaqaan taa. Qabiilada soomaaliyoo dhami wax haka sheegaan Somaliland,laakiin adigoo saabuuntii mooday cheez maxaad sheegi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad Shirshoore

Thursday, November 02, 2000 - 09:22 am
Waryaa dadkiinan afka isaaqa ku hadla ee had iyo jeerna qabiilada kale caayow ma wax kaloo aad sheegtaad baad waydeen intaad qabiildhan aad ku aflagaadooneysaan.

Weliba ninka Ogaadeen anigu waxaan u haystey xisaabtuu soo qorey inuu Sland ugu naxariistey oo uu siiyey tiro badan oo aan raacsanayn.

war sida raga u soo hadla ha caytamin uune.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/Yoonis oday

Thursday, November 02, 2000 - 09:30 am
To Hanad Shishore

you're right. Cayi waa calyo.Ninka Ogadeen si fiican buu u hadlay. Ra'yigiisiina wuu raacsaday.

Haber Yoonis haddaannu nahay xaal baannu siinnay.
Anigu S/land inay go'do yaan rabaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 02, 2000 - 09:55 am
ninka qoray percentage ka ogol somaliland waa nin isaaq ah oo iska dhigaya ogadeen oo doonaya raga isaaq ee donaya somaliweyn in uu shaki galiyo markaan ay u nacaan anigu waxaan lasheegaystay dad badan oo aan ahayn isaaq waxayna jecelyihiin hadii dadka reer somaliland jecelyihiin in ay go'aan loo ogolaado laakiin guwa ku soo qora laaya isaaq maha reer konfur waayo reer konfureed waxay leeyihiin walaalayaa aynu wax wada qaybsano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reer dahir

Thursday, November 02, 2000 - 11:41 am
hanad shirshiroole, waa anigii reer daahire ee aamu haddii kale walee inaan ceebtii berigii banaanka soo dhigi?..xuuxxxxxxx.

ninkaa ogadeen sida wax yihiin buu sheegey,,,,,, rayigiisana wuu dhiibtey ee sida raga rayi dhiibo isaaq afka ha ku taagin ileen waa ragii heeryada idin saarey...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad Shirshoore

Saturday, November 04, 2000 - 07:31 am
To. Reer Daahir

Waryaa afxumo iyo waxbaan dilay uun baad meel walba la taagantahaye anigu u maleyn maayo inaad xitaa tahay dadka aad sheeganayso eh waxaan ku idhi wax la taabon karo meesha la imoow hadaad tihiin H/jeclo maanta waad gabteen meeshii aad ku haboonaydeen sababtoo ah waxaad tihiin qabiilka qudha ee lataaban karo ee H/awal maanta hoos jooga marka talo ayaa idinla gudboon inaad raaciyad ahaataan oo Soomaaliyi hadhow H/awal arimihiina kala xaajooto iyo inaad sida Dhulbahante iyo Gedhxejis aad go'aan cad qaadataan.

Tan ah waxbaan dilayna Dhulbahante oo wada socdaa weligii H/jeclo iyo qolo kale toona lama diririne dad sidiina hal mar meel u wada dhaqaajana ka culusine waa maxey degaalkan uun aad sheegtaan halkeese ka dhacey.Tusaale anigu haybta aan ahay 40 sano hada xabad cid kuma ridin waxaana odhankaraa inaan ka imi qolyaha ugu balbalaadhan Dhulbahante xag talo iyo xag ciidanba markaa adigoo aan caytamin taariikh la taabon karo aan ka wada hadalo.
Dhaqankana ha la ilaasho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S.salah

Sunday, November 05, 2000 - 01:19 am
Asalaamu caleykum

In muddo ahba waxaan arkeyey maqaalo ku saabsan soomaaliland waxaanan jeclaystey in aanan wax jawaab ah ka bixin waayo waxaa ku jiro dad aan mas'uul aheyn oo dooda mooday in la is caayo. Dhulka loo yaqaaney amamaba loo yaqaano Soomaaliland ma aha dhul uu dago Isaaq kaliya ee waxaa daga qabaa'ilo badan oo soomaaliya, mar labaad ma aha Isaaqland ee waa Soomaaliland oo laga helo qabiilo badan haloo kala badnaade.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalilander

Sunday, November 05, 2000 - 03:57 am
Salaamu calayku:

Kadib markii aan discussion kan akhriyey waxay aniga ila tahay, marka ugu horeysa somaliland waa qaybta kaliye ee maanta somaali weyn ugu xasiloon.
Dadkiinan ka hadlaaya somaliland in ay tahay qabiil ama qaran idinma khusayso, waxay khusaysaa
dadka ku nool somaliland oo kaliye. Takale Haddii
Somalia dawladda cusubi hagaagto waa laga wadda hadli karaa isku darid labada qaybood. Laakiin xaaladda taagan maanta waxeytahey malaha.


wasalaam

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.