site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dowlada cusubi ma ABGAAL ayay u dhalatay mase soomaali oo dhan

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Dowlada cusubi ma ABGAAL ayay u dhalatay mase soomaali oo dhan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HARIDIID.

Monday, October 30, 2000 - 01:02 am
Su,aashaaan waxaa is waydiiya maalmahan dadka aan abgaalga ahayn ee xamar jooga, waayoo waxa ay dareemayaan in dowlada si aad ah ay ugu eexatay BAGAAL CUSMAAN, laakiin arintu sidaas ma aha. cabdiqaasim waa uu ku qasban yahay inuu qanciyo beeshaas waayoo.
1-cali mahdi shalay waxaa madaxtinimadiisii ka hor istaagay caydiid oo ay habargidir isku yihiin cabdiqaaasim.
2-cidda gacanta ugu wayn siisay imaashaha xamar waa ABGAAL, oo waliba ku bixiyay dhaqaale iyo xoogba
3-Abgaal waa qabiilka ugu badan soomaali iyo hawiyaba. Marka waxa iila muuqataa inaan laga hadlin sida abgaal wax loo siiyay, waxaadna ku xisaabtantaan culayska soomaali haysta , iyo waliba in rag soomaaliyyeed ay fulinayaan fekerka ethopia oo ah in soomaali qurub-qurub loo kala jarjaro si aysan awood danbe ugu yeelan geeska africa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 04, 2000 - 02:20 pm
abgaal hadaad caqli leedihiin waxaad xajisan leeheedeen xukunka markii ali mahdi loo magacaabay
madaxwaynaha iyada oy xamar tahay magaalo abgaal
marka anigu sababta ma garan, marka iga jaahil bixi. waxaadna sheeganaysa inaad caydiid is hortaagtay marka sababta aad xamar u qabani wayday
ma dad yari baa ku haysa mise caqli xuma

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.