site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dad yar baa ilaah udoortay maamulka aduunkaan!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Dad yar baa ilaah udoortay maamulka aduunkaan!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Monday, October 30, 2000 - 01:13 am
Asalaamu Aleeykum

Walaale iyo walaaleey

Waxaan ogsoonahay boqornimada iyo mas uuliyada hogaaminta umadeed waxaa ilaah siiyaa cidii uu doono asagaana kala ogsoon dadkiisa.umadaha aduunka waxa utaliya waa dad gaara oo aan kabadneeyn gole gaaraya 200 oo qof.inta iyo caruurtooda ayaa aduun yada qoowmiyad walba utalisa.kolkaa inta kale waa shacab.sidaas baana dan ah oo dalku dhismaa ee maha in cid walbaa tiraahdo maa mule ayaan rabaa asagoon looguba tala galin noociisa.


qoyska hada soomali leh waan maamulaa oo madax weeynaan ahay aniga aragtideeyda anoon qabiiil ku dureeynin ma aha nooc badaan loogu talagalay si ahaanba.maxaad ku tiri dheh,daliil baan hayaa,oo ah hadii soomali soo keeye u dagaashay dadkii kale oo dhami waa is maamuleen dagaanadoodana dagaal kama jiro ilaa cidaan mooyee.dhibtuna waxaa weeye waxan iskama dhigi karaan mana noqon karaan abid ka abid haday jiraan.laakiin waxaa wax maa muli kara kuwa hadaba naftooda maa mula.laakiin ayana waqti bay iska lumin soomaalina waa lugooyeen.waxaan waa arin ilaah bixiyo maha wax la qasbi karo ama layska dhig dhigi karo.ma ku xirna wax barasho,maku xirna dhaqaale,ma ku xirna ilbaxnimo,waa arin rabaani ah oo maskaxda laxariirta garashada maamulid ama hogaamin umadeed.tan in lafahmo aa larabaa,waakabaxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Tuesday, October 31, 2000 - 05:44 am
Asalaamu Aleeykum

walaaleey iyo walaale


waxaan rayi ahaan qabaa in ay cadahay cidii soomaaliya uugu habooneeyd in ay maamusho.malajoogo xili indhaha laystiro,kolkaa waxan qabaa in aynu u yeero una dayno howsha maamulka.waxaana aamin sanahay qof waliba wuxuu ku haboon yahay howsha dalka ha qabto.maha in uu kursi khalada fariisto nin khaldani.waakabaxay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.