site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ciidamada Qaranka somaliland oo Xadka la Geeyey

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Ciidamada Qaranka somaliland oo Xadka la Geeyey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liban

Monday, October 30, 2000 - 01:27 am
(18:28 Oct 29 2000 )

Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa lagu tuulay xadadka dalku la wadaago Somaliya iyo Jibuuti. Warar naga soo gaadhaya magaalooyinka xadka ah ee Hingalool iyo Bariisle ayaa sheegaya in kumanyaal ciidamada Somaliland ah la keenay magaalooyinka xadka. Wararkan oo ah qaar isasoo taraya waxay sheegayaan in dawladu ay go'aansatay in loo diyaargaroobo difaaca dalka hadiiba ay weeraro kaga yimaadaan dalalka dibada. Ciidamo gaadhay 8000 (Siddeed kun) ayaa haatan jooga xadka soomaaliya, halka xadka Jibuuti la geeyey 3000 (Saddex kun) oo kale. Magaalooyinke Bariisle, Lawyacado iyo Saylac ee ku yaala xadka Jibuuti waxa hore u joogay ciidamo dhan 2000 (Laba kun) oo askari oo ah kuwa loo yaqaano kamaandoos. Ciidamada bariga waxa abaanduule u ah Jan. Maxamed Dhamac oo ah mujaahid in badan ku jiray halgankii dalka lagu xoreeyey. Jan. Dhamac waxa uu wax ku bartay dalka Ruushka halkaas oo loo tababaray gaar ahaan ridida madaafiicda waaweyn. Jan. Dhamac wuxu ku biiray SNM sanadkii 1983kii markaas oo uu sarkaal sare ka ahaa gaaskii 1aad ee ciidamadii Soomaaliya ee deganaa magaalada Xaliimaale ilaa Garayocawl. Xaga Galbeedka waxa abaanduule ka ah Kor. Maxamud Aden oo isna ah sarkaal sare oo wax ku bartay dalalka Ruushka iyo Filibiin islamarkaana loo tababaray dagaalgelinta Ciidama lugta.

Ciidamada dalka Jibuuti ayaa tiradoodu dhantahay 3500 oo nin. Jibuuti waxa sidoo gale degan ciidan Faransiisku leeyahay oo dhan 3000 oo askari. Faransiisku hore waxa uu u sheegay in aanu Jibuuti difaaci doonin hadii Ismaaciil Cumar Geele uu isagu weerar bilaabo.

Dhanka Soomaaliya waxa la ogyahay in Cabdiqaasim ku hanjabay islamarkaana qorshaynayo sidii uu u weerari lahaa Somaliland. Cabdiqaasim malaha ciidamo dhisan, xitaa ilaaladiisu waa mooryaan madaxbanaan (Freelance gunmen) oo qaata 500 oo dollar maalintii kastaba. Iyadoo aanay muuqan muruq uu ku muquuniyo Somaliland ayuu hadana dhawrjeer ku celceliyey inuu Somaliland weerari doono.

Ciidamada Qaranka Somaliland waxay dhan yihiin 18 000 oo ciidamada qalabka sida ah, 4670 askari oo ah kuwa loo yaqaano Kamaandoos iyo 5000 oo ah kuwa Poliska. Wasiirka Difaaca Somaliland Mudane Cumar Maxamed Nimcaale ayaa noo sheegay in ay dawladu ku talo jirto in la libinlaabo ciidamada Qaranka Somaliland. Mr. Nimcaale waxa sidoo kale uu noo sheegay inay jiraan 14000 oo ciidamo kayda oo ay dawladu siiso raashin, markii loo baahdana diyaar u ah difaaca dalka. Mar la waydiiyey baahida loo qabo kordhinta ciidamada dalka maadaama aanay jirin wax muuqda oo cabsi gelin kara, wuxu ku jawaabay wasiirku in gobolku guud ahaanba yahay mid dhib badan, waxaana lagaaga weecan karaa uun muruqaaga. Wasiirku wux sheegay in qorshaha fog ee Somaliland yahay in la dhiso ciidan nidaam leh oo gaadhay 100 000 oo askari. Mr. Nimcaale waxa uu yidhi "waxad aragtaan in ay maanta dhiigeena u haliilayaan kuwaan iskaashan lahayn een isku danta noqon lahayn (isaga oo u jeeda Xamar iyo Jibuuti) maxaad markaas u malaynaysaan shisheeyehana".

Sidoo kale mujaahidiinta SNM, ayaa muujiyey inay heegan u yihiin difaaca dalka iyagoo laabi doona khilaafka u dhexeeya dawlada iyo SNM. Gudoomiyaha SNM Md. Xasan Ciise Jaamac ayaa sheegay in ay nasiib daro tahay in Somaliland oo 10 sano jirtay, maanta ay u hanjabaan kuwii laga xoreeyey dalkan mudo 10 sano ah ka hor. Cabdiqaasim ayaa ka mid ahaa dawladii Faqashta ee laga xoreeyey dalka. Gudoomiye Xasan Ciise wuxu sheegay in diyaar loo yahay difaaca dalka uuna ku kalsoon yahay guulo ay mujaahidiintu soo hoyn doonan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Monday, October 30, 2000 - 02:27 am
waxaad tiraahdaa ciidamada kooxda doonaysa goosashada ee xaarka ku fadhiya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani wase

Monday, October 30, 2000 - 04:15 pm
Wadani wase!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

snmwase

Monday, October 30, 2000 - 08:12 pm
wadani waad u soo koobtay xaarkiisa yuuse ku cabsiinayaa kuwa marqaansan eegaalo raaca ah waryaan lagu qoslin anagu ku maqalaye,,,,,,gax,gax,gax,gax,gax,,,,,walaahi wadani waa iga qoslisiisay,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 12:02 am
Nin Garxajiis oo udhiman dona Awal majiirayoo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqaan

Tuesday, October 31, 2000 - 12:25 am
dhaka xunta iyo walaweynta waanu ku naqaanay caqli xumada iyo dabaalnimada sharfna nooma aha in aanu u jawaabno sababtoo ah qof aan shaqsiyad iyo karaamo midna lahayn maaha wax laisku dhibo lahadalkiisu soomaali hadii aanay ku jirina mar horay aduunyada wax la qaybsan lahayd soomaalidu
markaa saaxiibkay liibaan iyo inta kalee ay dani naga dhaxaysoo waxaan odhan lahaa yaanay kuwani dab idinku shidin waa dadkaynu naqaanay oo hadana sii bahaloobee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 12:43 am
Walaahi nin Garxajiis uu dhimanyaa Dowlad u dhisaan habarwaal majiiryo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Tuesday, October 31, 2000 - 12:05 pm
To liban
waryaa xaarkaa idinka socdo ee somalialandkaa sheegaysiin yay yihiin gobalkaa dagantahiina waa gobal dawaynaha somaliyeed wada daganyahay ee waxaad kuriyoonaysaan waa wax aad yaab uleh waxaana kuu sheegayaa inaad walgiin aadan meelgaarayn somali wayn la aantood adinkoo shuban idankasocdaan idakabixinay macaluushaad kujirteen
hadaad wadaxaajood ubaahantahay waxaan kuufadhiyaa
stockholm swedan ma ilawday sablaale iyo kuntuwaaray

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Wednesday, November 01, 2000 - 05:07 am
There are 40 Thousand very strong army in somaliland today, and they are ready as ever to defend our be loving country Somaliland.

God Bless Somaliland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darwiish

Wednesday, November 01, 2000 - 06:44 am
Waxaan la yaabanahay sababta ciidamada aad sheegayso u soo gaari waayeen laaska iyo agagaarkiisa.
Hadalkan aad meesha ku qortay wuxuu u eegyahay sidii nin baqaya balse waxaan ku leeyahay cidina kuuma soo socotee si fiican u seexo.
Hadiise aad i daartid oo aad faanka iyo biriqbiriqda joojin weydid,mooryaan yaacaysaa hal mar ku soo geleysa,ogoow aniga iyo adigu is arki mayno moryaan yaacaysa ooo ku oran doonta ha dhagdhagaagin,waa lagu garamaynayaaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

s/lander

Wednesday, November 01, 2000 - 07:14 am
TO: Mohamed

Since this "you opinoin" has been created i have seen so many different view but i have never seen any body who is so small minded like you. My friend somaliland has been existed before and will be continue staying that way.The people of somaliland have maintained peace and economic growth while you guys still fighting and looking each other. My advice to you is look close eyes to your increaing worlords in the street of mugdish..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibrir Abokor

Wednesday, November 01, 2000 - 08:57 am
waar dhulbahante sowta ciidanka qaranku dulfandhiyo miyaanad ogayn saxiib but anagu ma rabno inaan layno dadka nala deegaanka ah hadiise aad bood boodid Habar Jeclo umbaa sidoodii kugu xadrayn ee ha moodin in aan lagula socon faqash yahay. Daarood wax ka celin doonaana ma jiro oo waa horee ayu haadku leefay balse waxaad ogaataa in aad tihiin (dhulos) 2% of Somaliland population sucker.
Waligiinba jilib ka midda Habar Jeclo ayaa idinku shaqaysan jiray hadaba dhulbahante ha ka dhigina dad wax iska celinaya haatanina Laascaanood dusheeda ciidamo badan ayu ina Cigaal soo dhigay haddad naf leedihiin reer is dabayaac. ahahahahahah
Somaliland for ever

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhafoor-qiiq.

Wednesday, November 01, 2000 - 09:32 am
Ciidankaan la sheegay oo gaaraya 10.000 kun ,waxaa hubaal ah haddii loo baahdo in isaaq-land la qarameeyo just waxaa loo dirayaa shan mooryaan iyo sedex dhafoor-qiiq, waxaana hubaal ah in la arkayo iyaga oo sidii cigaal-shiidad iyo idihiisii isu daba didaya.(soo joog ninkii laga waayo soo jiifo ayaa laga helaa..).habar-awal-land is no mutch to somalia.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daraawiish

Wednesday, November 01, 2000 - 11:36 am
Jibril Abokor:

You are just talking for nathing and you are not making any sense. You know it without dhulbabante you would have end up here in America as slaves. before you talk about Darood,why don't you first defeated the darood subtribe Dhulbabahnte then you can talk about Darood.
Somali people know what isaak is all about. all you guy do talk, but when it comes reality You know it and Somalis know you are pusies. Dulbahante for life.

All Isaak people could not defeated Reer Hager since 1600. Reer hagar who is subtribe of dhulbabhte have being whipping your ass the last a couple hundred years. so shut up nigger.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.