site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gurubka (THUG LIFE) oo lagu soo edayay in ayay gabadh dhenish ah ay waseen

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Gurubka (THUG LIFE) oo lagu soo edayay in ayay gabadh dhenish ah ay waseen
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

THUG LIFE

Monday, October 30, 2000 - 01:38 am
koxda dhalin yarada ee magalada kolding ee denmark.oo lagu magacabo .THUG LIFE.ku wasay nag dhenish ah.dad somaliyeed ayaa leh way na sharaf rideen .lakin waxan u arag naa hadii anu nahay THUG LIFE .waa cadi hadii loo ego waxay dhenish ku sameeyan.elle somaliya i kolding er nogen tøsedreng de er bang for nogen fucking danskere jeg syens at danskere er nogen svinre

qore afhayeen ka THUG LIFE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Monday, October 30, 2000 - 04:43 am
waxaa tahay nacas aan caqli lagu arag. bal ku laabo wararka wadanka. tag. www.dr.dk/somali
nacas yohow ceyrta ka dhargay adiga iyo cidiinaba waala idin masaa furinayaa ma aragtay sharciga laga soo saaray ajaanibta xataa in 13jirada la xiro 2sano.
war inteed ku gabanaysaa maxaa idiin tala ah hadaad jeega xiiri tihiin. waan u baahnayn inaan afhayeen idinka helno oon idinla hadalno.
bal waxaad damacsan tihiin.
ma waxaad rabtaan say hooyooyinkiin idiinku oo yayaan in aad umada u fadaraysaan.
walaahi calaamad rabi oo dag dag ah ayaa idinku dhacaysa.
war bal isku laabta caawa markaad xashiishka wada cabaysaan oo is waydiiya waxaad sameyseen.
war raali galiya umada magaca aad ka ceebayseen.
inaa lilaahi wa inaa ilaahi raa jucuun. muxuu yiri tøsedreng war ma waxaad filinka ku aragteen yaad run moodeen.
waxaan ka nax sanahay waalidka idin dhalay iyo suu idiinku qasaaray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed somaliland

Monday, October 30, 2000 - 06:20 am
TO THUG LIFE

war way yahoo waax tahay wax aan wax isku falay oo lagu khasaaray oo walidiin tiin ayaad ceebay seen .sida uu cali kuuu sheegay waxad tahay nacas wax isku faleen.oo arkulaystaa ee dibjiriin ta madaw ee maraykanka ayaa la dhaha ´(THUG LIFE)waxay ka dhigan tahay nolashii dibjirnimada ee hadii ay caydhu kuu been shek tay oo ad wax is moodid waxad tahay .wax lagu qasaray

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL AFRIKAAN AH

Monday, October 30, 2000 - 07:59 am
WAXAA TAHAY ADAA WAX KAWASAY GABADHA SXB EE WAXKA
MAHEESAA WAR KAA NAKA DHAAF RAGAAS WAX WAESAY WAA ISKA CADI WAAYO DHALINYARDA HADAY EE WAX WASAAN WAAYAAN WAXAY SOO GAARAAN AYEE WASAAYAAN MIDA KALE SOMALI CEEB MAKARTO WAAYO WADANKII AY SOO GUBEN SXB WAX KALE MAHESAA WAXAA ISKAA DHAAFAY
ADI IKA ILAALI RAGAAS AY K WASIN
DABAAL BAATAHAY WAYO WAXAAS CAMAL LUGUMO QORO MEESHAAN SXIIB EE BAY BAY

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.