site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HALA KALA SAARO SOOMAALINIMADA IYO DHIIGYACABYADA KU QUBEYSTAY DHIIGII UMMADDA SOOMAALIYEED

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): HALA KALA SAARO SOOMAALINIMADA IYO DHIIGYACABYADA KU QUBEYSTAY DHIIGII UMMADDA SOOMAALIYEED
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, October 30, 2000 - 03:03 am
waxaan filayaa in aanu jirin qof diidan somalini-
mada ee waxa laysku diidan ama la diidan yahay
dadkii ka qayb galay dawladihii kala duwanaa ee
soomaaliya hoggaamin jiray kuwaas oo soomaaliya
baray qabyaalid, iskudirida qabiilooyinka soomaa-
liyeed si ay xukunkooda u sii dheeraystaan gaar
ahaan dawladdii mohamed siyaad barre,maantana
kuwa leh soomaaliya ayaan hoggaaminaynaa waxay
ka soo qalin jebiyeen dugsiyadii ka soo bixi jir-
een ardaydii siyaad waxayna soo barteen sida wax
loo xado, wax loo dilo iyo sida laysugu diro
qabiilooyinka ama shacabka soomaaliyeed,waxaa
kaloo dadka soomaaliyeed bareen in aannad weligaa
ka xoroobin qabiil iskuna filaan dadkana waxay ka
dhaadhiciyeen in haddii aannad qabiilka taageerin
dhinac xaqdarrada in aad tahay doqon jannana aanad
galeyn, haddii aad is tiraahdo dadkaaga wax wanaa-
gsan u sheeg adigoon qabiila ula jeedin qaarbaa
waxay moodayaan inaad caynayso waxaan oran lahaa
tuug qabiil ma leh waa kuwa ina baabi,iyey cunay
hantideenii oo dhan, isku day in aad qabiil la,aan
wax qabsan kartid, noolaan kartid,wax barankartid
adigoo isku filaan kara maxaad qabiil u daba??????
ordaysaa yaan qoraaladayda loo qaadan qabiil
naceyb, waxaan ka soo horjeedaa kuwii hore
soomaaliya dhabarka uga jebiyey oo leh maanta ayan
wax qabaneynaa wax tareynaa, maanta iyo shalay
midee bay waalan yihiin taas jawaabteeda waxaan u
deynayaa inta taageerta tuugada iyo qabiilka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Barre

Saturday, December 30, 2000 - 01:49 am
Mahadsanid sxb messagekan waa mid very useful ah, bal waxan arkey very late walaal waa sida aad u shhegtey kuwaan nama nafaci karaan. Soomali baa waxey ku maahmahdey nin qorax ku dhigay har kuu manoqdo, kii sidaa nabadey nama badbaadin karo.

Hadana waxan aragnaa inuu bilaabey hab beeledki caanka ahaa iyo qabsasho meelo kale,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.