site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Shaati guduud waa cidee?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Shaati guduud waa cidee?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salaad

Monday, October 30, 2000 - 06:24 am
Shaati guduud ma Daarood shaati raxanweyn sitabaa?
Waa la ogyahay inuu yahay Warsangeli sheegtona?
Hadaba waa khayaamo Daarood wuxuu u gashanahayo shaatiga Raxanweyn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaalkacayo

Tuesday, November 28, 2000 - 04:53 am
Aboowe Saati Guduud nin Harti ah waaye.
Yaa ka qaadooya.Hadeer ayuu ilaa Afgooye qaban, Morgan na waxa uu kusii socdaa Kismaayo.
Markaa waa meeshaad gashaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abgaal

Tuesday, November 28, 2000 - 10:41 am
Waxuu raba ha ahaado waa geesi heeridi karidey dadkiisa hana sugu wayin futo weyne sacad inu caar dhab kugu yiraahdo.

wIIL wACBUUDHAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baydhabo

Tuesday, November 28, 2000 - 10:53 am
Waar Shaati Gaduud Harti maaha ee Harti wax ha u dhimin anagaa naqaan oo waa Eyleey oo dadkii sagaarada daban jirey ee deganaa cusbitaalkii Digfeer gadaashiisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaalkacayo

Wednesday, November 29, 2000 - 03:07 am
Shaati Guduud waa geesi soo baxay.
Asalkiisuna waa nin oo Harti ah.
Waana laguu yaqaan boowe.
Waxan filayaa magaxaa harti dad badan ayuu wadnaha xanuujinahayaa noo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baydhabo

Wednesday, November 29, 2000 - 10:43 am
Saxiib anigu waxaan ahey Harti ee wax ha noo dhimin waayo anaga Shaati Guduud uma na naqaan Harti mida kale hadii uu dhowr jeer tegay Garoowe midhaa waxaad is tiri waa harti mise adigaa sheeta Hartiga laftiisa oo ah eeyleey,mida kale ma waxaa tahay dadka ka soo horjeeda xukunka Ali Khaliif ee daba dhilifka u ah ninka sida Riyaha u kaaja ee la yiraahdo beerlaawe .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaalkacayo

Thursday, November 30, 2000 - 03:02 am
Ari boowe Baydhabo, Harti na ma tihid e inan gumeed ayaad tahay.
Oo boowe malaa Dhulbahantaad tahay(cid kale sidaa uma caytantee, caqli xumadu waa waxa Warsangeli oo aydinaan gaarayn afka idiin geshey), iyagay sanadkaa mmanta ah kaga dhegantahay Ali Kalif inuu dawlad noqdee.
Dhulbahante waa waalanyahay, dawladna waxbana kama kasaayee, fudayd iyo waali ayaa geesey.
Miyaadan boowe ogayn in talada Soomalia ninkaa beerka la' iyo laba kaloo soo raaca ka go'do.

Boowe mid weligaa ogow, talada Soomaalia waxaanu Majeerteen ogolayn ma noqonaso.
Weligaabo inan gumeedow meelahaa ka dhuus dhuus

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garoowe

Thursday, November 30, 2000 - 04:02 am
Ari Cali Khaliif waaba lainagu haystaaye.Sowtaan laleeyahay waaba Hawiye ninku oo waa Cayr.

Anigu ninka siduu u hadlaanan ba ka helinin.
Ninkuba malaa barfasoor ba ma aha, inuu hada miyi ka imaaday yaa lamoodaa'e.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Las-anod

Friday, December 01, 2000 - 10:41 am
Waxaan kuu sheegayaa in Dhul-bahante uu wadanka u taliyo oo burburiyey ina Cigaal iyo beerlaawe markaa saxiib Dhul-bahante is a power mida kale anaga somali waa na taqaan inaanaan cidna ka gaban ee aanu ku tashano meeshii dani noogu jirto,markaa majeerteen iska daaya hinaaska xun ee idinku jira ee ah kii hooyadiin u dhimatey oo tolkiin raaca hadii kale dhul-bahante idiinma baahna oo waa idinka maaranaa hadana waxaan qorey ciidamo badan oo sangadhuudhi ah oo aanu ugu tala galey iney sidii berigii idiin galaan,waxaana warar ku maqley in uu Ali Khaliif la hadley Ina Dafle oo uu ku yiri kaaley oo ila shaqee adigaa yaqaan sida majeerteen loo dhabee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garoowe

Monday, December 04, 2000 - 03:04 am
Ari boowe bal inaad midgaan tahay oo aadan Harti meela kasoo gelin marna Wadaad waalan oo Ugaadeen ah ayaa inta idin kaxaystay(oo weliba idin baai'iyey, oo garaadkinii diley) ayaad iisoo raacday oo kaba qaad u ahayd, waadna ku baa'baday.OO waatii waxyari kaa soo hareen.Hadana waxad ku faanaysaysaa in aad Hawiye AWR KIRAALE u tahay, oo Hawiye inta kaba qaad u noqotid aniga oo ku xiga aad igu soo duulaysid.

Awalba Harti anagaa idin qoray, hadana waa idinka saaraynaa.Waxa aanuna dadka u sheegaynaa islaantii QANDHICILEY ee idin dhashay inay idin wadatay markii odaygu guursaday.


Alla Dhulbahante caqli xumaa.ari boowe malaha Hawiyaha laftooda waxbaad isu tihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Taleeh

Tuesday, December 05, 2000 - 08:41 am
Shaati guduud waa nin Warsangeli ah.Warsangelina waa niman Harti ah.Runtu waa sidaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baydhabo

Wednesday, December 06, 2000 - 11:55 am
Saaxiib iska daa calaacalka anagu waanu naqaan sida rag loola dagaalamo ama loola heshiiyo ee rag dabadii kama dhuusno anagu waanu la dagaalaney gaalo ragna waa naga dhintey waana ka samirey hadana somaali qabiilooyinka ugu badan baanu ku jiraa anagoo intaa dagaalameyney ayaanu kaa ciidan iyo rag badanahey oo aanu soo qaadney markaad ka soo carartey boqoradaadii meydoodii 1991kii kismaayo mida kale waad nooshihiin oo aad hadley saan waayo soomaali kama dhicin rag dabada looga tegey waxay ka dhacdey majeerteen 1990kii wadada beledweyne mida kale maxaad ka hadli waad ogtahey sidii laguugu galey galkacayo ee lagaa dilay 1000 nin welina aadan aarsan markaa saaxiib iska aamus anagu waanu naqaan colaad iyo nabad waadna ogtahiin soomaali cidaanu isleyno inaanu kaga qaylisiino xitaa adiga waad ogtihiin sidaanu idiin galey dagaalkii dhulu dheer mida kale somaali waxaad ka noqoteen laangaab daaroodna aniguu i doortay hadii aad iga hor timaadaan anigu idiin naxariisan maayo ee waanu idin leyneynaa waayo beryahan ayaad ka nasateen warankayagii markaa waa sanad guuradiinii taariikhda waad ku haysaa inaanu gabdhahiina u guuri jirey midgaha oo ay dhacday sida Baydan Farax Shirac oo aanu u guuriney Habane mida kale majeerteen barkii waa Dhul-bahante oo berigii aanu marba idin qabsan jirey ayaanu naagahiina heysan jirey oo majeerteen bar waa garacyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MJ

Saturday, January 27, 2001 - 11:19 am
You people are all sick and need help. Qabiil is what is keeping our nation divided so wake up and smell the coffea and say starting this moment I will start supporting my country and eliminate the tribalism that we have builded in many years ago, which is the fruits that caused us be divided. So let stop talking about Tribalism and start talking about been a real NATIONALISM and help our people and solve our problems through dialague and without talking about QABAAYALADA QURANKA AH.

Real Somali,
MJ

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.