site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Aabbow.Dulmiga Iska dhaaf, (xalaal Iyo Xaraan) Wey Kala Cadahay

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Aabbow.Dulmiga Iska dhaaf, (xalaal Iyo Xaraan) Wey Kala Cadahay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MDEEQ

Monday, October 30, 2000 - 06:28 am
Saxiibayaal

Waxaa somali maanta u kala cadaatey ninka wanaag
raba iyo ninka xaraan rabo, ninmanka ka shaqeynayo dulmiga, xanuunka gaajada iyo xabaasha
shacab,ABdulahi yusuf,moorgan,shaatiguduud waxay
ku socdaan wadadii Fircoon qaadey halaag ay doorteen, iimaankoodii ay iibsadeen, waxay rabaan
ummad diin iyo dhaqan wadaagta oo mid ah ay rabaan in ay dantooda gaarka ah ku fushadaan
maxay ummada u qabteen, maanta qabiil ma jiro
soomaali waa mid kaliya,
Ninkii Gaal talo saarto oo weli ka dhigto waa
munaafaq dhab ah,beenlow aan balan laheyn,Aminaada
laabe, marka ninkii wanaag doorta wuu helaya
Ogow in aad aduun ku wareen,mar uun lagu qaban doono,inta aad fursada heysato (Towbadkeen)
Ilaah ka cabso meel kasto aad joogto.(La jeclow walaalkaa wixii aad naftaada la jeceshahay)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 02, 2000 - 01:00 pm
TO MDEEQ

I AGREE WITH YOU DAM WRIGH

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.