site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Cabdi/qaasim ma LACAG doonbaa mise waa POWER doon?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Cabdi/qaasim ma LACAG doonbaa mise waa POWER doon?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sugaaye

Monday, October 30, 2000 - 10:40 am
waxay u muuqataa hadda inuu lacag doon yahay.

Wuxuu yidhi: cidla kuma dhaco ama dawlad baan noqon ama lacag baan uruursan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guulwade

Monday, October 30, 2000 - 10:48 am
wallaahi sidaas miyuu yiri haye?..iiwad sheekada..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hasssan

Tuesday, October 31, 2000 - 01:38 am
cudkadaan aad qabtaan iska daaya soomaliya hadda si toosan bay ku socodaaa oo qofna histori socda ma ka hor imaan karo/

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaalkacayo

Tuesday, October 31, 2000 - 09:24 am
horta waxan maqlay ilihii dhaqaalaha oo idil ceyr quraa loo dhiibey. Xataa wasiirkii maaliyada yaa dhahay buubaa iyo c/qaasim yaa lacagtii carabtu bixisay boorsooyin ka buuxsaday. waxna lagama qaban illaa hadda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIKARIM HASSAN

Wednesday, November 01, 2000 - 03:07 am
SAAXIIBAYAAL HORUMAR LAMA GAARI KARO INTA
MAALINBA TUUG INOO TALINAYO AMA AYNU QABIIL
CAABUDEYNO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin Yaaban

Wednesday, November 01, 2000 - 07:18 am
Midaa iigu yaabka badan waxa ay tahay ninkaan leh waxaan madexwayne u ahay Somali oo lacag in uu aruursado u soo jeestay. Maalintuu Xamar tagayey waxa uu soo sameystay 22 billion oo false ah hadana waxa uu soo samestay 32 billion oo false ah. Waxaa taa ka daran iyadoo carab isu tagtay oo danteeda ka hadleyso ayuu intuu dhex fadhiistay oo sheekadi ka qasay buu wuxuu ku yiri Palestine kali ha xasuusanina e bal wax igu soo tuura anigana Markaasay Carab fajacday.

Dawlada Ingiriiska ayaa hadda reerkiisa baaritaan ku wada oo waxa ay yiraahdeen Cayr danbe xaq uma lihidiin ninkii ku qabay oo caruurta kaa dhalay madaxweyne ayuu sheegtay ee bax dalka ka bax cayr danbena laguma siinayo. Markii ay arinta u sheegtay ayuu ku yiri waxaad ku tiraahdaa ninka waan is furnay dheh si ay kuu daayaan.

War ninkaan hadaan la iska qaban oo magacan uu ku qaraabanayo loo diidin somali ayuu ceebayn doonaa oo meel xille u wadaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tuug dile

Wednesday, November 01, 2000 - 03:31 pm
Tuugsadaha qabta, tuugga qabta, wuu ina gadayaaye qabta. Qaddaafi baa u taliyee qabta. Maciishaddii wuu qaaliyeeyee qabta. Tallan wuu sababee qabta. Tuug kale(GALEYR) yuu wataaye qabta. Waa tacluuse, cudur iyo AIDS ee qabta. Shalay dadkuu xasuuqayee qabta. maantana magacaaguu sitaaye qabta. Dadkii Somali u aqoonta yaraa(dhulbahante) buu wataaye qabta.

Cabdi Qaasim = AIDS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Abgaal

Thursday, November 02, 2000 - 03:44 am
aad ayaad u abaartay duqa walaahi, horta anaga hadii aan Abgaal nahay marna raali kama noqonayno in ay Habar Gidir noo taliso oo Xamar dhexdeeda nagu xukunto. Ilaa ay goofkayga iiga baxdo wax wada hadal aha xataa ma na dhex maraayo

Midkii iigu yaab badnayd waxaa waaye in la dhahay Habar Gidir ayaa Abgaal wasiiro iyo Duqa Magaalada xamar siisay? Siisay? Xamar goorma ay habar gidir yeelatay oo qofkii ay rabto siihee nabee dad waa is mahadiyey intii mahii aad ka imaatay aad ku noqohayso war ma yaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 02, 2000 - 07:28 am
C/QAASIM WAA NINKA KA DANBEEYAY DILKII GEN.YUSUF TALLAN.

ANIGU MARKII HORE SOOMAALI JACAYL AYAAN U TAAGEERAYAY, IMIKASE WAXAN ARKAA IN NINKANI UUNA SHAQO KU LAHAYN SOOMAALINNIMO IYO MUSLIMNNIMO.
WAY MUUQATAA INU YAHAY NIN LACAG JECEL OO IIMAAN LA'.

WAA IN DEG-DEG LOO TAAGEERO XOOGAGA MUCAARADKA AH, OO SIDA UGU DHAKHSO BADAN LOOGA TAKHALUSO C/QAASIM. HADDII KALE WAXAN ARKAA FOOLXUMADII UGU WAYNAYD IYO FADEEXADDII UGA XUMAYD EE SOO MARTA UMMADDA SOOMAALIYEED.

WAA IN SOOMAALI ISUGU TIMAADAA SHIR WEYNE KA DHACA MUQDISHO OO RUNTA LA ISKU SHEEGO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Agoon

Wednesday, November 08, 2000 - 12:45 pm
Sugaaye waxaan ku weydiinaa yaa kuu sheegay inuu saas yiri ma walaashaa ayaa u dhigatay oo kuu sheegtay daarood uraaya adoo kale ah madaxweynaha inoo ag istaaga lama ogelee...waxaan hubaa walaashaa iney warar kale oo badan heyso ee bal noo soo sheeg.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.