Monday, October 30, 2000 - 11:35 am ummada soomaaliyeed waxay ku jireen mamul la aan mudo doban sano ah mawaxaynu rana nimankii dobanka sono isku geen dirayay sida cabdilaahi yusuf, cigaal, ilma nacas waa kuwa xamar baabiiyay gabyaw, morgan , ina cumar jees iyo wixii lamid ah mise waxaynu racnaa dawladan loo wadadhanyahay.