site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan la yaabay ina caydiid oo oranaya??????????

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Waxaan la yaabay ina caydiid oo oranaya??????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUUDEEY

Monday, October 30, 2000 - 12:15 pm
Waxaan la yaabaynahay ina caydiid oo yiri dowlada cabdi qaasim waxay aduunka ka codsatay lacag gaarraysa 20 million oo doolar
oo mujaahidiinta hubka lagaga dhigo mujaahidiintu ma kuwa umadda soomaliyeed laayaybaa mise waa kuwa jiigadaha fujistay
hadiise ay mujaahidiin yihiin maxay markii
dambe u dileen hogaamiyahoodii caydiid ahaa
marka xuseen caydiid waxaan leeyahay dowlada nabada cabdi qaasim soo raac hadii kale
adaa yaqaana meeshaad aadi BYE BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

horey u socod

Monday, October 30, 2000 - 04:11 pm
mr muudeey waan kugu raacsanahay ra yigaaga balse waxa is weydiin leh canugan madaxa adag sidii aabihiisa oo kale uu askartiisa gabdhaha ku kufsaday musjidka dhexdiisa carbet kii masjidkana bililiqeystay ma dadkaasaad maanta isku heysta iney yihiin dadkii umada wanaageeda horseedi lahaa oo yiri mujaahidiin baanu nahay kani seef la boodka ah waxaa la gudboon inuu madax adeega iska daayo ee soomaalida kale wax la qeybsado hadii uu ku amrana mooryaantiisa iney xabado firdhiyaan markaaseey hoog iyo ba usugnaatay intiinaan kale ee dagaal oogayaasha waxaan horseed unoqon doontaan iney soomaalida inta dhiman ee kusoo hartay muqdisho iney mar labaad soo qaxaan ee libaaxa eber ka dhigo iyo bada ay ku baa ba,aan taasina waad ogtihiin hadda ka hor ayeey qasdi iyo ula kac ku dhacday dadkii ka danbeeyayna looguma danbeyn geerida waa tii ay is raaceen warkeyga waxaan ku soo gaba gabeynayaa hadaad tihiin dad dhiigoodu uu muslin yahay ka fogaada iney dadkan magaalada muqdisho ku sii qul qulaya iney fool xumo ugu horeeyso ay hadana marlabaad soo qaxaan waad ogtihiin cid idinla rabta madax tinimo ma jirto ogaansho baad isla yeel yeeleysaan ee dadka maanta qaaday axdigan weyn ee la isugu soo celinayo shocibka soomaaliyeed iyaga ayaa idinka dhib badan ee udaaya si sharaf leh hadii kale dawlad waxba uma dhimi kartaan ee rayid uunbaa wax udhimeysaan oo arsaaq doon ah ee ilaah ka yaaba waad ogtihiin qof waliba iney god sugeyso iyo karfin kibir iyo santaag haddii uu wax tarayo laba maxamed ciida kama hoos mareen alaa og waxey xaal ku sugan yihiin shicibkana wuu og yahay wixii dhibaato ay na badeen intaasi iyo amaana alah waxaanu mar walba taageer san nahay cid ala cidey doonto ha ahaato qofkii shicibka soomaaliyeed wanaagiisa ka talinaya sidaa isu dhaama dadka kasoo horjeeda dowladan soo ifbaxeysa.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.