site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAA KA DHEXEEYA HABAR GIDIR IYO DHULBAHANTE?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): MAXAA KA DHEXEEYA HABAR GIDIR IYO DHULBAHANTE?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARDOON MOOGE

Monday, October 30, 2000 - 04:35 pm
WAXAAN LA YAABANAHAY SABABTA ISU GEESAY HABAR GIDIR IYO DHULBAHANTE OO AY ISKU DAN U NOQDEEN. SIDOO KALE WAXAAN ARKAY MARJEERTEEN IYO ISAAQ OO IS KAASHANAYA WAR ADUUNKU CAJAA'IBBA BADANAA. BAL ARINTAA ILA EEGA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siyaad

Monday, October 30, 2000 - 07:42 pm
Dhulbahante waa awr-kiroole(rental camels)that can be used by any and every clan including H/G.
Majeerteen iyo Isaaq waa gobta soomaalida.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWAL

Monday, October 30, 2000 - 10:29 pm
Waa runtaa laakiin majeerteen iyo galayr waa tol is og,iyagaana sharxay markii jabuuti la joogay.Marnaba anaga(somaliland)iyo mj isku dan ma nihin waa nimankii burburiyey aqoonsiga somaliland,oo puntland naga dhinac furay.

DAROOD(MJ,DHULS,OGD,MARX) anaa wasa

isaaq ha noolaadeen...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqaan

Monday, October 30, 2000 - 11:17 pm
figrad xumaa ninku, hadaad aragtay in C/Yusuf iyo Cigaal si wax u arkaan siyaasad ahaan, dhinca kalena Galayr iyo C/Qasim, mawaxaa durbadiiba kuu muuqday in qabiilo lawaleeyay ama kuwo walaalo ahaa col la sikaga dhigay. at the end doqon yohow kalasaar siyaasad niman kadhaxaysa iyo jirida qabiilo somaaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Black Spider

Tuesday, October 31, 2000 - 12:10 am
Ku odhan maayo doqon, mana caytamayo, hadalka aad todhina waa mid meesha ku jira, Dhulbahante iyo Habar Gidir maxaa ka dhexeeya waa su'aal. Jawaabta ayaa ah sida an qabo, Habar Gidir waa Khawana (evil conspirous tribe) Dhulbahantana wuxu macallim (master) ku yahay sida loogu adeego khaa'inka weligii iyo intuu noolaa. Midda kale, ee ku saabsan "Majeerteen" iyo "Issaq" wax in ay wada qabsadaan la yaab ma aha, waayoo waa labada qabiil oo ugu aqoonta badan Soomaalida, uguna aragti badan oo ogaan kara been kasta oo magac Somaali loogu yeero, ee looguna dan leeyahay in mustaqbalka wadanka lagu madoobeeyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIGIR

Tuesday, October 31, 2000 - 02:13 am
SAAXIIBOOW AMA NIKA SU AASHAN BILAABAYOOW JA WAABTU WAXAY NOQANAYSAA SIDAN,
MO OGTAHAY HADAAN HABARGIDIRNAHAHAY DANTA AAN DAAROOD KALAHAYN WAXAAN UGARANAY INUU INOO FULINKARO DHULBAHANTE, ISAAQ IYO WAXII LAHALMAALANA INAAN KU DHABARJIBINO WAXA AY UGU YEERAAN MARKASTABA SOMALILAND, HADABA JAWAABTU WAXAY TAHAY SIDAAS OO ANAGA OO HABARGIDIR AH IYO DHULBAHANTE IS KU DAN INAGA DHIGTAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Tuesday, October 31, 2000 - 02:21 am
waryaa haddii aad tihiin Somalilan anaguna waxaan nahay Somaligus yaa xoog badan ee sheeg guska ayaa xoog badan. qabaadkiina wasa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SNM99

Tuesday, October 31, 2000 - 04:16 am
Majerteen sow nimankii morgan beenta-land ku casumeey ma aha???

You are going to pay for your actions when the time is right.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulbahante

Tuesday, October 31, 2000 - 04:22 am
to dhaman
saaxiibayaal maydin garan jawabta . waxa weeye wax isku dan kadhigay wa laba wadani oo iyaga ayaa wax xukumi kara marka majerten wu soo qatay xukun kiisi kan wax kuma leh isaqna wa in la xukumo marwalba ee in u wax xukumo maaha,
dhulbahante

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calanka

Tuesday, October 31, 2000 - 04:38 am
aniga ma idiin sheegaa waxa isku danta ka dhigay.
dhulbahante. mareexaan. majeerteen. ogaadeen. habargidir. abgaal. xawaadle.murursade.reer xamar.giir giir.
isaaq.eelaay. waa wada soomaali.SOOMAALIWAYN WAA IsKU WADA DAN.
soomaaliya hanoolaato.
soomaaliya hanoolaato.
soomaaliya hanoolaato.

waxaa noo balan ah wada shaqayn iyo dib u dhis beertii aan wada jarnay ninba daalka siibay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jag

Tuesday, October 31, 2000 - 06:32 am
thanks the one who brought up this question, what ever your name is.ok, it is simple quesstion,and if i one answer it this is the way i would have answered.I would have asked my self what Dhulbahante and Habar gidir have in common.
1)they are both worriors,dhulbahante had fought against the colony in early this century and habargidir did similar to that in late this century.as u know habar gidir are called little daravishis.
2)they are generous as u can see from the goverment that they are creating now both dhulbahante and habar gidir had got very little seats from the goverment cause they give every thing the other poeple to lure them . and that is te leader ship we need.
i wish i have plenty of time to finish what they have in common. i may finish it some other time.
peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siyaad

Tuesday, October 31, 2000 - 08:02 pm
Waxa isu keenay dhulbahante iyo H/G waa labaduba waa eey lagu shaqeysan karo. laakiin dhulbahante waxaa loo isticmaala askar camal habargidirna tuug camal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMAALI

Wednesday, November 01, 2000 - 07:36 am
su,aashaadaadu waxay ku fiicnayd inaad tidhaahdo INA CIGAAL IYO TAAGEERAYAASHIISA IYO C/LAAHI YUUSUF IYO TAAGEERAYAASHIISA MOOYAANE MAXAA SOOMAALID AINTEDA KA LE ISKU DANTA KA DHIGAY.
HADAAN KAAGA JAWAABO SU,AASHAADII, DHULBAHANTE IYO HABAR GIDIR WAA WALAALO,ISKU DAN AH OO AAN OGOLAYN KIBIRKA,IS ADOONSIGA KALA QAYBINTA QARANKA IYO WIXII LA MID AH
SOOMAALIYA SOOMAALI BAA LEH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mareer-gur

Wednesday, November 01, 2000 - 08:09 am
fiinbaa ciyday,oo qaylisay,waxaa la weeydiiyey fi iney adeer maxaad la cataaweysaa?,waxa tiri war mahiigaanka soo socda miyeednaan arkaynin..haddaba in taageerayaasha cabdullaahgi yuusuf raftaan kua ay qaldana,waayo waxay welwel -ka muujinayaan daadkan ka soo fatahmaya xagga koonfureed,daadkani wuxuu biyaha gaarsiin doonaa illaa guriga ugu shisheeya geedka ugu danbeeya geyiga soomaaliyeed.....;garanaye ma garateen...??? .
dadka doodaan illaa hadda ka qaybqaatay waxaan u dhoola-caddeeyey warkooda wa ..mudane calan iyo mudane soomaali oo muujiyey raganimati and dadnimati....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habargidir

Wednesday, November 08, 2000 - 01:23 am
waxaan rajeynaa sidda habargidir iyo dhulbahante ey isugu danta noqdeen in soomaaloo dhan u noqoto isku dan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL_CEYR

Wednesday, November 08, 2000 - 07:08 am
THE ONLY ONLY THING WE HAVE IN COMMON WITH DHULBAHANTE IS THE WAY WE SLEEP WITH THEIR TALL, LIGHT-SKIN GIRLS EVERYDAY.

ASK ANY DHULBAHANTE GIRL AND SHE WILL AUTOMATICALLY SAY HABAR-GEDIR SPECAILLY CEYR IS THE BEST LOVER. AHAHAHHAHAHAHAHAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warfaa1

Wednesday, November 08, 2000 - 07:37 am
kan isaaq ee isagu isujawaabaya, marbanacid iska dhigaya. soomaaliya horeusocotaa waaloodhan yahay taageeradeeda. hakahadhin ee qaybtaada kaqaado. bari soomaaliya kuuma baahna maantey kuubaahan tahay hagaranwaayin. iskadaa dacaayada raqiiska ah.sheegana qabiilkaaga runta ah. dhibaatada soomaalida haysa kamawarheysid miyaa. nacasyahow damiir yeelo oo iska aamus. kaftankan noocani majooge maantee. imisa sano ayaad taageero haysatey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Farax Hagar

Wednesday, November 15, 2000 - 10:20 am
Waxaa Dhul-bahante iyo Habar-Gidir ka dhigey isku dantu waa niman aad iyo aad geesiyiin u ah oo dagaalama mida kale waa niman ogol somaalinimo iyo inay dadka wax la qaybsadaan aana ogoleyn dadka is waaweynisiiya ee iska dhiga wax aaney aheyn waadna aragteen dadkii sidaa ahaa meeshay ku danbeeyeen ,soomaaliyana waa israacdey oo midowday markaa saaxiiboow ha ka harin tareenka hadii aad maanta ka hartid weligaa dib u soo fuuli meysid waana kaa tegayaa ,mida kale waxaa labada reer ay qaateen kuraas yar iyagoo ah qabiilooyin waaweyn Habar-Gidir 8 kursi,Dhul-bahante 9 kursi,waayo waxay doonayeen heshiis soomaaliyeed waadna ogeydeen qabiiladii yiri ilaa aanu helo 20 kursi waxba ma hagaagayaan ee la siiyey 20kii kursi meeshay ku danbeeyeen ,markaa saaxiib wax walba waxaa ka wanaagsan wadaniyada .Habar-Gidir waa dadkii u dagaalami jirey xoriyada sida Abdillaahi Essa,Dhul-bahantane waaba ku dhamaadey xornima doonkii somaaliya waadna garaneysaan ragii Dhul-bahante ee u dagaalami jirey xoriyada somaaliya sida Isaail Mirre,Farah Dabshid ,Ali Dhuux,Artan Boos,Xirsi Cartan,Afxakame,Ali Duulane,Aden Galeyr,Cowke Jabane iyo rag badan oo aanan halkan ku soo koobi karin markaa walaalayaal soomaalinimadu waa shey qaali ah oo aan marnaba meel laga maro laheyn ee taa la socda waan ka baxey..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laascaanood

Wednesday, November 15, 2000 - 04:11 pm
waxaan soomaalida kale kadhexayn oo kamadhexeeyaan . c/qaasin iyo cali khaliif ayuunbaa kadhashey. taageerada dowlada cusub soomaali waa udhantahay, xornimadana loosoo wadahalgan wax haleysdheeraade

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maha

Wednesday, November 22, 2000 - 03:04 pm
waad salaaman tihiin dhamaan dhalinyarada surgayersa netka, laakiin aniga su'aal baan qabaa,inanka bilaabey su'aasha wuxuu yiri maxa ka dhaxeeya DHULBAHANTE & HABARGIDIR, walaal marka hore lagaagama jawaabin su'aashaadii ee waxey soo galiyeen waxyalo aan loo baahneyn, su;aasheyda hadaan usoo noqdo waxaa weeyaan maxaa dadka laga siiyaa majeerteen majalasbaa laga yahey coz somalinetka oo dhan dadka laga hadlaayo waxaa u badan majeerteen even iyagoon meesha ama su'aasha ku jirin baa lasoo geliyaa WHY? midakale imika waxa ii cadaatey maahmaahdii aheyd madaxmadow and majeerteen walaahi, coz soomali oo dhan & majeerteen bey dadkii noqdeen, marka idinkoo raali ah iska daaya majeerteen dambigana haka meyranina, aniga koley waxaad isleedihiin gabadhan waa majeerteen laakiin wrong am not, not even daarood, only soomaaliyad aan qabiilaheyn,
waad mahadsantihiin dhamaaan,

yellah bye
maca salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qurji-Hater

Thursday, November 23, 2000 - 10:37 am
Dhulmahante waa naag waalan oo maalinba ninkay lacag iyo madaxnimo ku aragta siilka hoos dhigata. No wonder inay maanta sibiisha la hoos ordayaan H/Gedir. Sidii Lax oslaysa ayay dabada u sii ruxeen ee bal aan eegno intay la joogaan kolleyba waa naag xiiso badanoo berri bay mid kale dhaliga u dhiganaysaaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warma Jaanle

Monday, December 11, 2000 - 10:12 am
Qurji Hater:
You are absolutely right.
Gabdhihii ayaa hada Hawd iyo Nugaal inta laga kaxayo xamar lagayn oo H/Gedir loo qayb qaybin.
Waxaba la sheegayey in qaar badan ina Khalif Galayr kaxayey oo Xamar geeyey oo dhakhdaa H/Gedir ku hayso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farhaan

Saturday, December 16, 2000 - 09:26 am
Somali bal eega iidoorkii caybeykaga hadhey.
One's again somalidiid will be punish and will not hesitate to participate.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 16, 2001 - 03:03 pm
HUSEIN: Waad salaamantihiin dhamaantiin,salaan kadib qabiilada waaweyn ee soomaaliya waxey maanta gaareen guul guushaas oo ah in soomaalidu heshay maanta dowlad loo wada dhanyahay, hase yeeshee aan wali cadow leenahay cadowgaasna uu yahay xabashida, saan ula socono dhamaanteen xabashidu waxey isku dayeysaa iney isticmaasho dad aqoontoodu ay yartahay dadkaas oo ay xabashidu u adeegsaneyso iney ku burburiyaan qaranimada soomaaliya, balse ma oga xabashidu inaan runtii ognahay waxey damacsanyihiin. markaan hoos u soo noqdo qabiilada waaween sida Murusade Abgaal Dhulbahante Xawaadle Mareexaan Habargidir Majerteen iyo qabiilo kale, waxay maanta muujiyeen qabiiladan aan kor ku xusay Dowladnimo iyo qaranimo waxayna maanta sameysteen dowlad kumeelgaara oo loowada dhanyahay oo qabiil uusan ka maqneen, inkastoo ay tahay nasiib daro inuu qabiilka sacadka ah iyo qabiilka cumar-maxamuud ay sheegtaan soomaali maxaa yeelay waa dadka ugu badowsan Soomaalida uguna Foosha xunxun waase nasiib daro iney yihiin soomali, waxaan idinleeyahay midnimo dhamaan soomaalida oo dhan xataa kuwa aan kor ku sheegay foolxumayaasha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Pround To be Dhuloos Girl

Tuesday, February 20, 2001 - 06:05 am
Hi alll

Waxaan halkana kala hadalaya dhamaan dadka meesha ka caytamya, wiil ceyr and warma jaanle, qure hater"s guys dhamantiin ma ragbaa tihiin mise dumar ,sabatoo aha waxada u hadlaysaan sida dumarka.Lord have mercy 11 years baan dowlada laan hayane somalia is raaci lahyda baa keentane maxa ka dhexaya dhuloos and H/gidiir i'm dhuloos girl and i'm pround to be somalia.
Somalia nimo waxaa ogol waxaa ka jira dhuloos wali goodana cidna gardaro kuma magaan isaaaaaaaq waxaye raaban ineey somalia kala saraan laakin dhuloos noppppppppp sabata taas ayaan H/gidir and dhuloos isku keentey i don't wann say somethink bad about mj becouse my grand mom is mj...but they lil bit jeluuse. Wiil ceyr maxaa adiga laga wase adiga lagu wase faget gabdha dhulooska afkaaga qurmuun ka bix nacase fooqal nacas, u are absolutely wrong about date who is gone date ya dream onnnn loser. nigga please don't even go their aiight i never date H/gidir dude aiight mybe dhuloos girl baa jaqiiiiiiiiii kaaga dhiigtey jelouse foqala jelouse.To all haters go to hellllllllll somalida nimo jecele ha is caraado aamin aaamin aamin aamin.

idileyyyyyyyyyyyyyyyy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Saturday, March 24, 2001 - 08:02 pm
naaga dhaadheeroo dhuudhuubanoo dhilooyin ah baa dhulkii soo galay.
war dhulbahante waa naagihii h/gidir
mj iyo isaaqna waa yuhuud

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.